Qabiil Ciise

Ciise (Af Ingiriis : Issa, Af Carabi : ar‎) waa qabiil ka tirsan Beelaha Dir, ee Dadka Soomaalida.

Qabiilka Ciise wuxuu degaan ku yahay wadanka Djibouti, meelo ka mid ah gobolka Awdal ee waqooyiga SomaliaSomaliland, iyo deegaanka Shinile ee Soomaali Galbeed wadanka Itoobiya.

Ciise
Issa
عيسى
Sheikh Issa Tomb.png
Qabriiga Sheekh Ciise
Meelaha ay ku badan yihiin
Qabiil Ciise Jabuuti
 Somalia
 Somalia
Qabiil Ciise Itoobiya
Qabiil Ciise Ingiriiska
Qabiil Ciise Kanada
Qabiil Ciise Holland
Qabiil Ciise Faransiiska
Luqada

Af-Soomaali, iyo Af-Faransiis

Diinta

Islam

Dadka ay dhalyo wadagaan

Gadabuursi, beelaha kale Dir iyo Beelaha Soomaalida

Hordhac

Qabiil Ciise 
Qolxad Waxaa caadi ahaan loo isticmaalo in dhacdooyinka dhaqanka, sida qoob, laakiin weli waa hub.

Ciise waa qabiil ka kamid ah qoomiyada direed waana madoobe dir oo ah ku xigaha curadka direed ugu waawayn Soomalida. Qabiilka ciisaha waxa lagu yaqaanaa oo uu caan ku yahay kala dambaynta iyo ismaqalka oo ah waxyaabaha ugu muhiimsan ee jiritaanta ummadeed. ciisuhu waa qabiilka kaliya ee ilaa hadda leh xeer ugaar ah xeerkaasoo la sameeyay bilawgii qarnigii 14naad taasoo kuu muujinaysa inuu qabiilkani yahay qabiilka ugu facwayn xagga ilbaxnimada. Ciisaha ayaa waxa uu degaa dhul aad u ballaadhan oo kukala yaalla Jabuuti, Itoobiya iyo Soomaaliya. ay ku nool yihiin sida breeders xoolaha reer guuraaga ah, laakiin sidoo kale waxay ku hawlan yihiin ganacsiga iyo xidhiidh gobolka oo dhan. Ciisuhu waxa uu leeyahay Ugaas loo layaaqaano Ugaaska Beesha Ciise oo laga doorto wardiq wakhtishile reer hassan, oo run ahaantii ah mid si dhab ah ugu dhexeeya dhammaan ciisaha meelkasta oo ay joogaanba, Ugaas kaasi ayaa ah mid sida lagu doortaa ay tahay arrin la yaableh oo aad loo jeclayst. Qabiilada Ciisuhuu waxay ugala baxaan lix waxaana ugu waaweyn Holle Furlabe , Ceeleeye iyo walaaldone iyo waliba wardiq, horone, urwayne. Ciise sido kale tarikhdisu waxay uu kala baxaysa sadex iyo sadex taasi oo aah tarikh jirto.sida inay qabilo besha ciise dhinac uga bexeen wakhtigi ay boqol uu buxsamen

1 Beesha Wardiiq (beesha Ugaas): Sayid Axmed Guray waxa ay ku taageereen dagaaladii ka dhacay galbeedka, waxaana ilaa hadda laga helayaa dhulalka magacyo xor ah sida ( dhulka Mareexaan iyo magacyo kale), beeshu waxay leedahay taariikh boqornimo oo Herer ah. kadib beeshu wardiq waxay so lamatay xeerki oo beesha celeye aya koriyay tarikh ahan sida qisada lugu ogyahay . Beesha wardiq aya aah Mataano furlabe holle oo kamida reerka Labaad ee ugu quwada Wayne beesha ciise .

2.horone oo magacisa saxda aah barkhadle yahay aya aah beel dagaal badnayd oo maaq badan laga rabay oo hayaamay wakhtiga ciise.

halgan badan galay ugu danbayn dilay wiilki la dagalay ee ciidanki watay , tarikhda kadib beeshu waxay ku gabayda. (horone ku bale birtu waa kugu da'iim.).

3. Uur-wayne magaca saxda aah wakharon, beesha aya dagaal dhexdi dhalatay sida tarikhda ku maqlay.

Xeerka waxa lugu dabaqay (ciise waa ciise Ninba nine cara madhera)

Dir

Dir, magaca saxda ah: Abukar waa beelweyn ka tirsan qabiilada Soomaalida taasi oo juquraafi ahaan degta afar wadan oo ku yaala Geeska Afrika. Beesha Dir waxaa laga helaa dhamaan deegaanada Shanta Soomaaliyeed kuwaasi oo kala ah: Djibouti(ahaan jirtey: French Somaliland), Soomaaliya (ahaan jirtey: British Somaliland iyo Italian Somaliland), wadanka Kenya, Gobolka Waqooyi Bari iyo dalka Itoobiya, deegaanka Soomaali Galbeed, iyo sidoo kale Deegaanada Oromia iyo deegaanka Canfarta.

Juquraafiga Deegaanada

Guud ahaan Beesha Ciise waxay degaan ku yihiin oo asal ahaan ka soo jeedaan; deegaanadan:

  • Jabuuti
    • Gobolka Cali Sabiix
    • Gobolka Dikhil
    • Gobolka Carta
    • Gobolka Jabuuti

Sidoo kale fiiri

Tixraac

Qabiil Ciise 
Wiki Commons waxee heysaa war la xiriiro:

Tags:

Qabiil Ciise HordhacQabiil Ciise Juquraafiga DeegaanadaQabiil Ciise Sidoo kale fiiriQabiil Ciise TixraacQabiil CiiseAf CarabiAf IngiriisBeelaha SoomaalidaDadka SoomaalidaDirDjiboutiItoobiyaSomalilandSoomaali Galbeed

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

MaskaxSomaliaJibriil YoonisIstanbuulXoghaynta Qaramada MidoobayIslaamGedoMaydhXisaabSamarqandaDawladii CabaasiyiintaDawlada CosmaniyaSoomaali GalbeedDhulka Talyaaniga ee SoomaaliyaMooracaseBoqortooyadii DarawiishMadaxweyneyaashii PuntlandKaadiDarajooyinka Ciidanka SomalilandYemenHargeysaIsmiidaaminAfgambigii Dhicisoobay ee Turkiga 2016Tiirarka IslaamkaDudubleAf-SoomaaliLagosSoomaaliGalmada dabadaBeesha BahsanbuurWarshiikhGalbeedka AfrikaJiilaalJabaanLiin bambeelmoCalanka SomalilandAfarta xilliQuracDiiwaanka Abwaanada SoomaaliyeedNuurudiin zankiMaroodi JeexKeski qabeAw qudubCimiloWax soo saarka gudahaDaahir Rayaale KaahinGanacsiLiin dhanaanJubbada HooseBarbeydosAf-JiidoSingabuurAsharaafBiyoKoobka AdduunkaOgaadeen (beel)BardhereMidowga YurubReer Aw XassanCasuus (midab)KanadaJaamacada CarabtaMadaxweyneyaashii SoomaaliyaMuduloodSurre (beel)Af-FaransiisInternet ExplorerXaqiiqRoobNiisaabuurBuuriLondonYurub🡆 More