Shirkada Isgaariinta Hormuud

Shirkada Isgaariinta Hormuud Hormuud Telecom (Hortel) waa shirkad si gooni ah loo leeyahay taas oo la aas'aasay Abriil 2002, iyadoo ay xarunteeda dhexe ay tahay Muqdisho.

In ka badan 600 qof oo soomaali ah ayaa wadaag ku leh shirkadaan Hormuud. shirkadaan waxey bixisaa adeegyada kala ah Taleefoonada fiilada iyo Mobeyl. Hormuud waxaa ka shaqeeya in ka badan 8000 oo shaqaale Soomaali ah, Xarumaha Hormuud ee Magaalada Muqdisho iyo gobollada kale.

Hormuud Telecom company.
Shirkada Isgaariinta Hormuud
Nooca
Shirkad pablic ah
ka ganacsaday sidaHortel
ShirkadaIsgaarsiin
masiirkaGaarsiinta dhamaan soomaaliya
Ka horeeyayIsgaarsiin casri ah.
Ku xigayMobil, Tel Guri
La aasaasayMuqdisho, Soomaaliya (Abriil 22, 2002 (2002-04-22))
AasaasahaAxmed nuur Jimcaale
Xarunta,
Soomaaliya
Tirada xarumaha
350 farac banki (2009)
Meelaha loo adeegsaday
Garoowe, somalia
Dadka muhiimka ah
Axmednuur Jimcaale
AlaabtaGSM
Fixed line
Mobile banking
Adeegyada
  • Banking
  • Financing
  • Insurance
Dakhliga
  • Management:favri limited liability company Location:muqdisho somali $326,810,243 (2011)
  • $297,858,401 (2010)
Dakhliga shaqeeya
  • Management:favri limited liability company Location:muqdisho somali $185,967,452 (2011)
  • $189,110,282 (2010)
Dakhliga saafiga
  • Decrease $47,698,713 (2011)
  • $57,119,020 (2010)
AUM
  • Management:favri limited liability company Location:muqdisho somali $1,127,284,951 (2011)
  • $1,001,882,176 (2010)
Dhamaan hantida
  • Decrease $981,357,912 (2011)
  • $1,070,557,019 (2010)
Dhamaan sinaanta
  • Management:favri limited liability company Location:muqdisho somali $924,801,752 (2011)
  • $772,543,189 (2010)
Lahaashaha
  • Hormuud (51.5%)
  • Axmed nuur.
  • (20.5%)
  • aan kala goin (28%)
Tirada inta ka shaqeeso
  • Steady1,520 (2011)
  • 1,520 (2010)
kaabayaasha
  • Xawilaado.
Websitewww.hortel.net


shirkada waxa aas aasay laba Nin oo Lagu kala Magacaabo Eng Axmed sheekh Cali Samatar oo haatan ku Nool dalka ingiriiska magaaladiisa London & Ibarahim Shekh Mohamed (Afgoye) AUN waxa la aas aasay oo markaa Garab taagnaa Axmed Nuur CAli Jimcaale . shirkadu waxa ay kashaqeysaa magaalooyin waaweyn iyo tuulooyinka dhaca koonfurta,bariga iyo bartamaha

shirkada hormuud waxaa gacan weyn kaageystay 2017 mr.saabir cabdi nuux kaas oo ahaa maareyaha daqliqa tan iyo 2014-2018.

soomaaliyahormuud waa hormar dadban

http://www.hormuud.com axmed nuur



shirkada isgaarsiinta hormuud guuleyso waxey kutilaab satey hormar iyo guul


ASC Hormuud





























Sido kale firri

Tags:

AbriilMuqdishoShirkadSoomaali

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

DhulbareTower BridgeArsenal FCSaxiixul BukhaariWabiga NiilBeesha cumar JibriilFarshaxan SoomaaliCalanka KhaatumoQur'aanFederaaliisimSoomaalilandLisaLoolDadka MadoowMidowga AfrikaJilibCabdirashiid SharmaarkeYaanyuurIslaamDagaalkii Labaad ee AduunkaDucooyinka galista SuuligaGalguduudDaahir Rayaale KaahinSoomaaliyaCaa'isha binti AbiibakarAxmed FaaraxSalaaxudiin al-AyyuubiSoqotraMurtiLiiska magaalooyinka Soomaaliya dadka ku noolSagaal xajiileDhulka Talyaaniga ee SoomaaliyaAbuu Dar AlghafaariFarxiya FiskaBadda SoomaaliyeedMaxamed CigaalBiimaalQoysDekada MuqdishoIsaaqDagaalkii Dunida KowaadGalmudugKulCasuus (midab)Antoine GodetNabiXarfoBu'aaleXiddigisBaarliinCabdiqaasim SalaadBoqortooyadii DarawiishMagacCilminafsiXVideosGarooweDirGalmoBeerXoghayaha Guud Qaramada MidoobayAf-IngiriisiWarshada kaluunka ee LaasqorayLaydiMiyigaDayax gacmeedDylan BesseauRa'iisul wasaarayaashii SoomaaliyaShabeelTaylor SwiftNabi Ayuub C.S.DalalkaMaxamed Cali KalaayTaariikhda Soomaaliya🡆 More