Faysbuug

Faysbuug waa shirkad weyn oo ka howlgasha bar-internet iyo bar bulsho u adeegta bulsho badan oo ku dhaqan meelo badan oo caalamka ah.

Shirkada Wejibuug waxaa xarunteeda ugu sareeysa ku taalaa Menlo Park, kalifornia. Shirkadani waxaa la aasaasay Febraayo 4, 2004, waxaana fikrada iska lahaa dhowr dhalinyaro ah oo ka mid yahay Mark Zuckerberg, Eduardo Saverin, Andrew McCollum, Dustin Moskovitz, iyo Chris Hughes.

Faysbuug
Faysbuug
Nooca
U dhexeeya dadka
ka ganacsaday sida
  • NASDAQ: FB
  • NASDAQ-100
  • S&P 100
  • S&P 500 Index
ISINUS30303M1027
ShirkadaInternet
La aasaasayFebraayo 4, 2004; 20 sanadood ka hor (2004-02-04)
Aasaasaha
Xarunta,
Meelaha loo adeegsaday
Maraykanka (2004–2005)
Caalamka oo dhan, marka laga reebo wadano dhowr ah (2005–hada)
Dadka muhiimka ah
Mark Zuckerberg
(Gudoomiye)
Sheryl Sandberg
(Sarkaalka maamulka)
Tirada inta ka shaqeeso
18,770 (March 31, 2017)
kaabayaashaInstagram
Facebook Messenger
WhatsApp
Oculus VR
Website[[[:Template:Wdib]] ] 

Hordhac

Faysbuug 
Facebook

Facebook waa bog wada xaajood ah, oo ka heli kartid saaxiibo cusub. 250.000 oo dad cusub ah, ayaa is daiwaangaliyo maalin kasto, soomaali gaareeso in ka badan Malaayin wey isticmaalaan. facebook waxaa laga leeyahay dalka Maraykanka, markii hore waxaa soo alifay, yar mareykan ah, oo la dhoho (Mark Zuckerberg), kadib neh Microsoft ayaa xoogaa ka gadatay, in kastoo (Mark Zuckerberg) oo diiday in oo wada gado bogga. facebook qiimo waxoo ku fadhiyaa oo gaareeso, lacag billion oo dolarka mareykanka ah. facebook waxaa la aas aasay 2004 dadka isticmaala waxaa lugu qiyaasaa 1 bilyann wadamada pakistan,iran fidnam siriya iyo chine ayaa joojiyay isticmaalka.

Sharaxaad

Facbook waxaa la sheegay in uu ka qayb qaatay kacdoono badan oo ka dhacay wadamada carabta oo qaarkood xukun ka looga tuuray madaxdii dalalka carbeed qaarkood. soomalidu bilowgii facbook ga ma aysan isticmaali jirin balse waxii ka danbeyay 2009 ayay aad ugu soo biireen isticmaalka aalada facbook ee casriga ah.

Sidoo kale fiiri

Xigasho

Faysbuug 
Wiki Commons waxee heysaa war la xiriiro:

Tixraac

Tags:

Faysbuug HordhacFaysbuug SharaxaadFaysbuug Sidoo kale fiiriFaysbuug XigashoFaysbuug TixraacFaysbuugBar-internetKaliforniaMark ZuckerbergShirkad

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

Habar YoonisXarafDoorashooyinka SomalilandHeerkulIngiriiskaFinlandItoobiyaSadaxleeyNuurudiin zankiBaargaalAf SoomaaliAduunkaXasan Aadan SamatarJamaykaSaruurCusmaan bin CafaanHartiAmber RoseKaaraanDiyaarada SoomaaliyaMiddle ShabelleYemenAbokor muuseDhoobleySuufiKhaalid bin WaliidIngiriisBlackpinkYugandhaSaliid MacsaroBakistaanLiiska Afhayeenada Baarlamaanka SoomaaliyaShimbirRoobSoomaalilandMaahmaahTansaaniyaTaariikhda SaxaabadaQajaarAxmed Binu XambalGarxajisGolweynKangarooTalyaanigaJuqraafiga SoomaaliyaCiidanka Badda SoomaaliyaSoomaalidaYurub10-ka saxaabi ee Janada loogu bishaareeyayHadalSaliidXHamsterImaam Axmed GurayQabiilada Soomaalida2007WikiBahabar cabdaleBogga HoreBuluug (teknooloji)BariireCeelbacadSalaajiqada waaweenBeesha hilibi daarandooleSeediISO 4217UdeejeenMagaalooyinka MaraykankaIsgaarsiintaLiiska Jaamacaddaha SoomaaliyaSalaaxudiin al-AyyuubiXadhig xabsiBaalcad absameXoghayeJaamacada CarabtaSoomaaliya🡆 More