Surre (Af Ingiriis : Surre, Af Carabi : ar), sidoo kale loo yaqaano Dirta Dhexe, waa qabiil ka tirsan Beelaha Dir, ee Dadka Soomaalida.
Beesha Surre waxaa loo yaqaanaa Cabdalle iyo Qubeys waxayn deegaan ku yihiin gobolada dhexe ee wadanka Soomaaliya iyo deegaano ka mid ah Soomaali Galbeed wadanka Itoobiya.
Meelaha ay ku badan yihiin | ||||||
---|---|---|---|---|---|---|
| ||||||
Luqada | ||||||
Af-Soomaali iyo Af-Carabi | ||||||
Diinta | ||||||
Islam (Sunni) | ||||||
Dadka ay dhalyo wadagaan | ||||||
Biimaal, Gadabuursi, Isaaq, iyo qeybaha kale Dir. |
Gobolada Bari iyo Nugaal waxaa deegaan ku ah qeybo ka mid ah Beelweynta Dir, kuwaasi waxaa lagu magaacaabaa Surre ama Cabdale iyo Qubeys.
Dir, magaca saxda ah: Abukar waa beelweyn ka tirsan qabiilada Soomaalida taasi oo juquraafi ahaan degta afar wadan oo ku yaala Geeska Afrika. Beesha Dir waxaa laga helaa dhamaan deegaanada Shanta Soomaaliyeed kuwaasi oo kala ah: Djibouti(ahaan jirtey: French Somaliland(1)), Soomaaliya(ahaan jirtey: British Somaliland(2) iyo Italian Somaliland(3)), wadanka Kenya, Gobolka Waqooyi Bari(4) iyo dalka Itoobiya, deegaanka Soomaali Galbeed, iyo sidoo kale Deegaanada Oromia iyo deegaanka Canfarta(5).http://dspace-roma3.caspur.it/bitstream/2307/4150/1/Clanship,%20conflict%20and%20refugees_An%20introduction%20to%20Somalis%20in%20the%20Horn%20of%20Africa.pdf Archived Oktoobar 13, 2016 // Wayback Machine
CLANSHIP, CONFLICT AND REFUGEES: AN INTRODUCTION TO SOMALIS IN THE HORN OF AFRICA Guido Ambroso
This article uses material from the Wikipedia Soomaali article Surre (beel), which is released under the Creative Commons Attribution-ShareAlike 3.0 license ("CC BY-SA 3.0"); additional terms may apply (view authors). Content is available under CC BY-SA 4.0 unless otherwise noted. Images, videos and audio are available under their respective licenses.
®Wikipedia is a registered trademark of the Wiki Foundation, Inc. Wiki Soomaali (DUHOCTRUNGQUOC.VN) is an independent company and has no affiliation with Wiki Foundation.