Liiska Xisbiyada Siyaasadda Soomaaliya

Halkan waxaa ku jira dhamaan liiska xisbiyada siyaasada wadanka Soomaaliya.

Hordhac

Tan iyo wakhtigii dadka Soomaalidu qaateen xoriyada waxaa jiray xisbiyo siyaasadeed. Sanadkii 1969kii ayaa waxaa talada wadanka la wareegay Golaha Sare Kacaanka (SRC) kuwaasi oo dhowr nooc oo xisbiyo ah soo bandhigay; sida Xisbigii Kacaanka Hantiwadaaga. Si kastaba ha ahaatee, waxaa wadanka Soomaaliya ugu horeeyay Xisbiga SYL, kuwaasi oo ahaa xisbigii la dagaalamay gumaystihii wadanka.

Markii Jaale Siyaad Barre la wareegay talada wadanka, waxaa meesha ka baxday dhamaan xisbiyadii bulshada ee madaxa banaanaa, wakhtigaasi oo wadanka Soomaaliya iskubedelay nidaamka shuuciyada ee laga keenay wadanka Ruushka iyo Shiinaha. Ka dib, markii uu dhacay dagaalkii sokeeye ee wadanka sanadkii 1991kii ayaa waxaa meesha ka baxday dhamaanba nidaamkii dowladnimo ee wadanka Soomaaliya. Si kastaba ha ahaatee, dadaalo badan oo dawlad dhisid ah ka dib waxaa Soomaaliya dib uga soo noolaaday nidaamka xisbiyada kuwaasi oo ilaa maanta daciif ah.

Xisbiyada

Xisbiga Midowga Dhalinyarada Soomaaliyeed (loo soo gaabiyo: SYL) wakhtiyadii hore loo yaqaaay Kooxda Dhalinyarada Soomaaliyeed (Somali Youth Club) (SYC), waxay ahaayeen xisbi siyaasadeed ka shaqayn jirey wadanka Soomaaliya. Xisbigani wuxuu ku bilaabmey urur dhalinyaro ah, markii dambe isku bedelay xisbigii dhaqdhaqaaqa ugu horeeyey ee Madaxbanaanida wadanka Soomaaliya sanadihii u dhexeeyay 1950kii ilaa 1960kii.

Liiska Xisbiyada Siyaasadda Soomaaliya 
File:SoomaaliSYL.png
SYL waa urrur siyaasadeedkii ugu horeeyay ee Soomaaliya.

Ururka SYL (laga keenay: Somali Youth League) waxaa la'aasaasay 15 Maajo sanadkii 1943 wuxuuna qeyb wax ku ool ah ka qaatay Xoriyadii dalka Soomaaliya ee lahay 1960kii waxaana ku midaysnaa dhalin yaro Soomaaliyeed oo da, yar ah. Dhalin yartii u istaagay xornimada Soomaaliya waxey ahaayeen kuwo u baahnaa in wadanku xor noqdo isla markaana ka hoos baxo gumaystihii wakhtigaasi haystay.

Xisbiyada Qaranka

Liiska Xisbiyada Siyaasadda Soomaaliya 
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud waa aasaasaha iyo gudoomiyaha Xisbiga Nabadda iyo Horumarka.
Liiska Xisbiyada Siyaasadda Soomaaliya 
Raiisalwasaarihii hore Maxamed Cabdulaahi Maxamed, waa gudoomiyaha Xisbiga Tayo.

Wadanka Soomaaliya waxaa maanta ka jira tiro badan oo xisbiyo siyaasadeeda ah, kuwa ugu muhiimsan waxaa ka mid ah:

Xisbiyada Maamulgoboleedka

    Puntland
  • Xisbiga Horseed

Sidoo kale fiiri

Maqaalo kale

Tixraac

Tags:

Liiska Xisbiyada Siyaasadda Soomaaliya HordhacLiiska Xisbiyada Siyaasadda Soomaaliya XisbiyadaLiiska Xisbiyada Siyaasadda Soomaaliya Sidoo kale fiiriLiiska Xisbiyada Siyaasadda Soomaaliya Maqaalo kaleLiiska Xisbiyada Siyaasadda Soomaaliya TixraacLiiska Xisbiyada Siyaasadda SoomaaliyaSoomaaliya

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

Dayaxa meereSabuurXisbiga SYLSaynab bint MuxamedAbuu Dar AlghafaariAasiyaLisaXasan Cali KhayreIsmaaciil MireMaxamed SalaancarrabeyMakkaSanguuniMagacJabuuti (magaalo)Luís Carlos Almeida da CunhaShanleeyXarafGaaljecelXamza bin cabdi mudalibXamarjajabAf-IngiriisiDharkeenleeyDhulka CarabtaDowladWaraabeInqilaabkii 1969-kiiDhagaxMalaku JibriilCali barreRee XasanLuqadaha KushiitigaXVideosMarinka GazaViktor OrbánMoringa (geed)Gabayada abwaanada hawiyeCaabudwaaqMaahmaahYemenYaaqshiidDagaarMidowga AfrikaToljecleJoorjiya (wadan)Wabiga NiilIlbaxaysiSoomaaliMaryama al-QibtiyyaCabdullaahi CiiseCarab SaalaxGusBeerMaxamed MoogeIligMasiixiyadShaamAnas bin maalikAbshir BacadleIlmi boodhariMadaxweyneyaashii PuntlandSaldanadii HobyoHobolada WaaberiKoobka AdduunkaXaliima MagoolAstaanta Qaranka ee SoomaaliyaImaam Al BukhaariDagaalki Iraq 2003QabiilQAAMUUSKA CIIDANKA XOOGGA DALKA SOOMAALIYEEDMacluumaadka TeknolojiyaddaCusmaan bin CafaanWikipediaOperating systemCimaamadDAGAALKII STALINGRADCeel Cadde🡆 More