Garxajis

n

Garxajis waa beelaha ka mid ah beelaha Isaaq. Garxajis wuxuu u kala baxa Ciidagale iyo Habaryoonis.waa labada reer ugu ballaadhabeelaha isaaq Deegaaahaan,waana reeraha ugu waaweyqabiilada soomaaliyeed tiro ahaan.waxay soohdiqabiil la leeyihiiOgadedhinaca koonfureed, iyo dharw jilib ee Isaaq dhinaca galbeed, iyo dhinaca bariga wuxuu habaryoonis soohdila leeyahay reer darawiish iyo Warsangeli. Waa reer dagaaku ah Somaliland,koonfur Somalia, Ethiopia waxay luGu qiyaasa tiradooda ika bada5malyaiyo badh

Maroodi jeex 885k Togdheer. 670k Saaxil 230k Sanaag 870k Qaybo kamida Laascaanood 106k

Soomali galbeed dds 567k Koonfurta Soomaaliya 670k Dhulka qurbaha gaar ahaUK waxa ku nool 67k Uganda waxa ku nool cali Siciid o kamida jufooyinka habar Yoonis 35k weeye tiro ahaa

garxajiska waxa kale oo lagu magacaaba g36 bower 

Q. prof.nadiir yusuf ibrahim ismail

HABAR YOONIS /CIIDA GALE

HALDOORADOODUNA WAXAY GAADHAYAAN 360K OO QOF ISKUNA JIRA ABWAANO FANAANIIN QORAYAAL SIYAASIIN CULUMO MADAXDHAQAYDYO SOOSAARAYAAL DIRECTORO IYO KUWA KALE OO BADAN

HADAAN KU BILOWNO DADKA AADKA UGU CAANSAN EE LAWADA YAQAANO

FANAANIINTA:MOHAMED BK-QAMAR SUGAANI-CABDI YARE-UGBAAD ATAGSAN-CABDI HANI-WARDA SICIID-ROODA KAYF-IYO KUWA KLE OO BADAN

DIRECTERADA:CABDIRAHMAAN TOOSIYE-SUDAYSI CABDILAAHI(TALASAME)-MOHAMED DHAMAC-SICIID DAAWIYE(SOOSAARIHII UGU HOREEYAY (MUSALSALADA SOMAALIDA)

SIYAASIINTA:CABDIRAHMAAN CABDILAAHI(CIRRO)-FAYSAL ALI WARAABE-

Tags:

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

Farxiya FiskaDhigahaLagosWabiga JubbaCabdicasiisBooramaSalaajiqada waaweenMaxamuud hartiBangaladheshSeerbiya2006Windows 7Abu HurayraSacuudi CarabiyaBayolojiHadalBuuriNabi HuudQarniBeesha BahoGeedBaydhaboWanlaweyn-BeledweyneBaargaalWayteenSaldanadii AjuuraanJamaykaCalanka cirdhowAasiyaImaam Axmed GurayBakteriyaKhilaafada RaashidiintaMeheriDooroAsharaafAsadu-diin shiirkuuPuntlandMaxamed CigaalSoomaali GalbeedCaabudwaaqDagaalkii soomaalia iyo itoobiyaLiin bambeelmoMucawiyaBardhereNew ZealandCagaarshow BKubadda CagtaAl-ShabaabLibaaxFalastiinCalanka SomalilandBaalcad absameMadaxweyneyaashii PuntlandISO 3166SoomaaliweynNebi Maxamed c.sGobolada SomalilandXarafDhaqanka SoomaaliSheeko SoomaaliGooryaankaDabajeex (qori)Af-SoomaaliMeksiko2007Dadka CadWardheerCabdalle SabdiCilmi BoodhariJabaanUsaama bin zeydAfgooyeIsaaqIsraaiilXamaaratoDhir🡆 More