Badweynta Baasifiga

160°W / 0°N 160°W / 0; -160

Badweynta Pacific waa badweynta ugu weyn caalamka marka loo eego kuwa kale. Magaca badweynta Pacific waxaa ubixiyey badmaax Bortuqiis ahaa. Wagaciisa waa Fardinan Magilaan sanadka markuu ahaa 1521 miilaadiga. Sababta uu ugu bixiyey in ay aheyd badweyn (degan). Magaca Pacific waxaa loola jeedaa "degan" run ahaantii waa badweyn degan hirarna aan kubadneyn.

Badweynta AtlantikDada Baasifik
ArktikBadweyta Hindiya
Bada KoonfureedDhulka
Maabka badaha ugu waaweyn aduunka: Badweynta Atlantik, Badweynta Baasifik, Badweynta Arktik, Badweynta Hindiya, Badweynta Koonfured iyo muuqaalka badaha aduunka ee dhulka.
Badweynta Aduunka
Badweynta Baasifiga
Badweeynta Baasifik
Badweynta Baasifiga
Badweynta Baasifig waa bada ugu weyn badaha dhulka

Badweynta Baasifig (ingiriis: Pacific Ocean) waa biyo dhanaan oo aad u baaxad wayn isla markaana qariya 46% oogada biyaha dhulka.

Badweynta Atlantika waxay ku fadhidaa baaxad dhan 165.25 milyan square kilomitir (63.8 milyan square miles), waana bada ugu wayn badwaynta dhulka.

Badweynta Baasifik Waa badwaynta uguwayn badha waawayn.Waxa ay dhererantahay inta u dhaxaysa Cirifka waqooyiwaqooyi ee aduunka ilaa Cirifka koonfureed dhanka galbeed waxa kaxiga labada qaaradood ee asiya iyo Australia dhanka barina waxa kaxiga qaarada maraykanka waxa ay kufadhidaa bed gaadhaya 169.2 milyuun oo iskuwareeg ah waxa ay qaadanaysaa 46% marka badaha oo dhan laysku daro hadii la eego aduunk baasafiku waxa uu ka noqonayaa 30% taas oo kadhigan sadex moolood oo meel waxa la ogaady qarnigii 16aad , waxa ogaaday dhul baadhihii lagu magacaabi jiray Vasco Núñez de Balboa

Badweynta Baasifiga

160°W / 0°N 160°W / 0; -160

Badweynta Baasifikgu marka aduunka lagadhigo sadex meelood waxa ay katahay meel taas oo macneheedu yahay in baasafigu uu aduunka kayahay %30. waxa uu ka koobanyahay 15500 milyuun oo kiilo mitor oo iskuwareeg ah.


Badweynta Baasifiga

160°W / 0°N 160°W / 0; -160

Badweynta Baasifiga

160°W / 0°N 160°W / 0; -160

Badweynta Baasifiga

160°W / 0°N 160°W / 0; -160

Tags:

Badweynta Baasifiga Aragti guudBadweynta Baasifiga Sidoo kale FiiriBadweynta Baasifiga Qoraalo KaleBadweynta Baasifiga XigashoBadweynta BaasifigaGeographic coordinate system

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

Hiiraan StateRaxanweynWikibidhiyaCumar (saxaaba)LaascaanoodRaage CeeleAndalusLiiska magalooyinka ugu dadka badan qaarada africaGalmudugDhaqanRaas CaseyrBariireSuudaanLiin bambeelmoTuli GuledDimoqraadiLiin dhanaanDaahir Rayaale KaahinGabe NewellBeesha shanaadFarta BooramaDastuurka SoomaaliyaBartireJibriil YoonisJijeeleAntoine GodetWaqooyiga AfrikaShilke (qori)Dhul badheJilibDhuusamareebAbokor muuseImaam Al BukhaariSurre (beel)SaynisQofOperating systemSheekh, SomalilandQajaarGarjante gardheere samaaleKoonfur SuudaanSiigeysiJuqraafiga SoomaaliyaCabdiqaadir YamyamSalaada DuhurAljeeriyaKenyaAfrikaLahjadaha Af SoomaaligaXasan AbshirFircoonXafada daha baardheereTansaaniyaDawladii Somaliland (1960)DadJava (luuqada borograaminta)CeeldheerLisaLiiska Afhayeenada Baarlamaanka SoomaaliyaBalidhiigWaroodka HowlwadaagKismaayoTaariikhda SomalilandShiinahaXaasaska Nebi MuxamedTaariikhda SaxaabadaXisbiga UCIDMalaayGooryaankaBasaliIsaaq🡆 More