Xiriirka Arrimaha Dibedda Soomaaliya

Xiriirka arrimaha dibadda ee Soomaaliya waa mid ku jira gacanta Madaxweynaha kaa soo ah hogaanka qaranka, Ra'iisul wasaaraha kaa soo ah Hogaanka xukuumadda, iyo wasiirka arimaha dibadda ee Dawladda federaalka Soomaaliya.

Taariikh kooban

Soomaaliya Kadib xornimadii 1960s waxay xiriir la lahayd dalal farabadan (..40-60+..) oo ay ka heli jirtay caawinaad waxaana ugu muhiim sanaa Talyaaniga, Midowga Sofiyet, dalalka ku bahoobay Jaamacada Carabta, Maraykanka, Jarmalka iyo Shiinaha, iyo Midowga Yurub.:•

Wasaarada Arimaha Dibeda

Wasaarada Arimaha Dibada Soomaaliya waa wasaarad ka tirsan Dawlada Soomaaliya taasi oo maamusha arimaha xidhiidhka dibada ee Soomaaliya. Wasaaradani waxay hoostegtaa Wasiirka Arimaha Dibeda Soomaaliya, xilkaasi hada waxaa haya Cabdisalaam Cumar.

Sida caadiga ah, Wasaarada Arimaha Dibedu waxay u qaabilsan tahay xidhiidhka arimaha dibeda, siyaasada dibeda, go'aanada dowladaha kale iyo metelida dowlada Dowlada Federaalka Soomaaliya. Sidoo kale, wakaaladani waxay uga qeybgashaa dowlada wadanka dhamaan shirarka Qaramada Midoobay, Ururada Siyaasi, iyo dhamaan xidhiidhka caalami.


Sidoo kale fiiri

Xigasho

Tags:

Xiriirka Arrimaha Dibedda Soomaaliya Taariikh koobanXiriirka Arrimaha Dibedda Soomaaliya Wasaarada Arimaha DibedaXiriirka Arrimaha Dibedda Soomaaliya Sidoo kale fiiriXiriirka Arrimaha Dibedda Soomaaliya XigashoXiriirka Arrimaha Dibedda SoomaaliyaDawladda federaalka SoomaaliyaMadaxweynaha SoomaaliyaRa'iisul wasaareSoomaaliya

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

AbriilTogdheerDillaGarxajisItoobiyaBeeldaaje FaaraxMasagoBoqortooyada MidowdayDagaalkii sokeeye ee SoomaaliyaFaraanti galis (far)HartiBahda Qoraxdu MidaysayCismaan KeenadiidGaraad Jaamac Garaad CaliAbella DangerDawladii Somaliland (1960)Aw-dhuleedka AfrikaSkotlandGuddiga Af Soomaaliga'''Cabdalla Abokor'''GedoRuun NirgoodDiinsiMaalinta Madaxbanaanida SoomaaliyaAfgooyeXafada daha baardheereLisaSiyaad BarreAbgaalDowladii UmawiyiintaRas kambooniWiki CommonsSaruurDaadmadheedhNebalIsraaiilMia KhalifaLibaaxXisbiga SANUMudugGaraamBeesha Habar CafaanSheeko SoomaaliCaabudwaaqCasuus (midab)Muuse Shiikh IsxaaqWaxbarashada SoomaaliyeedXamarweyneDerriGeelWaaciyeWasaaradda Gaashaandhigga SoomaaliyaDawlada CosmaniyaMeheriBadweynta BaasifigaCiidanka Asluubta SomalilandMaxamed Cabdulaahi MaxamedKeski qabeArjantiinaWiil waalHoosingowLuuqUgbaad AragsanDhagaxGarsoorka SoomaaliyaSaraarGaanaGalmada dabadaJagada Madaxwaynaha SomalilandDalxa bin Cubeydilah R.C.Dagaalkii uxud2020DishiisheAbaajibilDhaqaallaha SoomaaliyaXorta ah🡆 More