{{Infobox ethnic group| |group=Hawadle |image= |poptime= | Soomaaliya
Qatar:
Turkiga:
Kenya:
Sunni Islam,
Hawadle
Beelweeynta Xawaadle waxa ee katirsanyihiin Beelweeynta ilmo Maxamad' Xawaadle Maxamad ' (Af Ingiriis : Hawadle; waa beel la qaaraan ah Beelweynta Hawiye ee dadka Soomaalida, kuwaasi oo deegaan geeska Afrika ah wadanka Soomaaliya.Ethiopia,Kenya ilma Maxamad waa korshe ,Leelkase, Xawaadle..iwm
Beesha Xawaadle waxa ee la qaaraan tahay beelweynta Hawiye, ee laga helo deegaano badan oo ka tirsan Geeska Afrika.
Cali Jimcaale Axmad wuxuu sharxay kitaabka la yiraahdo “The Invention of Somalia” laguna daabacay 1995 “The Red Sea Press, Inc. – Lawrenceville, NJ 08648 ee dalka Maraykanka, wuxuu bogiisa ku wariyay oo yiri Xawaadle abtirsigeedu waa sidatan:
Hawadle waa beel ka mida qabiilada Soomaalida, kuwaasi oo ku dhaqan deegaano ka tirsan wadanka Soomaaliya, Itoobiya, iyo Kiinya. Sida lagu xusay taariikhda, beesha Hawadle waxay walaalo yihiin Beesha leelkase maxamed iyagoo ku wada abtirsada odayga mayle Samaale. Hawadle ayaa kow ama laba kaga jira badnaanta tirada qabiilooyinka soomaalida, waxay degaan Hirshabelle State, Jubbooyinka, caasimada Muqdisho, kilinka shanaad iyo Goobo badn oo Wadanka ah. .
Wiki Commons waxee heysaa war la xiriiro: |
This article uses material from the Wikipedia Soomaali article Xawaadle, which is released under the Creative Commons Attribution-ShareAlike 3.0 license ("CC BY-SA 3.0"); additional terms may apply (view authors). Content is available under CC BY-SA 4.0 unless otherwise noted. Images, videos and audio are available under their respective licenses.
®Wikipedia is a registered trademark of the Wiki Foundation, Inc. Wiki Soomaali (DUHOCTRUNGQUOC.VN) is an independent company and has no affiliation with Wiki Foundation.