Beesha Shanaad

Bantu (ama Jareer), qolada tiro yar ee ugu weyn: waxay ka kooban yihiin dad ka yimid dad wanaagsan jiray ahaan jiray oo la soo qaaday ama soo baxsaday, iyo beero falato dhulka loogu yimid; waxay inta ugu badan ahaayeen beero falato iyo farsamo yaqaan ku nool qaybaha beeraha ee webiyada u dhexeeya ee ku yaalla konfurta Soomaaliya, iyagoo qaar goor dambe u guureen ama u carareen meelo kale oo Soomaaliya ka mid ah.

 Beesha shanaaad 31 barlmaaka  

• Beelaha farsmomaalka ah, oo taariikh ahaan loo yaqaannay Midgaan (ama caadi ahaan waqtiga xaadirka ah loo yaqaanno Gabooye, Madhibaan iyo Muuse Deriyo, oo hore u ahaan jiray ugaarsato iyo dad ka shaqeeya saanta iyagoo hawlo kaloo dhaqameed iyo farasameed u qaban jiray qolooyinka tiro badan); Tumaal (biro sanceeye); iyo Yibro (takhasus u leh dhaqanka). Waxay ku kala baahsan yihiin Soomaaliya (Soomaaliland iyo Buntland), Itoobiya iyo Jabuuti. • Banaadiri: beelo ganacsato ah baayacmushtar ku dhisan oo ka yimid dhulka Carabta iyagoo inta ugu badan ku nool magaalooyinka xeebaha konfurta Soomaaliya – Muqdisho, Marka iyo Baraawe. • Beelaha Xerta ah ama wadaada ah ee tirade yar, Qolooyinka diimeed ee tiro yar: waxaa kuwaas ka mid ah tiro yar oo Soomaali Kiristan ah, iyo weliba qolooyin tiro yar oo ka mid ah diinta Islaamka – Ashraf iyo lelkase

Tags:

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

Maxamed abokorSabiibIswisarlandMagacyada SoomaaliyeedJigjigaQur'aanIstanbuulDagaalkii BederEratareyaLahjadaha Af SoomaaligaTiirarka IslaamkaAbwaanDhul badheWanlaweyn-Luuqad (Af)Waxbarashada SoomaaliyeedXamza bin cabdi mudalibFiidmeerBuurhakabaCeel BuurAndalusSanaagCalanka JabuutiMasagoAbsameLuuqad SoomaaliBadda SoomaaliyeedGooryaanka30 (tiro)Ciise (qabiil)Burcad BadeedFarta BooramaWasaaradda Qorshaynta Qaranka iyo Xiriirka Caalamiga SoomaaliyaSiciid Cabdulaahi DeniInternetRuwandaTaariikhda Badmareenka SoomaalidaMaalinta Madaxbanaanida SoomaaliyaMasarMuuse BiixiHabar GidirSheeko SoomaaliFanaaniinta SoomaaliyaGeelHererBogga HoreDhaga yare (geed)Liiska Xisbiyada Siyaasadda SomalilandSaaxilWoqooyi Bari, KiinyaBurcoKabriidBaarlamaanka Federaalka SoomaaliyaHay'ada laanqayrta casMagacWiki CommonsMaxamed Cabdule XasanSeerbiyaXayawaanDagaalkii xoraynta ogadenNayjeeriyaFungiLiiska Afhayeenada Baarlamaanka SoomaaliyaNitrojiinDameer farowMuduloodGedoMaansoHodan CabdiraxmaanMuqdishoKun Habeen Iyo HabeenXeebjireJava (luuqada borograaminta)🡆 More