Gaaljecel

Gaaljecel (Af Ingiriis : Galje'el; Af Carabi : ar‎) waa beel ka mid ah Beelweynta Saransoor ee dadka Soomaalida, kuwaasi oo deegaan ku ah wadanka Kiinya iyo Soomaaliya.

Gaaljecel
Meelaha ay ku badan yihiin
Gaaljecel Soomaaliya
Luqada

Af-Soomaali

Diinta

Sunni Islam, Suufi

Dadka ay dhalyo wadagaan

Hawiye. Dir iyo beelo kale oo Samaale ah

somaaliya goobaha ugu badan ay dagaan waxaa kamid ah Beledweyne, shabeelooyinka, baadiyaha Kismaayo iyo gobolada Dhexe

ARAR

Beesha Gaaljecel waxay ka dhalatay beelweynta Gugundhabe Hawiye irir samaale ee dagan deegaano badan oo ka tirsan Geeska Afrika. Iwaa afar oo kala ah: Gaaljecel Gugundhabe , Dagoodiye Gugundhabe , Baadicade Gugundhabe iyo Jiijeele Gugundhabe, morile Gugundhabe .

Sidoo Kale Beesha 𝗚𝗮𝗮𝗹𝗷𝗲𝗰𝗲𝗹 waxey caan ku tahay dhaqashada xoolaha sida Geela iwm.

Waxaana ka dhashay beesha Halgamaagii Weynaa ee 𝗦𝗵𝗲𝗶𝗸𝗵 𝗛𝗮𝘀𝘀𝗮𝗻 𝗕𝗮𝗿𝘀𝗮𝗻𝗲.

Shaxda Beesha

  • Gardheere Samaale
    • Gaaljecel
    • Degoodiya
    • Masarre
    • Ciise

Samaale, waa aabaha faraca koox beelo waaweyn oo ka tirsan Soomaalida. Beelahaasi waxaa ka mid ah Dirta, Hawiyeha, Gardheere, Meyle, Ajuuraanka kuwaasi oo dhamaantood laga helo deegaano badan oo ka tirsan Geeska Afrika. Intaas waxaa dheer, beelaha Samaale waxay si rasmi ah u degaan Soomaaliya, Itoobiya . Sidoo kale waxaa tiro fiican degan tahay gobolka NFD ee wadanka Kiinya.

Sidoo kale fiiri

Tixraac

Gaaljecel 
Wiki Commons waxee heysaa war la xiriiro:

Tags:

Gaaljecel ARARGaaljecel Shaxda BeeshaGaaljecel Sidoo kale fiiriGaaljecel TixraacGaaljecelAf CarabiAf IngiriisBeelaha SoomaalidaKiinyaSaransoorSoomaaliSoomaaliya

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

Curudka SamaroobBiyoMaraykankaJibriil YoonisDaaroodHowraarsame AmaanreerXeer ciiseLiiska magaalooyinka SoomaaliyaWasaaradda Gaashaandhigga SoomaaliyaKaabayaalMaalinta Madaxbanaanida Somaliland 1960Ogaadeen (beel)MadhibaanXorta ahXaasaska Nebi MuxamedReer Aw XassanKalandarka MiilaadigaReeryoonisBilyanGarxajisAbsameBoqortooyada itoobiyaAqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka SoomaaliyaWarsangaliBilahaBalcadDahabHindiyaMaaliLiiska Afhayeenada Baarlamaanka SoomaaliyaCiidanka Xooga SoomaaliyaSadaxleeyBeesha BahsanbuurSSC-Khatumo stateJamaameXadhig xabsiKiin JaamacAf IngiriisMagacCabdullaahi YuusufAf-maldahaDowlad madax banaanMooracaseInternet ExplorerQabiilWoqooyiga AmeerikaMale AwaalAasiyaCumar (saxaaba)AbgaalIsbaniaGolweynList of country calling codesGanacsiCilminafsiAadan DaarCabdirashiid SharmaarkeCeerigaaboHeerkulFinlandQAAMUUSKA CIIDANKA XOOGGA DALKA SOOMAALIYEEDFaransiiskaBlackpinkItoobiyaISO 4217Nebi Aadam C.SBogga HoreAsharaafSiyaasadda SoomaaliyaXHamsterShacbaanJubbada HooseAbuu Dar AlghafaariFirefoxDayniileDawladii Cabaasiyiinta🡆 More