Wiki Soomaali

Insaykalobeedhiya xorta ah e qofwalbana wax ka bedeli karo

Ku soo-dhawoow Wiki

Wiki Soomaaliga waxaa ku jirta 7,978 maqaal, Hubi gaarista ama habka mobilka
Maanta waa
Jimcadda
24 Mey

2024 M


17 Dhu al-Qi'dah 1445 H

Link=Wikipedia:Maqaallo Xul Ah Maqaal Xul ah
Bogga Hore

Cuf is-jiidad (ingiriis: Gravity) waa awood dabiici ah oo aan la arki karin oo aan la maqli karin laakiin la dareemi karo. Garaafiti waa awoodda ay yeeshaan sheyyadda miisaan oona ku heysa dhulka. Tusaale ahaan haddii aad shey kor u tuurtid hoos ayuu u soo dhacayaa. Waxa sababa in shey walba oo kor loo tuuro uu hoos ugu soo dhaco waa awooda la yiraahdo Cuf is-jiidad ayaa hoos u soo jiidata. Sheyyada waaweyn ee dabiiciga ah sida dhulka, dayaxa, qorraxda iyo xiddigaha waxey leeyihiin awood Cuf is-jiidad la yiraahdo oo wixii u soo dhawaada wey soo jiitaan.

Sheyyada waaweyn ee dabiiciga ah sida dhulka, dayaxa iyo qorraxda way kala Cuf is-jiidad badan yihiin. Mid ba' midka uu ka weyn yahay wuu ka Cuf is-jiidad badan yahay. Tusaale ahaan awooda Cuf is-jiidad ee uu dhulka leeyahay waxey ka xoog badan tahay awooda Cuf is-jiidad ee uu dayaxa leeyahay sababtoo ah dhulka ayaa ka weyn dayaxa. Awooda Cuf is-jiidad ee ay qorraxda leedahay waxay ka xoog badan tahay tan dhulka uu leeyahay sababtoo ah qorraxda way ka weyn tahay dhulka.

Dayaxa wuxuu ku meereystaa dhulka oo waxaa soo jiita Cuf is-jiidad dhulka. Dhulka wuxuu ku meereystaa qorraxda oo waxaa soo jiita Cuf is-jiidad qorraxda. (SII AQRI)

Link= Waa maxaay Wikipedia ?
---Qaabka aad wax uga bedeleyso FG. Luqada waa english

Wiki (loogu dhawaaqo ˌwiˑkiˈpidi.ə). Waa bar laga helo Web-ka oo ah Qaamuus qoran. Waxaa qorey dad iskood ugu qora luuqadadooda oo aan dawlad ama haayadi diran. Qofkwalba oo guriga khatka internetka ku heysta, yaqaanana sida loo isticmaalo wuu ka qeybqaadan kaaraa Qaamuuskan oo sidii cilmi Soomaaliga ku qoran loo soo gelin lahaa halkan. Arintan oo la bilaabay 2001 Ingiriiskuna (english) ugu horeysey ayaa waxaa ku xigey luuqado badan oo kuwa ugu waaweyn ay yihiin Jarmal , Faransiis , Isbanish iyo Talyaani.

Taariikhdu markii ay ahayd 18/01/2012 ayaa waxa hawada ka baxay wikipedia laakiinse isla maalin ka bacdiba waa ay ku soo noqotay hawada.

Wararka WikiDhacdooyinka Hadda iyo dheeraad...

Link=Wikipedia:Hooyga Maqaal abuur

Link= Sawirka Maanta

Template:Sawirka Maanta 24 Mey

Link= Soo Bandhig Sawirkaada Xulka ah

Link= Xusuusta Wikipedia
Maanta Oo Kale
Taariikhdu Maata Waa 24 Mey 2024 Isuduwaha Waqtiga Caalamiga (UTC) – Hagaaji Bogga

Template:Maanta Oo Kale 24 Mey

Xusuusta dhacdooyinka maanta Template:Dhacdada Maalinta 24 Mey

Xusuusta Dhacdooyinka Maanta :

Kuwa ugu muhiimsan Xusuusta dhacdooyinka sanadkaan - Maalmaha sanadkaan oo dhan

Link= Maahmaahyo
    waxaa la yiri aqoon la'aan waa iftiin la'aan

maahmaayada oo dhameystiran

Qeybaha maqaalada Wikipediaha
Bogga Hore
Cilmiga aanan sayniska ahayn

Cilminafsi · Taariikh · Luqadaha · Cilmiga bulshada 

Bogga Hore
Siyaasad iyo bulsho

Ganacsi · Waxbarasho · Joornaalo · Gaadiidka · Beeraha · Dagaalada · Caafimaadka · Dowladaha

Bogga Hore
Diin

Diimaha · Mutolojiyada

Bogga Hore
Hiddo iyo dhaqan

Gabayada · Filimaanta · Muusig

Bogga Hore
Saynis

Bayoloji · Fiisigis · Kimisteri · Juquraafi · Xisaab · Cilmidayax . Xiddigis

Bogga Hore
Teknooloji

Elektaroonig · Internet · Kumbuyuutarada

Bogga Hore
Ciyaaraha iyo madadaalada

Teleefishinka · Ciyaaraha

Bogga Hore
Kuwa kale

Kalandar · Shaqsiyadaad · Waqti

Mashruucyo qaraabo la'ah Wikipedia
Wiki waxaa maamula urrur aanan faa'ido raadinnin oo ah Urrurka-Wiki, kaasoo maamula mashruucyokale oo xor ah kuna saleeysan luqado kala gedisan:
Bogga Hore WikiQaamuus
Qaamuus
Bogga Hore Wikikirjasto
Buugaag bilaash ah
Bogga Hore Wikisitaatit
Sitaattikokoelmia
Bogga Hore Wikiaineisto
Vapaiden tekstien arkisto
Bogga Hore Wikispecies
Lajien luettelo
Bogga Hore Wikinews
Warrarka
Bogga Hore Commons
Feylasha guud
Bogga Hore Meta-Wiki
Hagida guud ee mashruucyada Wiki

Wikipediyahaan waxaa ku qoran Af-Soomaali. waxaa la bilaabay 2001, hadda waxaa ku jirto in kabadan 7,978 oo maqaal. Luqadaha kale oo ugu waa weyn hoostaan ee ku tixanyihiin

All

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

Jamhuuriyadda Dimuqraadiga SoomaaliyaAroosSalaajiqada waaweenLisaQamadiGeedaha caankaah ee SoomaaliyaDumarBeesha Aw saciidUstareliyaDaa'uud XirsiAyaanle cayrQabiilJubalandMuscab bin cumeyrDabareJarmalkaGeri koombeWarshada Sonkorta ee JowharMuxamad Al-faatixOgaadeen (beel)Ururka Iskaashiga IslaamkaWeedhWabiga ShabeelleSaaxilWabxoBoosaasoGaalkacyoLiska Salidka MawduucyadaCiidanka Qaranka SomalilandCalanka SomalilandBeerYemenJagada Madaxwaynaha SomalilandGarsoorka SoomaaliyaAw qudubTurkigaKoonfur AfrikaIsgaadhsiinta SoomaaliyaReer BaraaweItem songDhagaxtuurBeesha Habar CafaanSuudaanTsukasa AoiBadweynta BaasifigaMaxamed TubeecCiidanka SoomaaliyaSiilAsharaafFarxiya FiskaAbdirahman MuuseXikmada Nolosha iyo FarxadaDagaalkii Labaad ee AduunkaCalanka ciraadKoonfur KuuriyaIngiriiskaQoryooleyDareereGarreQaramada MidoobayBurundiHabar ejiMaxamed FadalDiiwaanka Abwaanada SoomaaliyeedIslaamMaskaxTaariikhda SaxaabadaSoolBaxraynQur'aanSaliid MacsaroMaahmaahShirkada Isgaariinta HormuudMusuqmaasaqAadan Yabaal🡆 More