Biimaal

Bimaal ama Bimale, magaca saxda: Jamaal, (Af Ingiriis : Bimal; Af Carabi : ar‎) sidoo kale loo yaqaano Beesha Biimaal , Jamal or Beesha Jamal, waa beelweyn ka tirsan qabiilada Soomaalida taasi oo juquraafi ahaan degta deegaano ku yaala Geeska Afrika.

Biimaal
بنو جمال
Meelaha ay ku badan yihiin
Biimaal Soomaaliya 840,930
Biimaal Itoobiya 1,540,000
Biimaal Kenya 20,200
Biimaal Ingiriiska 5,274
Luqada

Af-Soomaali

Diinta

Sunni Islam, Suufi, Ahle Quran

Dadka ay dhalyo wadagaan

Isaaq, Gadabuursi, Ciise, Dir iyo qabiilo Soomaali kale

Hordhac

Biimaal waa beelo ka mid ah beelaha Dir, kuwaasi oo dega koofurta ıyo galbeedka wadanka Soomaaliya. Beesha biimaal waa boqortoyada kalii ee dagaal lagashay talyaniga konfurta soamlia. Beesha Biimaal waxeey degtaa Gobolka Shabeellaha Hoose iyo Gobolada Jubbada Hoose iyo Jubbada Dhexe, ethiopia ( Qoraxeey,nusdariiq, Kabtinur, qabridahar, jarati, doolow emeey) Kenya, Bangal,girifto qoofto, buura, Hoolaa.tanariver Shabeellaha Hoose Magalad Casimada marka,Janaale,Qoryooley,awdheegle,waagadi. mushani.sablaale,Degmad Raaxoole EX.N50 iyo Degmada Baraawe,Buulo Mareer,Galweyne,Ceelwaregoow,Muuri,Lanta Buur,Shalaanbood iyo Gaywaroow.

Dir

Dir magaca saxda ah: Abukar waa beelweyn ka tirsan qabiilada Soomaalida taasi oo juquraafi ahaan degta afar wadan oo ku yaala Geeska Afrika. Beesha Dir waxaa laga helaa dhamaan deegaanada Shanta Soomaaliyeed kuwaasi oo kala ah: Djibouti(ahaan jirtey: French Somaliland(1)), Soomaaliya(ahaan jirtey: British Somaliland(2) iyo Italian Somaliland(3)), wadanka Kenya, Gobolka Waqooyi Bari(4) iyo dalka Itoobiya, deegaanka Soomaali Galbeed, iyo sidoo kale Deegaanada Oromia iyo deegaanka Canfarta(5).

Sidoo kale fiiri

Tixraac

Biimaal 
Wiki Commons waxee heysaa war la xiriiro:

Tags:

Biimaal HordhacBiimaal Sidoo kale fiiriBiimaal TixraacBiimaalAf CarabiAf IngiriisBeelaha SoomaalidaGeeska AfrikaSoomaali

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

RamadaanMaroodi JeexDagaalkii soomaalia iyo itoobiyaSaynisAK-47QuracAf SoomaaliSaambiyaHabar ejiSaldanada GelediIsniinTaariikhda SaxaabadaBurcoBegediGoobweynMagacyada SoomaaliyeedIiraanWebiyadaOgadenCiid al-FitrDhirBisha RamadanHabdhiska DheefshiidkaWarshada Dharka ee BalacadGanacsiMacluumaadka TeknolojiyaddaDerriHeerkulDubayAlleMaxamed gorgaateMia KhalifaGuurSoomaalilandCali WarsameGarxajisKoonfur GalbeedKumbuyuutarCabdirashiid SharmaarkeGabayCuriye kimikoBilShillin (dulin)Jagada Madaxwaynaha SomalilandHawaayXasanWoqooyiga AmeerikaItoobiyaShabeellaha DhexeCarabiAfareeyXarardheereGudniinka FircoonigaOlivia RodrigoBoqortooyadii DarawiishBogga HoreImaaraatka CarabtaWacbuudhan AbgaalMadiinaCanfarMeereAljeeriyaMaahmaahWebiga MississipiAw qudubGoogleGuineaUdeejeenMidowga SofiyetCiidanka Qalabka Sida ee SomalilandSuugaanta SoomaalidaDigirDekadaha SoomaaliyaMadhibaan🡆 More