Yaaqshiid waa katirsan gobolk Banaadir.
waxay ku taalaa waqooyi bari ee magaalada Muqdisho.waana dagmada koowaad ee ugu baaxada weyn gobalka banaadir. Dagmadaan waxaa aas aasay Nuur Xiirey oo ah aabaha Imran waxaana la aas aasay 1985.
Yaaqshiid | |
---|---|
يقشيد | |
Dalka | Soomaaliya |
Gobol | Banaadir (BN) |
Degmo | Yaaqshiid (Muqdisho) |
Waaxyaha | : Suuq-Bacaad, beerta raaxada ee ganacsadaha imran, Tawfiiq, Fagax, Caymiska, Juungal, Jen Daa'uud iyo buula geesaale |
Dowlada | |
• Duqa | C/weli C/laahi Maxed Shirbow (Gudoomiyeha Degmada Yaaqshiid) |
Area | 67 km2 (26 sq mi) |
Joogga | 5 m (16 ft) |
Tirada dadka (2020) | |
• Dhammaan | 1.5m |
Magac kale | Ree Yaaqshiid |
Aag saacadeed | UTC+3 (UTC) |
• Xagaa (DST) | UTC+3 (UTC) |
Thiinada Boostada | 10016 |
Thiinada Tel | Hertel 064, Telecom 021 Nationlink 043 |
Ciidaha | Ciid weyn iyo ciid yar |
Maalinta Ciidda | 10ka Carafo iyo 1da soon fur |
Website | Mareegta internetka |
E-mail [email protected] Facebook/degmadayaqshiidh.com |
Inkastoo ayna jirin tirakoob rasmi ah hadana dadka degan waxaa lagu qiyaasaa 1m oo qof. Degmadan qabiil ahaan waxaa Ku badan beelaha Abgaal, Habargidir iyo sheekhaal
Yaaqshiid waa katirsan gobolk Banaadir.
. xaafada tookiyo
Deggmadan waxey ka qayb gashay tartamo fara badan oo xilli ee ciyaaredka dagmoyinka gobolka Banaadir. Waxeyna dhowr gor kuguleysatay kobka dadmoyinka waxeyna kuguleysatay kalimaha kowaad iyo labad walow mesha kamarneyn kalmaha sadaxad. yaaqshiid kaalinta ciyaarah runtii lama soo koobi karo waxaa soo maray ciyaartooy waa weyn iyo kooxo aad u waayeen libaaxyadii tiinleey iyo geed qalooc iyo kooxdii aan ka dhicin ee sharma arke waxaa kaloo la iloobi karin kooxdii bishaaro muumin ee axmadeey qiyaarkeey dhanka kubada kolayga waxaa jirtay kooxdii alnaciim ee ku guulaysatay koobkii loo dhigay alaha u naxariistee cabduqaadir yaxye alnaciim waxaa hogaaminaayay gudoomiye yaasiin cabdule oo ku magac dheeraay yaasiin jeeri waxaana tababare u ahaay alaha u naxariistee tababarahii kooxda alnaciim macalnka yaaqshiid mudane cabdi dhacoob oo gacan ka gardaran dishay isaga iyo gudoomiyahii dagmadaba markii loo dhigay qarax miino alaha u naxariistee dagmada waxaa dagan reer nuur xiireey oo ka mid yahay cimraan nuur xiireey
Suuqa Juungal
Bisha | 1 | 3 | 3 | 4 | 5 | 6 | 7 | 8 | 9 | 10 | 11 | 12 | Sanad |
---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|
Heerka kulka dhexdhaxaadka ee kuleelka daran (°C) | 30.2 | 30.2 | 30.9 | 32.2 | 31.2 | 29.6 | 28.6 | 28.6 | 29.4 | 30.2 | 30.6 | 30.8 | 30.2 |
Heer kulka dhexdhexaadka ah ee kuleelka hoose (°C) | 23.0 | 23.4 | 24.9 | 25.6 | 24.9 | 23.7 | 23.1 | 23.0 | 23.4 | 24.3 | 24.2 | 23.5 | 23.9 |
اRoobab (mm) | 0 | 0 | 8 | 61,74 | 61,66 | 82,88 | 64,64 | 44,2 | 25,74 | 32,9 | 42,76 | 9,44 | 492,8 |
{{Jiho
|Bari = Kaaraan |Woqooyi Galbeed = Dayniile |Koofur = Shibis iyo bondhere |Woqooyi Bari = Huriwaa |Galbeed = Wardhiigley
Yaaqshiid waa katirsan gobolk Banaadir.
Zahruuja primary and secondary school
Waxaa la aas aasay 28-4-2021
Waxuu ku yaala dagmada yaaqshiid kasoo
Hor jeed ka saldhiga yaaqshiid
== Mahad naq ==
Alle ayaa mahad leh oo inoo fududeyay
Dhismaha iskuulka iyo milkiilaha iskuul
Ka mrs zahra Ahmed hassan oo bixisay
Lacag gaareysa 7800% dollar waxayna
Ku bixisay dhismaha iskuulka iskuul
Kuna ayada ayaa loogu magac daray
Is qorista way socotaa wali iskuulkuna
Waa lacag la’aan waxaad noogu soo
Hagaagi kartaa Number : 0613487537
masaajidda
=OLOMBIG
Madbacada Boorarka Eagle
imran khan wireless
This article uses material from the Wikipedia Soomaali article Yaaqshiid, which is released under the Creative Commons Attribution-ShareAlike 3.0 license ("CC BY-SA 3.0"); additional terms may apply (view authors). Content is available under CC BY-SA 4.0 unless otherwise noted. Images, videos and audio are available under their respective licenses.
®Wikipedia is a registered trademark of the Wiki Foundation, Inc. Wiki Soomaali (DUHOCTRUNGQUOC.VN) is an independent company and has no affiliation with Wiki Foundation.