Basali

Basali (Af Ingiriis : Pink; Af Carabi : ar‎) waa midab casaan badhxan ah, kaasi oo inta badan lagu arko ubaxa.

      Kani waa maqaal ku saabsan midabka basaliga. Haku khaldin boga Basal

Midabka basaliga ah wuxuu magaciisa ka helay khudaarta basasha oo u midab eg yahay. Sida lagu ogaaday macluumaad bulshada ah oo lagu sameeyay wadano badan ooy ka mid yihiin qaarada Afrika, Ameerika iyo Yurub midabka buniga ah waxaa inta ugu badan uu astaan u yahay jacaylka, quruxda, ixtiraamka, caashaqa, dareenka, tixgalinta, macaanida, ilmonimada, dumarnimada iyo xubiga saa'idka ah. Waxaana inta ugu badan isticmaala ama dhar ka tosha dumarka da'da dhexe ah (15 sano ilaa 45 sano). Marka lagu daro midabka madoowga ama buniga waxay ka turjumeeysaa ayay dad badani yidhaahdeen shukaansi iyo haasaawe.

BasaliHow to read this color infobox
Basali
About these coordinates     Midab Xidhiidhiye
Qoraalka midabka#FFC0DB
sRGBB  (cscgbl)(255, 203, 219)
CMYKH   (bx, bs, h, m)(0, 20, 14, 0)
HSV       (m, j, c)(341.5°, 20.4%, 100%)
SourceHTML/CSS
B: Lagu hagaajiyey [0–255] (byte)
H: Lagu hagaajiyey [0–100] (boqol)

Midabka basaliga ah waxaa markii ugu horeeysay la isticmaalay qarnigii 17aad.

Basali

Basali (Af Ingiriis : Pink; Af Carabi : ar‎) waa midab casaan badhxan ah, kaasi oo inta badan lagu arko ubaxa.


Basali

Basali (Af Ingiriis : Pink; Af Carabi : ar‎) waa midab casaan badhxan ah, kaasi oo inta badan lagu arko ubaxa.

Basali

Basali (Af Ingiriis : Pink; Af Carabi : ar‎) waa midab casaan badhxan ah, kaasi oo inta badan lagu arko ubaxa.

Basali 
Wiki Commons waxee heysaa war la xiriiro:

Tags:

Af CarabiAf IngiriisAfrikaAmeerikaBasalBuniCasaanJacaylKhudaarMadoowMidabShukaansiUbaxYurub

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

DiinsiSaint PetersburgLTE (isgaarsiin)SoomaaliyaGalmada dabadaUdeejeenOodweyneAsharaafQadiyaddaMasaajid Cali GuduudDiinsoorSheeko SoomaaliLaxanJamhuuriyadda KongoDadFarasIiraanSaldanada Gelediq88lpMagacyada AllahCumar FaaruuqRaxanweynMuuse AbokorIleysXisbiga SYLGaaljecelGadabuursiEeleyAbriilAbgaalAbwaanDowlad madax banaanShilke (qori)Dhaqanka SoomaaliAbasguulQoraaBocor guduud2012MaansoDaahir Rayaale KaahinKalandarka MiilaadigaXiman & xeebNamibiyaHeo Yoo-rimFanaaniinta SoomaaliyaDagaalkii ciraaq iyo iiraanMagacyada SoomaaliyeedJaamacada CarabtaWorld Wide WebXeebjireBuraanburXorta ahMahatma GandhiBurundiGiriigaDerriYaaqshiidXamarjajabBiciidXisbiga KulmiyeHodan CabdiraxmaanBeledweyneHartiGoogleCalanka KhaatumoDhuxul DhagaxMaxamed Cabdulaahi MaxamedBarasiilDhisme🡆 More