Faysbuug waa shirkad weyn oo ka howlgasha bar-internet iyo bar bulsho u adeegta bulsho badan oo ku dhaqan meelo badan oo caalamka ah.
Shirkada Wejibuug waxaa xarunteeda ugu sareeysa ku taalaa Menlo Park, kalifornia. Shirkadani waxaa la aasaasay Febraayo 4, 2004, waxaana fikrada iska lahaa dhowr dhalinyaro ah oo ka mid yahay Mark Zuckerberg, Eduardo Saverin, Andrew McCollum, Dustin Moskovitz, iyo Chris Hughes.
Nooca | U dhexeeya dadka |
---|---|
ka ganacsaday sida |
|
ISIN | US30303M1027 |
Shirkada | Internet |
La aasaasay | Febraayo 4, 2004 |
Aasaasaha |
|
Xarunta | , |
Meelaha loo adeegsaday | Maraykanka (2004–2005) Caalamka oo dhan, marka laga reebo wadano dhowr ah (2005–hada) |
Dadka muhiimka ah | Mark Zuckerberg (Gudoomiye) Sheryl Sandberg (Sarkaalka maamulka) |
Tirada inta ka shaqeeso | 18,770 (March 31, 2017) |
kaabayaasha | Instagram Facebook Messenger Oculus VR |
Website | [[[:Template:Wdib]] ] |
Facebook waa bog wada xaajood ah, oo ka heli kartid saaxiibo cusub. 250.000 oo dad cusub ah, ayaa is daiwaangaliyo maalin kasto, soomaali gaareeso in ka badan Malaayin wey isticmaalaan. facebook waxaa laga leeyahay dalka Maraykanka, markii hore waxaa soo alifay, yar mareykan ah, oo la dhoho (Mark Zuckerberg), kadib neh Microsoft ayaa xoogaa ka gadatay, in kastoo (Mark Zuckerberg) oo diiday in oo wada gado bogga. facebook qiimo waxoo ku fadhiyaa oo gaareeso, lacag billion oo dolarka mareykanka ah. facebook waxaa la aas aasay 2004 dadka isticmaala waxaa lugu qiyaasaa 1 bilyann wadamada pakistan,iran fidnam siriya iyo chine ayaa joojiyay isticmaalka.
Facbook waxaa la sheegay in uu ka qayb qaatay kacdoono badan oo ka dhacay wadamada carabta oo qaarkood xukun ka looga tuuray madaxdii dalalka carbeed qaarkood. soomalidu bilowgii facbook ga ma aysan isticmaali jirin balse waxii ka danbeyay 2009 ayay aad ugu soo biireen isticmaalka aalada facbook ee casriga ah.
Wiki Commons waxee heysaa war la xiriiro: |
This article uses material from the Wikipedia Soomaali article Faysbuug, which is released under the Creative Commons Attribution-ShareAlike 3.0 license ("CC BY-SA 3.0"); additional terms may apply (view authors). Content is available under CC BY-SA 4.0 unless otherwise noted. Images, videos and audio are available under their respective licenses.
®Wikipedia is a registered trademark of the Wiki Foundation, Inc. Wiki Soomaali (DUHOCTRUNGQUOC.VN) is an independent company and has no affiliation with Wiki Foundation.