Canuuni

Canuuni (Af Ingiriis : Annona; Af Carabi : ar‎) waa nooc ka mida dhirta ubaxa leh ee la beerto, wuxuu ka midyahay bahda (pawpaw/sugar apple) wuxuu ka baxaa wadama kulul, geedkaan ayaa wadamba uu magac u yaqaanaa wuxuuna leeyahay noocyo badan.

Canuuni
Canuuni
canuuni
Kala soocida cilmiga ah
Boqortooyo: Plantae
(darajo la'aan): Geed ubaxley
(darajo la'aan): Magnoliids
Dirka: Magnoliales
Bahka: Annonaceae
Duulka: Annona
Noocyada: A. × atemoya
Magaca laba-geesoodka ah
Annona × atemoya
David Mabberley Mabb.

Geedkaan ayaa noocyo badan leh waxaa ka mida:

Noocyadiisa

Tilmaan

Geedka ayaa ka mida bahda saytuunka geedka soomaalidu u taqaan, jirida canuuniga caadka iyo sayntuunka ayaan la kala saari karin, miraha canuuniga ayaa dabo balaaran iyo af dhuuban leh, korku waa xuub jilicsan misana cagaaran oo kurtumo leh, ubucda ama hilibka gudaha waa cadaan, mirihiisuna waa madow, dhadhankiisu waa macaan wata dhanaan yar.

Miraha Caadka ayaa Canuuniga kaga duwan inay wreegsanyihiin oo kurtumihii fiiqnana aysan lahayn iyo inuu ka macaanyahay canuuniga dhadhan ahaan,

xanuunada ku dhaca 


Tixraac


Tags:

Canuuni NoocyadiisaCanuuni TilmaanCanuuni xanuunada ku dhaca Canuuni TixraacCanuuniAf CarabiAf Ingiriis

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

HTMLDowlad HooseSalaaxudiin al-AyyuubiDawladii faadumiyiintaTogdheerWasaaradda Gaashaandhigga SoomaaliyaTulibMale AwaalBuuriKiilomitirBuurta DaaloLiiska magaalooyinka SoomaaliyaKaabayaalMaalinta DhulkaWasaaradda Waxbarashada SoomaaliyaAxmed FaaraxAdoonBiciideGedoQandalaCurudka SamaroobInternational Standard Book NumberBahabar cabdalePornhubXafsa bint CumarSoolSuudaanLacagYuhuudaLiinAbriilCaadleyLaylkaseSomaliaXiman & xeebGobolada SoomaaliyaQur'aanCabdullaahi CiiseMagaaloIiraanDagaalkii Dunida KowaadGobolada SomalilandBeesha BahoBadweynta HindiyaBareJacaylNelson MandelaFirefoxLiin dhanaanDucooyinka galista SuuligaRaxanweynMaxamuud hartiShilin SoomaaliGaaljecelBooramaHabar JecloCabdulaahi bin mascuudTaariikhda MasarXasan ganayCumar DhuuleNebi Aadam C.SMaydhWikimediaCuntoWadamada AfrikaMarinka GazaAbooreeyBaargaalMaakhirWabiga JubbaGalinsoorBeesha hilibi daarandooleLiiska Afhayeenada Baarlamaanka SoomaaliyaXamaaratoBarcelonaNabi Yaxye C.S.🡆 More