So

ISO 31166-2:SO waa qayb u gaar ah dawladda Soomaaliya ee ISO 3166-2, waana qayb ka mid ah halbeegga ISO 3166 ay faafisay Ururka calamiga ee midaynta qiyaasta (ISO), kaasoo laguna yaqaan summadda magacyada qaybaha muhiimka ah (sida gobollada, jihooyinka, ama maamul goboleed ) dhammaan dalalka ee Summad ISO 3166-1.

Waxa ay ka kooban tahay summad kasta laba qaybood ee kala go'an ee xiriira. Qaybta koowaad waa SO, waa summad iyo ISO 3166-1 alpha-2 ee dal. Laakiin qaybta labaad waa wax ah xaraf ama laba xaraf waxaana loo suntaa qaybinta laamaha ama waaxaha.

Sidoo kale eeg

Furaha jira

Qaybinta magacyada sida ISO 3166-2 heerka caalamiga ah ee ISO 3166 wakaaladda (ISO 3166/MA).

Guji botoonka.

Furaha Qaybinta magacayada
SO-AW Awdal
SO-BK Bakool
SO-BN Banaadir
SO-BR Bari
SO-BY Baay
SO-GA Galguduud
SO-GE Gedo
SO-HI Hiiraan
SO-JD Jubbada Dhexe
SO-JH Jubbada Hoose
SO-MU Mudug
SO-NU Nugaal
SO-SA Sanaag
SO-SD Shabeellaha Dhexe
SO-SH Shabeellaha Hoose
SO-SO Sool
SO-TO Togdheer
SO-WO Woqooyi Galbeed

Linki dibedda ah

Tixraac

Tags:

So Sidoo kale eegSo Furaha jiraSo Linki dibedda ahSo TixraacSoISO 3166ISO 3166-2SoomaaliyaSummad

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

DayniileBartireBadhanAmberGanacsiNamibiyaDagaalkii (2006–2009)LaxanMagaalooyinka SomalilandRina HashimotoDaaroodWasaaradda Gaashaandhigga SoomaaliyaLibaaxTaariikhda Badmareenka SoomaalidaGabayada abwaanada hawiyeSiigaysiguDhigahaGuriceelDegmooyinka Gobolka BanaadirGaalkacyoYaanyuurMadiinaWacbuudhan AbgaalMadhibaanBolandMaydhSuugaanta Reer AlmisCirifka waqooyiBaarliinXaasaska Nebi MuxamedHodan CabdiraxmaanSaaxilBiciidSoomaaliHeo Yoo-rimJilibGobolada MidoobayRas kambooniOodweyneRoob la DhacMareexaanBeesha Habar CafaanOromoMalaysiyaWikiMajeerteenBariga AfrikaTaariikhSuugaanta SoomaalidaHargeysaDarajooyinka Ciidanka SomalilandSaladhQur'aanCeel CaddeHabar JecloToljecleNabadHTMLWardheerAw qudubCusmaan gaaziGeri koombeGolaha Xuquuqda Dadka Qaramada MidoobayCumar FaaruuqRoobSoomaaliyaLiiska magaalooyinka Soomaaliya dadka ku noolBiyoAntoine GodetQalaafeDhulCabdiqaasim SalaadCaliAadan DaarMidowga Maxkamadaha Islaamiga🡆 More