Midowga Maxkamadaha Islaamiga

Midowga Maxkamadaha waxee ahaayeen urur rabay in ee Soomaaliya ku xukumaan shareecada taariikhda marka ee u dhaxeesay 2006 ilaa 2007.

Ururkaan waxaa hogaaminaayay Shiikh Shariif Shiikh Axmed oo madaxweyne ka noqday Dowladda federaalka soomaaliya. 2006di ururkaan waxoo maamulaayay dalka oo dhan. inta aan ka eheen labada maamul ee woqooyiga iyo meelo ka mid ah gobolka gedo.Dhamaadkii 2006 urukaan waxaa soo weeraray ciidamo ka socda dalka Itoobiya, waxeena ku jabiyeen meelo ka mid ah gobolada Bay, Bakool iyo Hiiraan, waxee u carareen dhanka caasimada Muqdisho,Halkaas oo dagaal aad u xoogan ka dhacay, dad badan ayaa ku dhintay dagaaladaas iyo ciidamo farabadan oo ka mid ahaayeen kuwa itoobiyaanka iyo kuwa maxkamadaha islaamiga.Bilaawgii 2007 waxee u sii carareen dhanka gobolada jubooyinka. Halkaas oo looga dabatagay oo dagaal aad u b'an ka dhacay.Ururkaan waxoo isdhiibay 2007 markii dhulbadan laga qabsaday oo la'isku jilbo murxiyay.

Midowga Maxkamadaha Islaamiga
dhulkii ee ka talin jireen

Haraadiga Maxaakiimta Islaamiga ah waxay sii wadeen dagaalkii ay kula jireen kooxaha kale ee ka soo horjeeday Itoobiya ilaa 2009. Al-Shabaab waxay xorowday oo ay sii xoogaysatay duullaankii Itoobiya ka dib. Qaar ka mid ah Maxkamadaha Islaamka ayaa ku biiray Dowladda kadib markii ay isaga baxeen Ciidamada Itoobiya ee ku sugan Magaalada Muqdisho. Kuwo kalena waxay ku biireen Al-Shabaab, kuwii qunyar socodka ahaa ee hadhayna si tartiib tartiib ah ayay u libdheen sannadihii la soo dhaafay.

Taariikh

Tags:

BakoolBayDowladda federaalka kumeelgaarkaHiiraanItoobiyaMuqdishoShiikh Shariif Shiikh AxmedSoomaaliya

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

CumaanJamhuuriyadda KongoMasaajidTaylandHiiraan StateCamar bin caasAxmed FaaraxIlaahayLabaaleeyBoqortooyada Soojireenka SoomaaliyaJubbada DhexeWarshada Caanaha ee XamarAf-CarabiImaamu ShaaficiGalbeedka AfrikaAbuu Dar AlghafaariGaaljecelAbokor muuseBaydhaboNabi Muuse C.S.Ciidamada Qalabka Sida ee MasaaridaCiidanka Xooga SoomaaliyaAl-FaatixaSuugaanta Reer AlmisSSDFBeesha Habar CafaanMurtiDagaalki Russka-JabaanWaxaraxirMuduloodXasan Cali KhayreMeereLibaaxLiiska magaalooyinka SoomaaliyaGiriigaBuula xaajiLoolBolandRamadanUnugOPECKalandarka IslaamkaFalastiinMadagaskarDoorashooyinka SomalilandMaxamed FadalMoskowMaryama al-QibtiyyaMagaalooyinka MaraykankaMadaxweynayaashii JabuutiHeerkulDayax GacmeedWaqooyiga AfrikaIbraahim bin MuxamedSadaam XuseenJadwalka CuriyayaashaBiyo-xireenka HorukacaDagaalkii (2006–2009)Dagaalkii soomaalia iyo itoobiyaGaraadtooyada DaraawiishFaransiiskaSoomaali GalbeedQabiilBartireWikibidhiyaCanuuniSoomaalilandWarsangaliChatGPTIslofaakiyaSalaada Subax🡆 More