Boland

Boland ama Bolska (Af Bolish : Polska) ama Jamhuuriyadda Bolska (Af Bolish : Rzeczpospolita Polska) waa wadan ku yaalo bartamaha Yurub.

Jamhuuriyadda Bolska
Rzeczpospolita Polska  (Af-Boolish)
Boland Boland
Heesta qaranka: "Mazurek Dąbrowskiego"
(Af Ingiriis : "Poland Is Not Yet Lost")
Boland
Location of Boland (dark green) – in Europe (green & dark grey) – in the European Union (green)  –  [Legend]
Location of Boland (dark green)

– in Europe (green & dark grey)
– in the European Union (green)  –  [Legend]

Location of Boland (dark green)

– in Europe (green & dark grey)
– in the European Union (green)  –  [Legend]

Magaalo madax
Waa Magaalada ugu balaaran
Warsaw
Luqadaha rasmiga ah Polish
Recognised regional language Kashubian
Qaybaha qoomiyedaha (2011)
  • 98% PolishTemplate:Notetag
  • 2% others or not stated
Dadka
  • Polish
  • Pole
Xukunka Unitary semi-presidential republic
 -  President Andrzej Dudu
 -  Prime Minister Mateusz Morawiecki
Sharci dejinta National Assembly
 -  Aqalka sare Senate
 -  Aqalka hoose Sejm
Formation
 -  Baptism of Poland 14 April 966 
 -  Kingdom of Poland 18 April 1025 
 -  Polish–Lithuanian Commonwealth 1 July 1569 
 -  Partition of Poland 24 October 1795 
 -  Duchy of Warsaw 22 July 1807 
 -  Congress Poland 9 June 1815 
 -  Second Polish Republic 11 November 1918 
 -  Polish government-in-exile 17 September 1939 
 -  Communist Poland 8 April 1945 
 -  Third Polish Republic 13 September 1989 
 -  Accession to the European Union 1 May 2004 
Baaxad
 -  Guud ahaan 312,696 km2 (69th)
120,696.41 sq mi 
 -  Biyo (%) 3.07
Tirada dadka
 -  31 December 2017 qiyaasta 38,433,600 Management:favri limited liability company Location:muqdisho somali (35th)
 -  Mugga Dadka 123/km2 (83rd)
319.9/sq mi
Wax soo saar (PPP) 2018 qiyaastii
 -  Guud ahaan $1.193 trillion (21st)
 -  Qof qof $31,430
Wax soo saar (Iskaga magacaaban) 2018 estimate
 -  Guud ahaan $614.190 billion (23rd)
 -  Calaa qof $16,179
Qaybsiga (2014)positive decrease 32.08 (medium)
Kobaca (2015)Management:favri limited liability company Location:muqdisho somali 0.855 (very high / 36th)
Lacagta Polish złoty (PLN)
Waqtiga CET (UTC+1)
 -  Xagaa (DST) CEST (UTC+2)
Wadista Baabuurta right
Thiinada telka +48
Furaha Internetka .pl
Website
poland.pl

Dalka jamhuuriyada Boland. Dalka Poland waxa uu kamid yahay wadamada qaarada yurub gaar ahaan kuwa dhaca badhtamaha. Dalalka la jaarka ah dalka Boland waxa kamid ah jarmalka (Jarmal, Yukrayn, Belarus, Islofaakiya, Jamhuuriyadda Tashik U bood: gooshitaan, raadi , Ruushka (Russia) iyo Lithuaniya. Dhinca waqooyi galbeedna waxa kaga talaa bada Baltic-ga (Baltic Sea). Caasimada dalka Boland waxa layidhaa Warsaw.

Bedka

Bedka uu ku fadhiyo dalka jamhuuriyada Boland waxa lagu qiyaasaa 120,728.35, (mayl laba jibaaran) una dhiganta 312,679.00, oo (kiiloo mitir laba jibaaran). Qiyaas ahaan baaxada dalka Boland waxa ay ku dhowdahay bedka uu ku fadhiyo gobolka ( New Mexico) ee dalka Maraykanka.

Dadka

Dadka ku dhaqan dalka Boland waxa ay tiradoodu ka badantahay 38-milyan oo ruux, waana tirakoobkii la qaaday sanadkii 2014-ki. Sidoo kale saadaasha dadka reer Boland ee sanadka 2050-ka waxa lagu wadaa in ay hoos ugu dhici doonto 33-milyan oo ruux, taas oo ka yar tiradii 2010-kii ee dadka Boland 5-milyan oo ruux.

Afka

Luuqada lagaga hadlo dala Boland waa luuqada maxaliga ah ee Polish-ka ama sidow luuyaqana Afka-Boland. Aqoonta: Dadka aqoonta leh ee u dhashay dalka Boland waxa ay gaadhaan boqolkiiba 99.0%.

Diinta

diimaha ay kala haystaan dadka reer Boland waxa kamid ah diinta kiristiaanka gaar ahaan mad-habta Kaniisadda Roma ee katholiga oo ay haystaan dad gaadhaya boqolkiiba 95% oo boqolkiiba 75% ka mid ahi ay ku dhaqan yihiin dhica bari ee dalka mad-habta Orthodox iyo Protestant-ka oo lagu daray diimaha kale ee dadka tiro yari haystaan waxa dadka haystaa dhanyihiin boqolkiiba 5%. Markhaatiyaasha Yehowah boqolkiiba 0,3%.

Cimriga

Ragga reer Boland waxa da’doodu gaadhaa 69-sano, halka dumarka Polish-ka ah ay da’doodu ka gaadho 77-sano.

Dawladda

Dawladda dalka Boland waxa ay u shaqaysaa nidaamka jamhuuriga ah (Government Type republic).

Lacagta

Lacagta dalka Boland wax la yidhaa zloty (Zl).

Warshadaha

Warshadaha dalka waxa lagu farasameeyaa alaab ay kamid yihiin mashiinada dhismaha, dhuxul dhagaxda, kiimikooyinka, dhismaha maraakiibta, cunto diyaarinta, birta, quraarada, sharaabka iyo dunta.

Beeraha

Beeraha Jamhuuriyada Boland waxa laga beeraa dalagyo ay kamid yihiin khudaarta kala duwan Qamadiga, baradhada iyo midhaha.

Xoolaha

Dadka bolish-ka ee u dhashay Jamhuuriyada wxa ay dhaqdaan khaansiirka iyo digaaga. Dhulka la adeegsado ee dalka Boland waa boqolkiiba 47%. Khayraadka: Khayraadka dabiicia ah ee dalka waxa kamid ah macdanaha dhuxul dhagaxda, gaaska dabiiciga ah (natural gas), sulfur, copper, qalin, lead, iyo cusbada.

Boland 
Warsaw
Boland 
Warsaw
Boland 
Krakow

Sido Kale fiiri

Xogta


Tags:

Boland BedkaBoland DadkaBoland AfkaBoland DiintaBoland CimrigaBoland DawladdaBoland LacagtaBoland WarshadahaBoland BeerahaBoland XoolahaBoland Sido Kale fiiriBoland XogtaBolandYurub

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

Olivia RodrigoFarshaxan SoomaaliAngela WhiteNabiyada iyo Rususha Qur'aanka lagu sheegaySomalilandBuulo BurdeCayr (beel)Naxariis iyo Nabadgelyo Korkiisa Ha AhaatoMaakhirGeriFarxiya FiskaHeesta qarankaCumar DhuuleBeledweyneKalandarBiimaalWaroodka HowlwadaagXeebjireCabdirashiid SharmaarkeKhaalid bin WaliidLaxanMaatarBartireBogga HoreMagaalooyinka SomalilandWasaaradda Arrimaha Dibedda SoomaaliyaDekada BoosaasoRasuulIleysMobileMagacyada AllahHeo Yoo-rimMareexaanAf-MaayTaariikhda MogadishuGaaljecelReexaanGarooweDudubleBuuhoodleDirMUUSE ISMACIILWikiIndunisiyaAbaajibilGoroyo SoomaaliMaxmuud SangubCadaadoBeesha Aw saciidShibisMaansoKoonfur AfrikaArab salahDhulka Talyaaniga ee SoomaaliyaHogaamiyaha dhabtaaNabi Suleymaan C.S.JabuutiSadaam XuseenWayback MachineCiidanka Xooga SoomaaliyaBoqortooyada itoobiyaSuldaan Suleymaan Al QaanuuniMarqaanSuug (qori)GuriceelMadhibaanWoqooyiga AmeerikaEk Paheli LeelaSoftwareLionel MessiKamsar🡆 More