Talyaaniga

W:Es:Italia Talyaaniga, ama Jamhuuriyadda talyaaniga W:it:italia(Af-Taliyaani : Repubblica italiana) waa dawlad ku yaalaa qaarada yurub.

Waxa uuna xuduud la wadaagaa wadamada Faransiiska iyo wadanka Iswisarland iyo wadanka Ostariya.!!

Talyaaniga
Talyaaniga
Heesta qaranka: [Ode Al Leader]]  (Af-Talyaani)
File:Fratelli d'Italia.ogg
Location of Talyaaniga (dark green) – in Europe (light green & dark grey) – in Midowga Yurub (light green)  –  [Legend]
Location of Talyaaniga (dark green)

– in Europe (light green & dark grey)
– in Midowga Yurub (light green)  –  [Legend]

Location of Talyaaniga (dark green)

– in Europe (light green & dark grey)
– in Midowga Yurub (light green)  –  [Legend]

Magaalo madax
Waa Magaalada ugu balaaran
Roma
41°54′N 12°29′E / 41.900°N 12.483°E / 41.900; 12.483
Luqadaha rasmiga ah Af-Taliyaani a
Dadka Talyaani
Xukunka Jamhuuriyadda
Sharci dejinta Baarlamaan
 -  Aqalka sare Senato della Repubblica
 -  Aqalka hoose Camera dei deputati
Boqortooyo
 -  Midoobidda Maarso 17, 1861 
 -  Jamhuuriyadda Juun 2, 1946 
 -  Founded the Suuqa ka dhaxeeya Yurub (now the European Union) Janaayo 1, 1958 
Baaxad
 -  Guud ahaan 301,338 km2 (72aad)
116,347 sq mi 
 -  Biyo (%) 2.4
Tirada dadka
 -  2013 qiyaasta 60,782,668 (23aad)
 -  2011 Tirakoob 59,433,744 (23aad)
 -  Mugga Dadka 201.7/km2 (63aad)
522.4/sq mi
Wax soo saar (PPP) 2014 qiyaastii
 -  Guud ahaan $2.066 trillion (12th)
 -  Qof qof $34,455 (31st)
Wax soo saar (Iskaga magacaaban) 2023 estimate
 -  Guud ahaan $2.13 trillion (8aad)
 -  Calaa qof $35,512 (27th)
Qaybsiga (2011)31.9 (medium)
Kobaca (2013)Steady 0.872 (very high / 26th)
Lacagta Euro (€)b (EUR)
Waqtiga CET (UTC+1)
 -  Xagaa (DST) CEST (UTC+2)
Thiinada telka 39c
Furaha Internetka .itd
a. French is co-official in the Aosta Valley; Slovene is co-official in the province of Trieste and the province of Gorizia; German and Ladin are co-official in South Tyrol.
b. Before 2002, the Italian Lira. The euro is accepted in Campione d'Italia, but the official currency there is the Swiss Franc.
c. To call Campione d'Italia, it is necessary to use the Swiss code +41.
d. The .eu domain is also used, as it is shared with other European Union member states.

Waqtiga gumeysiga, qusuusiga Maxamuud Macallin Cagadhiig oo Darwiish ahaa, baa guuldarray Talyaaniga magaalada Beletweyne dhexdeed.

Talyaaniga
Talyaaniga
Risotto italyanika

Dowlada

Nidaamka siyaasadeed ee Talyaanigu wuxuu astaan ​​u yahay jamhuuriyadda baarlamaanka, taas oo baarlamaanku yahay hay'adda kaliya ee qabata matalaadda rabitaanka shacabka. Madaxweynaha Jamhuuriyadda: waa madaxa dawladda wuxuuna metelaa midnimada qaranka; waxaa doorta Baarlamaanka; wuxuu magacaabaa Ra'iisul Wasaaraha, markuu soo jeediyona, wasiirrada. Waxay kala diri kartaa goleyaasha Baarlamaanka Labada Aqal (Golaha Wakiilada iyo Guurtida Jamhuuriyadda): waxay adeegsadaan awooda sharci dejinta iyo codeynta kalsoonida dowladda. Xukuumadda: waxay fulisaa awoodda fulinta, waxay ka kooban tahay Ra'iisul Wasaaraha iyo wasiirrada, kuwaasoo soo dhisa Golaha Wasiirrada,. Garsoorka: wuxuu adeegsadaa awooda garsoor (baaris iyo xukunba), waa mid madax banaan oo ka madax banaan awood kasta oo kale. Golaha Sare ee Garsoorka: wuxuu u xilsaaran yahay isxukunka garsoorka, gebi ahaanba ka xoreynta saameynta dowladda, gaar ahaan Wasaaradda Caddaaladda.

Xubin

Magalloyinnka

Waddanmaha La Degaan Talyaaniga

Dhaqan

reer taliyaanigu waxa ay haystaan diinta kiristanka raysal wasaaraha wadanku hada waa salfiyo barlaskooni lacagta wadankaa lagu isticmaalaa waa lacagta midawga yurub ee yoorada loo yaqaano taliyaanigu waa dawlad wayn oo caana taariikh soo jireenan wuu leeyahay dawlada taliyaanigu waxa ay ka midtahay dawladaha loo yaqaano G8 ee xaga warshadaha hore uga maray taliyaanigu waxa uu gumaystay wadamu kamida qaarada afrika sida soomaaliya ertariya iyo libiya luqada wadanku waa taliyaani taliyaanigu waa jamhuuriyad dimuquraadi ah taliyaanigu waxa uu ku yaala bada dhexe halkaas oo ay ku taalo jasiirada sisiiliya oo ah qayb ka mid ah wadanka taliyaaniga taliyaanigu waxa uu leeyahay warshado badan oo wax soo saara ganacsiga taliyaanu badanaa waxa uu gaadhaa Afrika bogan waxaa qoray.

Talyaaniga 
Sandro Pertini

Tiswir

Talyaaniga 
Magaloyinka: Bologna, Torino, Geneo, iyo Nápoles.

Waxay ku taalaa gacanka Itaaliya ee yurubta koonfureed, iyo labada jasiiradood ee ugu weyn badda dhexe sida Sasiiliya iyo Sardiiniya. Talayaaniga wuxuu soohdinta la wadaagaa wadamada kala ah Faransiiska, Iswiizerlaan iyo Isloveeniya. Labada gobol ee madax-banaan oo ah saanmarino iyo Faatikanaka waxay ku dhex yaalaan gacanka Talyaaniga. Talyaani ama Itaaliya Waa dowlad yurub ah waxeyna dhacdaa Koonfurta qaarada yurub. Talyaaniga wuxuu ka koobanyahay 3 qeybood; Dhulka la xiriirsan yurub iyo 2da gaziirad ee lakal yiraahdo sicilia iyo sardegna. Dhanka woqooyi waxaa ka xiga talyaaniga buuraha Alpine. waxaana ku taala gudaha talyaaniga labo dowladood oo madax banaan oo kala ah; Faatikaan iyo Saan Mariino.
















Sido kale fiiri


Tixraac

Tixraac


Dalalka Yurub Talyaaniga 
Albania • Andorra • Armania • Aserbiijaan • Awstriya • Belarus • Beljim • Boland • Midowga Boqortooyada • Bortuqaal • Bosniya • Bulgaria • Denmark • Estoniya • Faatikan • Faransiiska • Finland • Giriig • Holland • Hungaria • Isbania • Islofaakiya • Isloveeniya • Iswisarland • Iswiidhan • Jarmalka • Joorjiya • Kosofo • Kroatia • Latfiya • Liechtenstein • Lithuaniya • Luksemburg • Makedonia • Malta • Monako • Montenegro • Norway • Romania • Ruushka • San Marino • Serbia • Talyaaniga • Jamhuuriyadda Tashik • Turki
Talyaaniga 
Wiki Commons waxee heysaa war la xiriiro:

Tags:

Talyaaniga DowladaTalyaaniga XubinTalyaaniga MagalloyinnkaTalyaaniga Waddanmaha La Degaan Talyaaniga DhaqanTalyaaniga TiswirTalyaaniga Sido kale fiiriTalyaaniga TixraacTalyaanigaAf-TaliyaaniFaransiiskaIswisarlandOstariyaYurubw:Es:Italiaw:it:italia

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

Ciise (qabiil)DhirEastern Time ZoneGarreGoogleSalaada CisheJalmad1966JowharOlivia RodrigoJaamacadda LafooleHabar GidirBerberaBaarlamaanka Federaalka SoomaaliyaCabdalle SabdiFiidmeerCeel CaliAfrikaXiddigisCareys KarsheAwdalOgadenDagaalkii (2006–2009)BaqdaadMidowga SofiyetDiinsoorXtubeYalovaDegmada Feer-feerIbnu BaduudaLeo TolstoyHargeysaWiil waalCafarAf-SoomaaliReeryoonisCudurShiicaCalanka cirdhow1993Koonfur GalbeedIsuduwaha Waqtiga CaalamigaGalbeedka AfrikaInternational Standard Book NumberDoorashooyinka SoomaaliyaCabdirashiid SharmaarkeAadan DaarGalguduudGobolada somalilandWebiyadaAfgooyeKhadra CigeWabiga JubbaCiidanka Cirka SoomaaliyaReer-DarawiishYuhuudaSoomaali GalbeedBaasaboorka SoomaaliyaSalaada SubaxCal MadowQofTogdheerVentusky.comDayax gacmeedMasagoHabboonXisbiga Hantiwadaagga SoomaaliyeedDiiwaanka Caasimadaha AfrikaQoryooleyBiciidHintire🡆 More