Beesha Muuse Abokor waa beesha ugu badan Habarjeclo oo ah 2/3 waana beel balaadhan oo 5 gobol oo somaliland ah degta, Togdheer, Saaxil, Sool, Saraar, iyo Sanaag, Waana beesha ugu deegaanka badan Somaliland.
Muuse Abokor wuxuu soohdin la leeyahay MUUSE ISMACIIL iyo Muuse Arreh (HY) dhinaca waqooyi-bari, sidoo kale waxay soohdin la leeyihiin Dhulbahante dhinaca bariga iyo dhinaca konfuur-bari, ugu danbeyn m Habar Awal (ciise muuse) oo dhinaca dhinaca galbeedka.
Meelaha ay ku badan yihiin | |||||||||
---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|
| |||||||||
Luqada | |||||||||
Diinta | |||||||||
Dadka ay dhalyo wadagaan | |||||||||
Maxamed Abokor, Samane abokor, Cumar Jibriil iyo tolka kalee ee beesha Habarjeclo |
Reeraha ugu waaweyn:
Muuse Abokor wuxuu u kala baxaa 14 reer oo kala ah:
Sheikh Ishaaq Bin Ahmed (Sheikh Ishaaq) Muuse Isaaq (Habarjeclo)
Beeshu waxay degta dhulka ugu baladhan somaliland waxana ka mida ah min laga bilabo berbera ilaa xiis oo ay u dhaxayso ku dhowad 500km sidoo kale laamiga teedsan burco ilaa ceerigaabo sidoo kale laamiga gobolka sool aada iyo deegaan kiisa oo dhan ilaa guumays.
Siday u kala degan yihiin
Beelaha maxamed yoonis iyo bahmajeelo waxay gebi ahaan degan yihin gobolada saaxil iyo togdheer, beelaha cismaan yoonis, cali barre, maxamed bare iyo qaybo kamida reer iidle waxay degan yihin gobolka saraar iyo sool, beelaha uduruxmiin, idarays, bahsanbuur, axmed faarax, reer buraale yoonis waxay degan yihin gobolka sanaag iyo sido kale saaxil.
saraar sool saaxil sanaag togdheer iyo wadamada ethiopia, kenya iyo somalia .
Halgamaa
Siyaasiyiinta ugu caansan waxa kamida :
Fanaaniinta waaweyn:
Qaar ka mida Culimada ugu Caansan:
Sidoo kale waxa jira suldaano ay leeyihiin beelaweynta muuse abokor Sida:
Suldaanka reer iidlaha, suldaanka cali baraha, suldaanka uduruxmiinka.
This article uses material from the Wikipedia Soomaali article Muuse Abokor, which is released under the Creative Commons Attribution-ShareAlike 3.0 license ("CC BY-SA 3.0"); additional terms may apply (view authors). Content is available under CC BY-SA 4.0 unless otherwise noted. Images, videos and audio are available under their respective licenses.
®Wikipedia is a registered trademark of the Wiki Foundation, Inc. Wiki Soomaali (DUHOCTRUNGQUOC.VN) is an independent company and has no affiliation with Wiki Foundation.