Halbeegga ISO 3166 waa halbeeg ka soo baxay Ururka caalamiga ah ee halbeegyada (ISO) waxa uu bixiyaa summadaha dalalka Meelha aan madax bannaanayn iyo meelaha gaarka ah ee leh ahmiyad juqraafi qaybaheeda maamulka asaasiga ah.
Magaca rasmiga ah ee halbeegaas waa «Summado ka turjimaya ama ka dhigan magacyada dalalka iyo qybaheeda maamul» (Af-Ingiriis: Codes for the representation of names of countries and their subdivisions).
Waxa uu ka koobanyahay halbeeggaan saddex qaybood:
Waxaa la baahiyay soo saarkii ugu horreeyay ee halbeeggaan sanaddii 1974 kaasoo ka koobnaa kaliya summado juqraafi daleed. Sidoo kale waxaa la baahiyay soo saarkii labaad ee sanaddii 1981 kaasoo lagu kordhiyay summado lambarro ah. Waxaa la baahiyay soo saaristii saddexaad sanaddii 1988 kii afaraadna wuxuu ahaa 1993. Laakiin soo saarista shanaad waxaa la baahiyay intii u dhaxeysay sanadihii 1997 iyo 1999 Halka waxaana lagu kordhiyay saddex qaybood waxaa lagu gordhiyay sumadaha qaybaha gobollada iyo dalal hore.
Wiki Commons waxee heysaa war la xiriiro ISO 3166. |
This article uses material from the Wikipedia Soomaali article ISO 3166, which is released under the Creative Commons Attribution-ShareAlike 3.0 license ("CC BY-SA 3.0"); additional terms may apply (view authors). Content is available under CC BY-SA 4.0 unless otherwise noted. Images, videos and audio are available under their respective licenses.
®Wikipedia is a registered trademark of the Wiki Foundation, Inc. Wiki Soomaali (DUHOCTRUNGQUOC.VN) is an independent company and has no affiliation with Wiki Foundation.