Mudug: Casimada mudug

Mudug waa gobol weyne ka tirsan gobolada Dalka Jamhuuriyada Soomaaliya, gobolka wuxuu xad la leeyahay, Galbeedka waxaa ka xigga dalka Itoobiya Koofur wuxuu xad la leeyahay Gobolka Galgaduud, waqooyi Gobolka Nugaal, halka Barri (Qorax kasoo bax) uu ka saaran yahay Badweynta Hindiya.

gobolka dhaqaalihiisa wuxuu Ku tiirsan yahay xoolaha nool. waaxana Dagah beelaha Sacad, saleebaan, Saruur, Majeerteen siiba Cumar Maxamuud, Leelkase "Xer", Sheekhaal siiba looboge, Dir siiba Surre iyo beesha Madhibaan siiba reer horogle.. Gobolkaan waxaa degen dad lagu qiyaaso 131,455 oo qof, tirakoobkii 2005.

Galmudug
Galmudug is located in Earth
Galmudug
Galmudug
Location in Somalia.
WadanMudug: Casimada mudug Soomaaliya
CaasimadaGaalkacyo
Area
290,462 km2 (112,148 sq mi)
Tirada dadka
 • Dhammaan3,169,120
Aag saacadeedUTC+3 (EAT)


File:Gal-Barwaaqo.png

Dagmooyinka

Degmooyinka kal

Gobolka Mudug waxaa loo kala qeeybiyaa koofur iyo waqooyi.

Koofur waa boqolkiiba %80 dhulka Gobolka Mudug, waana Galmudug, halka waqooyi uu yahay boqolkiiba 20 dhulka Mudug, waana puntland.

Koofur waxaa degga beelaha Sacad oo degga degmooyinka Hobyo iyo Gaalkacyo iyo Saruur oo degga Xarardheere.

Waqooyiga oo ah puntland waxaa degga beelaha Cumar Maxamuud (Majeerteen) oo degga Gaalkacyo iyo Jariibaan iyo Leelkase "Xer" oo degga Galdogob. [[1]]

https://www.duhoctrungquoc.vn/wiki/en/Mudug

Template:Gonbolka MuduG

Tags:

SoomaaliyaXoolo

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

BaayShariif AxmedAf IngiriisDaaroodKitaabWiil waalXasan BarsaneBari (Gobol)World Wide WebWebiyadaDagaalkii soomaalia iyo itoobiyaBakoolJowleKoonfur AfrikaGuuroowBuurhakabaYugandhaZeyd Binu XaarithaNooleCaaqilka gahayle gabayCaafimaadJack MaXasanLoolAf-SoomaaliDegoodiLuqadaha KushiitigaYurubJabuutiMaansoDagaalki Russka-JabaanHaber AwalKaxdaBocor guduudJaamacada CarabtaLaasqorayQolobaa CalankeedProton X70 SUVQabiilDhulbareBartireMoobleenGaalkacyoHogaamiyaha dhabtaaGobDhaqanka SoomaaliNabadTiirarka IslaamkaLiiska Jaamacaddaha SoomaaliyaAntoine GodetDaahir Rayaale KaahinRuushkaAw qudubLahjadaha Af SoomaaligaLuuqad (Af)NaasleyAasiyaSuuriyaWikipediaSuug (qori)Maxamed Cabdule XasanMarqaanAxmed IdaajaaCuntoSheekhaalDhoobleyUSCBogga HoreJuqraafiFarshaxan SoomaaliDimoqraadi🡆 More