Alifbeetada Indhoolayaasha

Alifbeetada indhoolaha (en:braille) waa alifbeetada suurageliyay in la qoro oo loo akhriyo qoraallada kuwa aragga naafada ah.

Habka Braille waa habka wax loo qoro. Waxaa loogu magac daray Louis Braille oo ahaa ninkii Faransiiska ahaa ee hindisay. Nidaamka waxaa isticmaala dadka indhoolayaasha ah si ay wax u akhriyaan waxna u qoraan. Habka indhoolayaasha waxay adeegsadaan kuuskuus kor u kacay ama dhibco ah oo far lagu dareemi karo. Qayb kasta oo dhibco ah waa alifbeetada xarfaha, iyo tirooyinka iyo xarakaynta qaar.

Alifbeetada Indhoolayaasha
Alifbeetada Indhoolayaasha Maqaalkan guud waa la bilaabay.
Wax ma ka taqaan Alifbeetada indhoolayaasha sida taariikhdeeda ama xidhiidhka ay la leedahay mawduucyo kale?
Waxaa laga yaabaa inaad ku aragto macluumaadka Wikibidhiya Ingiriiska ama luqado kale oo ay tahay in la tarjumo?
Markaa waxaad ku caawin kartaa Wikibidhiya leh wax ka bedel oo ku dar xog.

Tags:

Alifbeeten:braille

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

Xamza bin cabdi mudalibAsharaafYugandhaBalcadKeenisyoLiiska magalooyinka ugu dadka badan qaarada africaSaliid MacsaroTalyaaniSoqotraMaskaxManchester City FCXisbiga SYLSaynisSaraarYemenLiiska Xisbiyada Siyaasadda SoomaaliyaSSC-Khatumo stateLacagAbaajibilMia KhalifaAw qudubGoldDadka BaantuugaDoorashada Baarlamaanka Soomaaliya, 1969Heo Yoo-rimDimoqraadiCiidanka Xooga Soomaaliya10-ka saxaabi ee Janada loogu bishaareeyayKumbuyuutarJustin BieberInternational Standard Book NumberTaylandJamhuriyaddaCiidanka BaddaBuuhoodleSanadBadweynta KoonfuredSextubeDiyaarada SoomaaliyaAbaarXiriirka Arrimaha Dibedda SoomaaliyaCeelbacadBilahaSSDFSheebsanBaariisMasjid al-AqsaNetfilikisDiiwaanka Caasimadaha AfrikaJaamacada CarabtaAfbarwaaqoFilim FaafreebkaYurubHaber AwalXajHabdhiska DheefshiidkaJigjigaJinkis KhanSalaajiqada ruumMasagoMagacXiman & xeebBoondheereGaashaanbuurta NATOEsberantoGuska weynNikaragiwaSacuudi CarabiyaKintirkaWax ka bedelkaMUUSE ISMACIILDayniileAf-maldahaSaxaafadWindows 7🡆 More