Wasaarada Arimaha Dibada Soomaaliya (Af Soomaali : Ministry of Foreign Affairs of the Federal Republic of Somalia; Af Carabi : ar) waa wasaarad ka tirsan Dawlada Soomaaliya taasi oo maamusha arimaha xidhiidhka dibada ee Soomaaliya.
Wasaaradani waxay hoostegtaa Wasiirka Arimaha Dibeda Soomaaliya, xilkaasi hada waxaa haya Cabdisalaam Cumar.
Ministry of Foreign Affairs | |
Wasaarada Wasaarada | |
---|---|
La-sameeyay | 1956 |
Hoos-tegta | Soomaaliya |
Xarunta sare | Boondheere, Banaadir, Muqdisho 45°20′46″E / 2.04000°N 45.34611°E |
Minister responsible |
|
Barta | www.mfa.gov.so |
Sida caadiga ah, Wasaarada Arimaha Dibedu waxay u qaabilsan tahay xidhiidhka arimaha dibeda, siyaasada dibeda, go'aanada dowladaha kale iyo metelida dowlada Dowlada Federaalka Soomaaliya. Sidoo kale, wakaaladani waxay uga qeybgashaa dowlada wadanka dhamaan shirarka Qaramada Midoobay, Ururada Siyaasi, iyo dhamaan xidhiidhka caalami.
Hoos waxaa ku xusan wasiirada xilka ka soo qabtey Wasaarada Arimaha Dibeda Soomaaliya iyo wakhtiga:
This article uses material from the Wikipedia Soomaali article Wasaaradda Arrimaha Dibedda Soomaaliya, which is released under the Creative Commons Attribution-ShareAlike 3.0 license ("CC BY-SA 3.0"); additional terms may apply (view authors). Content is available under CC BY-SA 4.0 unless otherwise noted. Images, videos and audio are available under their respective licenses.
®Wikipedia is a registered trademark of the Wiki Foundation, Inc. Wiki Soomaali (DUHOCTRUNGQUOC.VN) is an independent company and has no affiliation with Wiki Foundation.