Galmudug

46°22′46″E / 5.50194°N 46.37944°E / 5.50194; 46.37944

Galmudug (Af Carabi : ar‎), (Af-Taliyaani : Galmudugh), officiall Dowladda Galmudug ee Soomaaliya waa dowlad Xumin ka'ah Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, taasoo magaala madaxdeedu tahay Dhusamareb. Dowladda Galmudug waxay xuduud la wadaagtaa dhanka waqooyi dowlad goboleedka Puntland, halka dhanka galbeed ay deris kala tahay dhulka soomalidda ethiopia, dhanka koonfur waxay deris la tahay dowlad goboleedka Hirshabelle, iyadoo dhanka beri deris kala ah Badweynta Hindiya.

Galmudug
حكومة غالمودوغ
Dowladda Galmudug ee Soomaaliya
Galmudug Galmudug
Calanka Galmudug Astaanta Galmudug
Halkudheg:
File:Galmudug
Magaala Madax Dhuusmareeb
Magaalada ugu weyn Guriceel
Magaalada ugu dadka badan {{{LargestMetro}}}
Luqadda
(Afka)
Soomaali (Arabic)
Magaca kale Dowladda Galmudug

(Galmudug)
Xukunka
Nooca
The capital of the Adado State Parliament Maxamuud Nuur Gacal
Madaxweyne Government Ahmed Abdi Kariye
Madaxwene ku xigeen Cali Daahir Ciid ()
Sharci dajinta Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya
Xubnaha U Matala (Baarlamaanka Soomaaliya)
Aqalka Hoose 31 ee ah tirada 275 (2.9%)
Aqalka Sare 8 ee ah tirada 54 (14.8%)
Konfodareeshin August 14, 2013 (12th)
Bedka  Heerka 7aad
Wadarta 146,000 km2 (56,000 sq mi)
Berri 50 km2 (19 sq mi)
Biyo (%) 50 km2 (19 sq mi) (0%)
Heerka Soomaaliya 229% ee 637,65 km2
Tirada Dadkka  Heerka 11
Wadarta (2013) 3,207,551 (2013)
Tira sanadeed (2013) 64,151.02/km2 (166,150.4/sq mi)
WSG  Heerka 3aad
Wadarta (2019) C$400 million
Qof qof C$250 (3aad)
Furayaasha
Furo Posto (gaarka GM)
ISO 3166-2 SO-PL
Waqtiga UTC+3
Furaha Po GM
Midab Green
Summad
Galmudug
 Xiddig
Midab Green
Website https://galmudug.gov.so
Dhamaan heerka Gobolada

Dawladda

Waxaa Galmudug xilka madaxweyne haatan kursiga ku fadhiya Madaxweyne Ahmed Abdi Kariye.

Dowladda Galmudug waxay ka kooban tahay laba gobol oo kala ah Galgaduud iyo Mudug, waana halka magaca Galmudug ka yimid ah isku darka labada magac ee labada gobol. Galmudug waxay caan ku tahay kheyrad badan sida caano iyo hilib.

Taariikh

Waxaa dowlad goboleedka Galmudug la aas aasay 14ka bishii Agoosto sanadkii 2006. Mohamed Warsame Ali 'Kiimiko' ayaa xilka madaxweynaha maamulka cusub markaasi loo doortay, iyadoo markaasi magaalada Galkayo ay noqotay caasimadda maamulka.

Magaca Galmudug waa isku darka magacyada gobollada Galguduud and Mudug.

Xiriirka labada maamul ee Galmudug iyo Puntland ayaa waligii ahaa mid xasaasi ah, hase ahaatee labada maamul ayaa ka shiray dhowr mar sidii xal looga gaari lahaa xiisadaha soo noq-noqda. Wakiillo ka kala socda labada maamul ayaa bishii Febraayo sanadkii 2011 heshiis ku kala saxiixday magaalada Garowe, caasimadda dowlad goboleedka Puntland, taasoo labada dowlad goboleedba ay ku heshiiyeen inay yeeshaan wadashaqeyn arrimaha ammaanka, dhaqaalaha iyo bulshada.

Doorashadii Madaxweynaha Galmudug

Kowda bishii Agoosto, sanadkii 2012 waxay baarlamaankii ugu horreeyay ee dowlad goboleedka Galmudug oo ka koobnaa 25-xubno Madaxweyne u doorteen General Cabdi Xasan Cawaale (Qaybdiid), kaas oo markaas bedalay Madaxweynihii hore Maxamed Axmed Caalin, oo xilligaa dalka dibaddiisa ugu maqnaa arrimo caafimaad.Qaybdiid wuxuu helay 22 cod versus halka uu 1 cod helay musharrixii la tartamayay, Cabdisamad Nuur Guuleed. Qaybdiid ayaa loo dhaariyay jagada Madaxweynaha Galmudug, xaflad ka dhacday magaalada Gaalkacyo, taas oo lagu xusayay 6 sano guurada aas-aaska dowlad goboleedka Galmudug. Khudbaddii uu jeediyay maalintii caleemasaarka ayuu ku ballan qaaday inuu ka shaqeyn doono amniga gobolka, ballaarinta maamulkiisa ee deegaannada kale iyo la yeelashada xiriir wanaagsan ee maamul goboleedyada deriska iyo dowladda.

Xaaladda Rasmiga ah

Dastuur

Sanadkii 2013, ayaa si rasmi ah loo dhammeystiray nidaamkii federaaleynta Galmudug. Maamulkii madaxweyne Qeybdiid ayaa cadeeyay in Galmudug soo dhammeystirtay shuruudaha ay ku noqon laheyd dowlad goboleed, sida ku cad Dastuurka Soomaaliya. Hase ahaatee waxaa arrintan aqbalin dowladda federaalka. As of Abriil 2013, the federal authorities have not accepted this claim.

Qodobka 49aad ee Dastuurka Soomaaliya, oo qeexaya yagleelidda dowlad goboleedyada, ayaa shardi ka dhigaya in rabitaanka labo gobol iyo wixii kabadan ay noqon karaan dowlad goboleed xubin ka ah dowladda federaalka Soomaaliya."

Kaabayaasha (infrastructure)

Maaddaama Galmudug ay koobneyd qeyb kamid ah gobolka Mudug, wuxuu wasiirka arrimaha gudaha iyo federaalka Cabdikarim Guuled ku dhiirrigeliyay Galmudug inay la midoobaan gobollada kale ee markaa maamul leh sida Ximan iyo xeeb, islamarkaana ay soo dhisaan maamul mideysan oo ka kooban laba gobol iyo ka badan, sida ku cad dastuurka .

Maamul Goboleedyada Soomaaliya Galmudug 
Galmudug  Puntland ·  · Galmudug  Galmudug · Galmudug  Hirshabeelle · Galmudug  Koonfur Galbeed Soomaaliya · Galmudug  Jubaland
Maqaam gaar ah Galmudug  Banaadir waa caasimadda Soomaaliya 

Tags:

Galmudug DawladdaGalmudug TaariikhGalmudug Xaaladda Rasmiga ahGalmudugGeographic coordinate system

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

Leefida dabadaJagada Madaxwaynaha SomalilandAbgaalReeryoonisDNAAtomWarshada Sonkorta ee JowharBurcad Badeed2001TalyaanigaBoondheereLahjadaha Af SoomaaligaHonjo SuzuGaashaanbuurta NATOKhadiijoNabiyada IslaamkaGegada diyaaradaha GarooweKameroonRoobDagaalkii DhufeysyadaTaariikhAljebraCilmi BoodhariLoolGacan LibaaxBiciidXisbiga SYLFarabadneList of country calling codes2005Thiin (lambar)KiilomitirSaldanadii AjuuraanDayniileJabuuti (magaalo)CarabtaDawladii Somaliland (1960)Male AwaalGoroyo SoomaaliCumar FaaruuqMahatma GandhiHentaiSacuudi CarabiyaBari (Gobol)KurtunwaareyMaaliWaroodka HowlwadaagFiyetnamAbu HurayraAfgooyeGobolada JabuutiXaliima MagoolMobileGedoMasarDhedigTaariikhda SoomaaliyaXorta ahSalaaxudiin al-AyyuubiDhulbareXooloFaransiisDawlada CosmaniyaBartireMatxafka Qaranka SomalilandXVideosLuwanda🡆 More