Suudaan

32°31′59″E / 15.63306°N 32.53306°E / 15.63306; 32.53306

Jamhuuriyada Suudaan ee Carabta waxa la bedely magaicii hore ee suudaan kadib markii Koonfur Suudaan ay ka goday waqoogiyiga Suudaan, wadankani waxa uu ku yaalaa Woqooyiga Afrika. Waxaa soo gumeestay gumeestihii ingriiska. Wadanka Suudaan mar waxa uu ahaa wadanka ugu ween afrika, waxoona xuduud la leyahay wadamada Masar, Libiya, Tchad, Itoobiya, Eratareya. Wadanka Suudaan waxoo kala go'ay taariikhda marka ee ahayd 9 Luuliyo 2011. Suudaan waxee markeeda hore xornimo ka heshay gumeestihii ingriiska sanadka marka oo ahaa 1956dii, isla markaas neh wadanka waxoo ku biiray QM,waxaana xukumada qaaday xukumad militari ah oo markaa rabtay in ee wadanka ku xukunto diinta islaamka. Sanadka marka oo ahaa 1972dii ilaa 1982 Suudaan waxaa ka socday dagaalka aduunka ugu foosha xun oona ugu dheer qaarada Afrika. Dagaalkaas waxoo u dhaxeeyay waqooyiga Suudaan, oo ah meesha ee caasimada ku taalo, oona ah meesha ugu badan muslimiinta iyo Koonfurta suudaan oo ah meesha karishtaanka ugu badan oona leh saliid. Wabada qeebood waxee hishiis rasmi ah kala gaareen, taariikhda markii ay aheyd 9ka Janaayo 2005.

Jamhuuriyadda Suudaan
جمهورية السودان
Jumhūrīyat as-Sūdān
Suudaan Suudaan
Hal ku dheg: النصر لنا (Af-Carabi)
"An-Naṣar li-nā"
"Victory is ours"
Heesta qaranka: 
  • نحن جند الله جند الوطن
Location of Suudaan (red)
Location of Suudaan (red)
Location of Suudaan (red)
Magaalo madaxKhartuum
15°38′N 032°32′E / 15.633°N 32.533°E / 15.633; 32.533
Magaalada uguwayn Omdurman
Luqadaha rasmiga ah
Xukunka
 -  Madaxweyne Abdel Fattah Abdelrahman Burhan
 -  Madaxweyne ku xigeen Vacant
Askunka
Baaxad
 -  Guud ahaan 1,886,068 km2 (16th)
728,215 sq mi 
Tirada dadka
 -  2016 Tirakoob 39,894,000 (disputed)  (40th)
 -  Mugga Dadka 16.4/km2
42.4/sq mi
Wax soo saar (PPP) 2012 qiyaastii
 -  Guud ahaan $85.272 billion (2022)
 -  Qof qof $2,545
Wax soo saar (Iskaga magacaaban) 2022 estimate
 -  Guud ahaan $25.941 billion
 -  Calaa qof $1,789
Qaybsiga (2009)35.3 (medium)
Kobaca (2011)Management:favri limited liability company Location:muqdisho somali 0.408 (low / 169th)
Lacagta Suudaan pound (SDG)
Waqtiga Waqtiga Bariga Afrika (UTC+3)
 -  Xagaa (DST) not observed (UTC+3)
Wadista Baabuurta midig
Thiinada telka +249
Furaha Internetka .sd, سودان.
Suudaan
Suudaan
cunnto Sudan
Suudaan
Vista dau centre de Khartom.
Suudaan
Suudaan
Suudaan

Taariikh

Suudaan waxee ka midtahay wadamada ugu horeeyay oo islaamka soo maray, gaar ahaan dhinaca saxaarada ee waqooyiga Suudaan. wadanka waxaa soo galay Ajanabi carab ah, isla markaas neh ee ka midnoqdeen dadkii horay u degenaa jiray Suudaan, waxeena diinta ku sii faafiyeen ilaa koonfurta Suudaan.


Un Tiroka- 506

Boqolkiiba IMF

  • 0.04%


Xubin

Waddnmaha deggaan Sudan

[].


  • Suudaan  China: P.R.China:500+;

[].

Waqtigii Gumeesiga

Sanadka marka oo ahaa 1820 ilaa 1822dii, dhul ka mid ah Suudaan waxaa qabsaday wadanka Masar, isla markaas neh waxaa la sameeyay magaalada Khartuum. Sanadka marka oo ahaa 1881dii, waxaa dhashtay Maleeshiyada Mahdi, kuwaas oo ka soo horeejaday ama eediidanaayeen gumeestiyaashii masar iyo ingriiska. Maleeshiyadaas waxee sameesatay wadan u gooni ah, isla markaas neh waxee caasimad kadhigteen magaalada Omdurman. Wadankaas waxoo jiray ilaa 1898dii, isla markaas neh waxaa qabsaday gumeestihii ingriiska oo ku guulestay dagaaladii ee kula jireen.

Dhaqaale

Suudaan dhaqaaleheeda kor ayoo u socdaa ayada oo la ganacsato wadamada shiinaha, jabaan, sacuudi carabiya, imaaradaka carabta iyo masar. Suudaan waxee soo saartaa saliid oo laga keeno koonfurta suudaan iyo shidaal. Dahab iyo waxyaabo badan neh wee sameesaa, lacagta ee suudaan hesho 100kiiba 50 waxee ku baxdaa militari.

Shacabka

Suudaan waa wadan oo ajnabi aad u badan ku nool. waxaa lagu hadlaa luqado gaareeso ilaa 110 luqadood, dadka waxaa loo kala qeebiyay waqooyi oo ah meesha ee carabta iyo Nubianka degentahay iyo dhaxbartanka ilaa koonfurta neh waa dad wada ajnabi ah oo aad u kala duwan.


Sido Kale fiiri


Tags:

Suudaan TaariikhSuudaan Un Tiroka- 506Suudaan Boqolkiiba IMFSuudaan XubinSuudaan Waddnmaha deggaan SudanSuudaan Waqtigii GumeesigaSuudaan DhaqaaleSuudaan ShacabkaSuudaan Sido Kale fiiriSuudaanGeographic coordinate system

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

RoobDegoodiCiidanka Badda SoomaaliyaAf-maldahaAbuu Dar AlghafaariCiyaarahaDawladii CabaasiyiintaMuuse BiixiSaalax NaajiHilibi MaxamedMaxamed MoogeEratareyaSacad MuuseJabuutiSaldanada GelediInternetYuhuudaUraanoMasagoMaxamed CawaaleDoja CatMaxmuud SangubItoobiyaDagaalkii sokeeye ee SoomaaliyaSoomaalilandJaamacadda Nile university of science and technologyNabiyada iyo Rususha Qur'aanka lagu sheegayFanaaniinta SoomaaliyaCiid al-AdxaaToljecleWorld Wide WebBeesha BahoCanuuniFaysbuugCumar DhuuleMidowga UmadahaYaaqshiidHeesta qarankaSaldanadii AjuuraanBeesha Habar CafaanJaandiBooramaIskuqaybinLahjadaha Af SoomaaligaLoobageCuntoReeryoonisNafIsgaarsiintaHilibGarjante gardheere samaaleDegmooyinka Gobolka BanaadirShambayGelediBeesha reer maxamed Maxad caseJuqraafiga SoomaaliyaLubanHonjo SuzuDudubleWacbuudhan AbgaalIsmaaciil MireMaxamuudsaleebaanKhadra CigeWayback MachineDaguuroMuraad labaadAwrtableKayseriGeedMaamulgoboleedka SoomaaliyaKaaraanTeluriyaamCabdicasiisQoraaAw-dhuleedka Afrika🡆 More