Luqada Carabiga (Af Ingiriis : Arabic; Af Carabi: لغة عربية) waa luqad ay ku hadlaan in kabadan 422 Milyan oo Qof, Waxanay leedahay Lahjado badan, waana mid kamida luqadaha caalamka ugu,shacbiyada badan luqada carabiga waxa sigaar ah u adeegsada dadka islaamka ah waayo waxa kusoo dagay Qur'aanka kariimka ah.
waxa kale oo carabiga ku qoran axaadiista Rasaaulka C.S, waxa jirta in luqada carabigu ay raad wayn kuleedahay luqado aad ubadan sida luqadeena soomaaliga, waxa jira ereyo caalami ah oo caalamku isticmaalo oo asal ahaan kasoojeeda luqada carabiga waxaana kamida Sonkor waxa kamida (Alcohol)=(الكحول) (Admiral)=(أمير البحر) waxa jira kalmado badan oo si caalami ah loo isticmaalo laakiin asal ahaan kasoojeeda luqada carabiga, luqada carabiga waxa lagaga hadalaa, kasokoow dhulka carabta waxaa lagaga hadlaa sida wadamada Jad, Eratareya, Israaiil iyo Qaramada Midoobay.
Af-Carabi | ||
---|---|---|
العَرَبِيَّة al-ʻarabiyyah | ||
Dhawaaq | /ˈʕarabiː/, /ʔalʕaraˈbijja/ | |
Dhalad u ah | Wadanada Jaamacada Carabta, iyo deegaano kale oo ka tirsan Afrika, Aasiya iyo Yurub | |
U ah afka hooyo | 290 million - 420 million (2017) | |
Qoyska luqada |
| |
Early forms: | Af-carabi wakhti hore Af-Carabigii hore Af-Carabigii dhexe
| |
Standard forms | Modern Standard Arabic | |
Dialects | Yememni Judeo-Arabic | |
Hab qoraalka | Far Carabi Arabic Braille Syriac alphabet Hebrew alphabet Greek alphabet | |
Xaalada Rasmiga | ||
Ka ah Luqad rasmi | Af-Carbigu waa luuqada dowliga ee 28 wadan, iyo luuqada sadexaad ee ku xigta Af-Ingiriiska iyo Af-Faransiiska Liiska
| |
ka ah luuqadaha la aqoonsaday ee laga tirada badan yahay | ||
Koodka luqada | ||
ISO 639-1 | ar | |
ISO 639-2 | ara | |
ISO 639-3 | ara – inclusive code Individual code: arq | |
Luqadda la adeegsado | 12-AAC | |
Wadanada Af-Carabigu ka yahay luuqada koowaad (midabka cagaarka) | ||
cagaarka waa wadamada afka carabigu afka kali ah rasmiga; buluuga daran: wadamada afka carabiga iyo af kale laga isticmaalo; buluuga khafiifka ah wadamada carabiga luuqada labaad uu ka yahay ama carabtu ku yaryihiin | ||
{{{1}}} |
Waxaa jira 19 qaybood oo dhawrista fiilka carabiga. Waxay tahay:
Afcarabigu waa mid kamida bahda Luqadaha Semitiga, luqadahan oo u kala baxa amaba ku kala firidhsan Afrika iyo Aasiya
This article uses material from the Wikipedia Soomaali article Carabi, which is released under the Creative Commons Attribution-ShareAlike 3.0 license ("CC BY-SA 3.0"); additional terms may apply (view authors). Content is available under CC BY-SA 4.0 unless otherwise noted. Images, videos and audio are available under their respective licenses.
®Wikipedia is a registered trademark of the Wiki Foundation, Inc. Wiki Soomaali (DUHOCTRUNGQUOC.VN) is an independent company and has no affiliation with Wiki Foundation.