Maalinta Madaxbanaanida Soomaaliya

Maalinta Madaxbanaanida Soomaaliya (Af Ingiriis : Independence Day of Somalia) waa maalin qaran laga xuso wadanka Soomaaliya, iyo Deegaanada Somaliland.

Gobolada Waqooyi Soomaaliya maanta loo yaqaano Somaliland ayaa 26 Juun 1960kii ka qaatay gumeeystihii Ingiriiska ee ka talin jirey British Somaliland. Maalmo yar ka dib, Koonfurta Soomaaliya ayaa madaxbanaanida ka qaadatey Italian Somaliland. Ugu dambeyn, 1dii Luuliyo 1960kii waxaa midoobey Goboladii Waqooyi iyo Koonfurta Soomaaliya halkaasi oo lagu aasaasay dowladii iyo maamulkii ugu horeeyay gayiga Jamhuuriyadda Soomaaliya.

Maalinta Madaxbanaanida
Maalinta Madaxbanaanida Soomaaliya
Dadka Soomaaliya
NoocaMaalin Qaran
SababtaSamaysankii Jamhuuriyadda Soomaaliya
Loo dabaaldegoisku soo bax dadweyne, ciyaaro, iyo dabaaldeg
Taariikhda1da Luuliyo Maalinta Madaxbanaanida Soomaaliya Somalia
26ka Juun  Somaliland
Xilligasanad kasta

Guud ahaan, maanta waxaa wadanka Soomaaliya laga dabaaldegaa 1da Luuliyo oo ah maalinta Qaranka Soomaaliya; halka Somaliland laga dabaaldegaa 26ka Juun oo ah Maalinta Madaxbanaanida Jamhuuriyada Somaliland.

Hordhac

Markey taariikhdu ahayd 1dii Luuliyo 1960kii waxaa midoobay goboladii waqooyi iyo koonfurta Soomaaliya halkaasi ooy ka dhalatey Jamhuuriyadda Soomaaliya. Waxaa markiiba talada wadanka loo caleemo saaray Mudane Cabdullaahi Ciise iyo Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal iyo xubno kale oo ka kala socday labada deegaan ee midoobay. Markey taariikhdu ahayd, 20kii Luuliyo 1961kii waxaa la ansixiyey Dastuurka Soomaaliya (1961).

Sidoo kale fiiri

Xigasho

Maalinta Madaxbanaanida Soomaaliya 
Wiki Commons waxee heysaa war la xiriiro:

Tixraac

Tags:

Maalinta Madaxbanaanida Soomaaliya HordhacMaalinta Madaxbanaanida Soomaaliya Sidoo kale fiiriMaalinta Madaxbanaanida Soomaaliya XigashoMaalinta Madaxbanaanida Soomaaliya TixraacMaalinta Madaxbanaanida Soomaaliya26 Juun 1960Af IngiriisBritish SomalilandDhulka Talyaaniga ee SoomaaliyaGobolada SomalilandGumeysigaJamhuuriyadda SoomaaliyaMaalinSomalilandSoomaaliyaUK

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

Wax ka bedelkaSoomaaliDiiwaanka Abwaanada SoomaaliyeedSaldanada GelediBlackpinkDirAmber RoseUdeejeenUbaxWaroodka HowlwadaagEeleyCanuuniAlbaniaAtlantaSomalilandDayaxUrdunRaqayMasarSaliid MacsaroIsmaaciil Cumar GeelleAwoodMagaalooyinka JabuutiAwstriyaTaariikhda MogadishuMUUSE ISMACIILMurtiSiwaarqoonJubalandSaldanadii MajeerteenShalaanboodCabdalle SabdiSuugaanPatrice LumumbaHiiraanInternational Standard Book NumberXikmadIstanbuulFircoonQaramada MidoobayInterlingueGurgura (beel)JacaylXafiiska Horumarinta ManaahijtaMurursadeBoqortooyadii WalashmaAxmed Xaaji CabdiraxmanDawlada CosmaniyaFilasoofiyadaHTMLBariireShilin SoomaaliButaanAf SoomaaliAwrtableFarta CismaaniyaMacluumaadka TeknolojiyaddaOrgiShirkadGarasbaaleey2022Eimi FukadaReer Aw XassanMaskaxBariga dhexeDastuurka SoomaaliyaCunto SoomaaliWikimediaGacan LibaaxJabuuti (magaalo)Xoor-dubburWikibidhiyaAxmed Binu XambalHabdhiska Dheefshiidka🡆 More