Baay

Bay waa gobol ka mid ah Gobollada Soomaaliya, wuxuuna ku yaallaa bartamaha koofur-galbeed.

Bay
Gobolka Bay ee [[|]]
Caasimada Baydhabo
Weyninka 35 156 km²
Shacabka 1 106 000 (2007 [1])
isku dhawaan 31,46 inh./km²
Bogga internetka '
Baay

Gobolka Bay wuxuu xuduud la leeyahay gobollada kala ah Bakool, Gedo, Hiiraan, Jubbada Dhexe iyo Shabeelaha Hoose. Magaalamadaxda gobolka Bay waa Baydhabo, waxay magaalamadaxda Soomaaliya ee Muqdisho u jirtaa 256 km oo ay kaga aaddan tahay dhinaca waqooyi-galbeed. Magaalada Baydhabo waxay horey xarun kumeelgaar ah u ahayd Dawladda kumeelgaarka ah ee Soomaaliya. Gobalka Bay wuxuu kamidyahy Gobollada aad ugu dheereya wax soo saarka beeraha sida Digirta, Misagada, Galeyda IWM. Gobolka Bay waxaa si doo kale ugu dheereeya soo saarka caanaha taas oo sababtey inuu Gobollka Bay uu noqdo Gobollad ugu Raqiisan caanah. Gobbalka Bay waa meesha ugu fiican ee Quraanka kariimka lagu barto Soomaaliya.

Oceanmedia.so

  • Gobolka baay wuxu ka koobanyahay 7 degmo
  • Baydhabo
  • Buur Hakaba
  • Diinsoor
  • Yowkooyow
  • Qansax Dheere
  • Berdaale
  • Ufurow

Tags:

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

Abokor muuseCiidanka Cirka SoomaaliyaDagaalkii ciraaq iyo iiraanCarab SaalaxMagacAdhiWaqooyiga SoomaaliyaGalbeedDabqaadDayniileKalandarka MiilaadigaReer galbeedIiraanShilin SoomaaliGobolada SoomaaliyaSurre (beel)JijeeleBiyo kululeHowraarsame AmaanreerBalidhiigBadweynta AtlaantikBarasiilSacuudi CarabiyaWabiga ShabeelleMadhibaanNebi Maxamed c.sBiciideSaldanadii AjuuraanAf-SoomaaliMasarAayadKhilaafada IslaamkaCeelafweynIngiriiskaMaraykankaImbiraadooriyada biriizandaSheekh Yuusuf Al KawnaynGobolada MidoobayDagaalkii Labaad ee AduunkaRee XasanAbaarCanabXasan Sheekh MaxamuudHabar JecloSacad bin mucaadGiinya-BisawAlaskaTakfiXuseen Bin Cali Bin Abii DaalibCayr (beel)QamadiLambarShiribCali WarsameSuug (qori)Nabi Yaxye C.S.Ibrahim WasugeyareAdolf HitlerKubadda CagtaNebi Aadam C.SXasanMeheriHeerkulLisaSuugaanta Reer AlmisShibisCalanka SomalilandTiinleMooracaseWarshadMasagoAf IngiriisDhaga yare (geed)BardhereShawaalBayazid koowaadCanuuni🡆 More