Daadmadheedh: Gobol: Daadnadheedh

Daadmadheedh maaha gobol ka mid ah Somaliland.

Gobolkan laguma xusin Xeerka Ismaamulka Gobolladda iyo degmooyinka, Lr. 23/2019.

Daadmadheedh waa gobol ka tirsan GoboladaSomaliland, waxaana uu Gobolnimada qaatay sannadkii 2008. Waxaana uu ka mid yahay goboladii cusbaa ee Madaxweynaha Somaliland Daahir Rayaale Kaahin uu ku kordhiyay sannadkii 2008. Magaalo Madaxda Gobolka Daadmadheedh waa Degmada Oodweyne oo degmonimada qaadatay sannadkiu 1962.

Daadmadheedh

Daad madheedh
To
Dal Somaliland
Tirada dadka
 • Dhammaan89,178
Aag saacadeedUTC+3 (EAT)

Daadmadheedh waxa xad la wadaagaa gobollada Togdheer, Saaxil, Maroodi Jeex iyo Gobolka Jarar ee Itoobiya.

Gobolka Daadmadheedh waxa uu ku fadhiyaa cabbir aad u balaadhan, waxaana hoos yimaada 72 tuulo. waxa uu caan ku yahay xoolaha nool iyo beeraha, waxa mara ilaa 7 doox kuwaas oo ay dadku uga faaiidaystaan beeraha.


Daadmadheedh: Gobol: Daadnadheedh
Daad madheedh
Daadmadheedh: Gobol: Daadnadheedh
Ahmed Mahamoud Silanyo, 4th President of the Republic of Somaliland, speaking at Chatham House in 2010.
File:Somalia (168).jpg
The Somalia countryside.
Daadmadheedh: Gobol: Daadnadheedh
View of the Cal Madow Mountains, home to numerous endemic species.

Template:Gobolada Soomaalia

Tags:

19622008Daahir Rayaale KaahinMadaxweynayaashii SomalilandOodwayneSomaliland

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

OrgiMagacyada AllahXarafCabdiqaasim SalaadSurre (beel)GarooweWabiga JubbaBeesha Habar CafaanKamsarWikibidhiyaAyaanle cayrJowharMoobleenQaamuusLacey DuvalleWaxaraxirCimiloLuuqad (Af)DastuurRamadaanSadaxleeySoomaaliWaaciyeKoonfur GalbeedDhaqanMaroodi JeexAbaajibilShiishadGarreMadiinaNabi Ibraahiim C.S.DhulRuwandaBuuhoodleDowladii UmawiyiintaSaado Cali WarsamePuntlandQolobaa CalankeedQabiilada SoomaalidaGegada diyaaradaha Cabdullahi YuusufGalguduudDegoodiJirriibanTogdheerLisaJijeeleNaxariis iyo Nabadgelyo Korkiisa Ha AhaatoISO 3166Soomaali GalbeedDad QalatoAadan YabaalSabiibYugandhaUsaama bin zeydXeerYurubTaariikhda SomalilandCaabudwaaqHeerkulAduunkaUrurka Iskaashiga IslaamkaDhishiike (qori)GuuroowDayniileAstaanta Qaranka ee SoomaaliyaKenyaSablaale🡆 More