Dhulbare

77°59′31″W / 0.00000°N 77.99194°W / 0.00000; -77.99194 (highest point on the Equator)

Dhulbadhe, Dhulbare (Af Ingiriis : equator; Af Carabi : ar‎) waa xariiq qaloocanoo ku soo meereesto soo wareegta goobada meere taasi oo u kala qeybisa labo gobol.

Dhulbare
Dhulbare
Dhulbare
Wadanada uu dhexmaro xariiqda Dhulbadhaha (casaan) iyo wadanada uu dhex maro xariiqda Meridian (cirdhow)

Sida caadiga ah, Dhulbadhe waa xariiq khiyaali ah oo dhulka u qeybisa Cidhifka Waqooyi iyo Cidhifka Koonfur. Sidoo kale, xariiqda dhulbadhuhu waxay leedahay dherer dhan 40,075 km; taasi 78.7% ka mid ah dhex marto biyaha badaha iyo 21.3% oo dhul dhex marta.

Guud ahaan, dhamaan meerayaasha koonka waxay dhamaantood leeyihiin xariiq dhulbadhe.

Sharaxaad

Dhulbadhe waa xariiq dhexmarta meere kasta taasi oo u qeybisa labo gobol; koonfur iyo waqooyi. Dhulbadha, sidoo kale loo yaqaano Xariiqda Dhexe waxay meeraha dhulka ka dhex martaa qaarada Afrika, Badhtamaha Ameerika, iyo qeybo ka mid ah Aasiya.

Sidoo kale fiiri

Tixraac


Dhulbare 
Wiki Commons waxee heysaa war la xiriiro:

Tags:

Geographic coordinate system

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

Cabdalle SabdiCaliGaanaGalbeedka AfrikaYaanyuurMarookoUTC+3Nabi Nuux C.S.Jibriil YoonisKuubaMeksikoBeljimWabiga NiilHodan CabdiraxmaanSoomaaliDishiisheMaaliBayolojiDhagaxXaqiiqDagaalkii BederReer NuurBolandGoogleMaykorosoftiAljeeriyaShabeellaha DhexeLionel MessiAmber RoseXasan Sheekh MaxamuudGolahi Sare Kacaanka SoomaaliyaWarshadMadhibaanBardhereNabi Yacquub C.S.BeledweyneBaaySaldanada GelediXiisGalguduudMakaahiilDimoqraadiMaalinta Madaxbanaanida SoomaaliyaSiwaarqoonCilmi BaarisDoorashooyinka SomalilandMadagaskarGaraadtooyada DaraawiishEeleySaliidAqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka SoomaaliyaSalaajiqada waaweenAfarta xilliMaahmaahXaasaska Nebi MuxamedMalaysiyaSoomaaliyaAstaanta Calanka CirdhowBurcoCurudka SamaroobMaxamed CigaalJabaanCaruurta Nebi MuxamedInternational Standard Book NumberMidowga Maxkamadaha IslaamigaBanaadirHubeerNayjeeriyaHabar ejiJarsoMaalinta DhulkaWebiyadaSaaxil🡆 More