Cunto Soomaali

Cunto Soomaali (Af Ingiriis : Somali cuisine; Af Carabi : ar‎) waa cuntada ay caanka ku yihiin dadka Soomaalida meel kasta ooy aduunka kaga nool yihiin.

      Kani waa maqaal ku saabsan nooc ka mid ah cuntada dadka Soomaalida. Qoraalo kale fiiri cunto iyo raashin

Cunto Soomaaliga waxaa ka id ah cuntada hido iyo dhaqanka, casuumadaha, cuntada maalin kasta la isticmaalo iyo dhamaan raashinka dadka Soomaalidu isticmaalaan sida hilibka, sukhaarka, bariiska, baastada, garowga, heeda iyo wixii la mid ah. Sidoo kale waxa cunto Soomaaliga ka mid ah habka iyo qaabka dadka Soomaalida u diyaariyaan (kariyaan) cuntada, iyo noocyada u khaaska ah dadka Soomaalida.

Cunto Soomaali
Cunto Soomaali

Guud ahaan, shacabka caalamka waxaa caado u ah in dhaqanka, luuqada, iyo aqoonta la kala amaahdo. Sidaas darteed waxaa jira waxyaabo badan oo dadka Soomaalida ah ka soo amaahdeen wadanada jaarka ah, noocyo Soomaalidu aliftey, iyo waxyaabo khaas u ah bulshada Soomaalida. Cuntooyinka Soomaalidu ku caanka tahay waxaa ka mid ah canjeerada/laxooxda, sambuus, xalwo, sabaayada, malawaxa, qureebaad, canbuulada iyo sukhaarka.

Cunto Soomaali

Cunto Soomaali (Af Ingiriis : Somali cuisine; Af Carabi : ar‎) waa cuntada ay caanka ku yihiin dadka Soomaalida meel kasta ooy aduunka kaga nool yihiin.

Si la mid ah shacabka caalamka, bulshada Soomaalidu waxay hido iyo dhaqan u leeyihiin noocyo badan oo cunto ah, kuwaasi oo deegaanada ku kala duwan yihiin. Cuntooyinka Soomaalidu waxay ku kala duwan yihiin wakhtiyada kuwaasi oo siyaabo kala duwan loo diyaariyo wakhtiyada kala duwan. Inta ugu badan waxaa lagu darsadaa cuntooyinka wakhtiga quraaca, qadada iyo cashada, laakiin wakhtiyadu intaas kuma koobna. Noocyada wasladu ee deegaanada Soomaalida ku caanka ah waxaa ka mid ah xaniidka iyo waslada cad. Dadka Soomaalidu waxay waslada ku diyaariyaan hilib, khudaar, milix, saliid, biyo iyo xawaash kuwaasi oo si xirfad leh loo karkariyo ilaa ay gaadho heer nooca loogu talogalay ah.

Cunto Soomaali

Cunto Soomaali (Af Ingiriis : Somali cuisine; Af Carabi : ar‎) waa cuntada ay caanka ku yihiin dadka Soomaalida meel kasta ooy aduunka kaga nool yihiin.

Cunto Soomaali

Cunto Soomaali (Af Ingiriis : Somali cuisine; Af Carabi : ar‎) waa cuntada ay caanka ku yihiin dadka Soomaalida meel kasta ooy aduunka kaga nool yihiin.

Cunto Soomaali

Cunto Soomaali (Af Ingiriis : Somali cuisine; Af Carabi : ar‎) waa cuntada ay caanka ku yihiin dadka Soomaalida meel kasta ooy aduunka kaga nool yihiin.

Cunto Soomaali

Cunto Soomaali (Af Ingiriis : Somali cuisine; Af Carabi : ar‎) waa cuntada ay caanka ku yihiin dadka Soomaalida meel kasta ooy aduunka kaga nool yihiin.

Cunto Soomaali

Cunto Soomaali (Af Ingiriis : Somali cuisine; Af Carabi : ar‎) waa cuntada ay caanka ku yihiin dadka Soomaalida meel kasta ooy aduunka kaga nool yihiin.

Cunto Soomaali 
Wiki Commons waxee heysaa war la xiriiro:

Tags:

Cunto Soomaali Dadka SoomaalidaCunto Soomaali Noocyo kala duwanCunto Soomaali MuuqaalkaCunto Soomaali Qoraalo La XidhiidhaCunto Soomaali Linkiyo BanaankaCunto Soomaali TixraacCunto SoomaaliAf CarabiAf IngiriisBaastoBariisCuntoGarowHeedHilibSoomaaliSukhaar

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

Ceel CaddeCilmi BoodhariCaliDadka SoomaalidaDhooboJowleDawladii Somaliland (1960)Abu HurayraDoorashada Baarlamaanka Soomaaliya, 1964Ximan & xeebGalmada dabadaBisha RamadanDhaqaallaha SoomaaliyaBeerSoomaalidaSigaarISO 3166DudubleMagaalooyinka MaraykankaIligAfarta xilliAbwaanSheekhaal JaziiraCagaarshow CBoondheereGaashaanbuurta NATOAf CarabiHabar ejiQaaradahaUstareliyaXawaadleAsharaaf sarmaanDhagoolWaqooyiga SoomaaliyaBaarliinSadaam XuseenTiirarka IslaamkaGaarisaSanadNabi Suleymaan C.S.Guska weynDagaalkii BederNayjeeriyaGeeska AfrikaDastuur2021HindiyaYurubXorta ahXeebta FoolmaroodiKhadiijoDhulgariirAfdhere JamaKoobka Adduunka29 DiseembarCeel BuurXasan BarsaneRahWikiMemory cardWikibidhiyaJuqraafiga SoomaaliyaDastuurka SoomaaliyaHodan CabdiraxmaanBelarusNaasleyAf SoomaaliXiriirka Arrimaha Dibedda SoomaaliyaWaxaraxirAw-dhuleedka AfrikaWarshada Sonkorta ee JowharSSDFSSC-Khatumo stateCabdulaahi bin zubeyrAayad🡆 More