Qoraa

Qoraa (Af Carabi : ar‎.

Af Ingiriis : Writer) waa qofka allifa  qora buugaagta sheekooyinka, kitaabada iyo riwaayadaha. qoraanimadu waa noocyo badantahay waxayna cuskantahay hibada wax qoraal ee dadka qaar ilaahay siiyo, oo lama oranayo cid walboo wax qortaa waa qoraa, saasoo ay tahayna qoraanida waxaa lagu kasban karaa aqoonta iyo wax barashada.

Qoraa
Qoraa Turki ah
Qoraa
Gaandi oo wax Qoraya

Qoraa wadartiisu waa Qoraayo, waxa la qoro waa Qoraal, meesha la dhigo waxa la qorayna waa Qor'ool (Maktabad)


Qoraallada Quduuska ah, gebi ahaan ama qayb ahaan, waxaa lagu heli karaa in ka badan 3,000 oo luqaddood. Dunida kama jiro buug sidaas oo kale loo turjumay..

Qoraal

Qoraa 
Qalinku waa furaha qoraalka

Qoraal (Af Ingiriis : writing; Af Carabi : ar‎) waa nidaam xarfo loo habeeyay si kala horeeysa taasi oo loo isticmaalo in lagu gudbiyo ama keydiyo fariin, warbixin, aqoon iyo akhbaar. Wax-qoridu waxay ka mid tahay isgaarsiinta dadka taasi oo ka turjunta luuqada, dareenka iyo macluumaadka dadka. Sida caadiga ah, qoraalku waa lamaanaha hadalka, sababto ah qoraalka ayaa hadal loo bedeli karaa ama hadal ayaa qoraal laga dhigi karaa. Sidaasi darteed ayaa wax-qoristu qeyb uga tahay aasaaska isgaarsiinta aadahama.

Sharaxaad

Qoraalku waa astaamo ka samaysan xarfo kaasi oo kooxdii dad ahi isla taqaano isla markaana ku salaysan dhawaaqa luuqad. Tusaale ahaa, Af-Soomaaligu wuxuu leeyahay hab qoris u gaar ah; taasi oo ka bilaabanta alifbeet, xarfo, iyo ereyo la iskuxidhay. Sidoo kale, alifbeetku waa aasaaska dhamaan wax qorista far. Tusaale ahaan, Af Soomaaligu wuxuu leeyahay dhowr nooc oo Far Soomaali ah, laakiin waxaa si sharci ah loo isticmaala qaabka laatiiniga oo dowlada Soomaaliya sharciyeysay horaantii sanadihii 1970kii.

Muuqaalo

Qoraalo Kale

Linkiyo kale

Qoraa 
Wiki Commons waxee heysaa war la xiriiro:

Tixraac

Tags:

Qoraa lQoraa SharaxaadQoraa MuuqaaloQoraa lo KaleQoraa Linkiyo kaleQoraa TixraacQoraaAf CarabiAf Ingiriis

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

SiilIiraanJijeeleKacbadaFalastiinJaamacadBooramaSextubeLaxooxMia KhalifaAbu HurayraCanuuniShabeellaha DhexeCiidanka Qaranka SomalilandKeenisyoMaxamed SalaancarrabeyLoobageOperating systemQabiilka eyloJubbada HooseSaraarDhaga yare (geed)JarsoAsharaaf sarmaanOgsajiinJacaylItoobiyaKaaraanDhulAbu BakrImaam Axmed GurayDhulbareCarab SaalaxBurcoIsraaiilHTMLBelarusKhaalid bin WaliidCiiseShabeellaha HooseBalanbalCali MahdiDiwaanka CuriyeAf IngiriisQaamuus aqooneedka af-soomaaligaSaambiyaGalbeedka AfrikaMarkaTaylor SwiftAbokor muuseUfurowWayback MachineGarxajisMaxamed Cabdulaahi MaxamedRa'iisul wasaarayaashii SoomaaliyaMUUSE ISMACIILBeeraha Soomaaliya10-ka saxaabi ee Janada loogu bishaareeyayMaxamed gorgaateLambarCusmaan gaaziCunto SoomaaliWarta NabadaTixAlifbeetada indhoolayaashaShirkada Isgaariinta HormuudHartiMuxamad Al-faatixWarshadKalandarka MiilaadigaNafWikipediaLinux🡆 More