Madhibaan

Madhibaan (Af Ingiriis : Madhiban) , waa beel ka mid ah qabiilada Soomaaliyeed ee ka tirsan dadka Soomaalida, kuwaasi oo deegaan ku ah wadanka Soomaaliya iyo Itoobiya.

Madhibaan
Thiinada guud ee dadka
20,000 (1960 qiyaas)
Meelaha ay ku badan yihiin
Madhibaan Soomaaliya
Madhibaan Kenya
Luqada

Af-Soomaali

Diinta

Sunni Islam, Suufi

Dadka ay dhalyo wadagaan

Yibir, Muuse, Midgaan iyo beelo kale laga tiro badan yahay

Hordhac

Beesha Madhibaan waxay ka tirsan tahay beelaha laga tirada badan yahay ee laga helo deegaano badan oo ka tirsan Geeska Afrika. Intaas waxaa dheer, beeshani waxay si rasmi ah u degaan dhamaan magaalooyinka Somaliland. Sidoo kale, magaalada Jigjiga iyo Diridhabe waxaa ku dhaqan tiro badan oo Madhibaan ah.

Magaca beeshu wuxuu ka yimid ereyga Madhibe (qof aan dhib lahayn), markii dambe loo bedelay Madhibaan.

Taariikh

Tirokoob la sameeyay 1960kii waxaa lagu sheegay in beesha Madhibaan ahayd 20,000 qof, kuwaasi oo intooda ugu badan ku noolaayeen Waqooyiga Soomaaliya.

Waxaa taariikhda lagu sheegay in beesha Madhibaan ay kasoo farcameen daarood ismaaciil . Waxay ahaayeen dad ugaadhsato ah, taasi oo keentay in laga sooco bulshada inteeda kale. Dadka Soomaalida ah inteeda u badan waxay ahaan jireen xoolodhaqato iyo beeroley; taasi oo keentay in si khaldan loo arko dadka ugaadhsatada noqday.

Si kastaba ha ahaatee, beesha Madhibaan iyo dhowr qabiil oo kale waxaa loo yaqaanaa Tumaal; taasi oo asal ahaan ka timid xirfada biraha ay beelahasi ku shaqaystaan.

Dadka Caanka ah

Sidoo kale fiiri

Tixraac

Madhibaan 
Wiki Commons waxee heysaa war la xiriiro:

Tags:

Madhibaan HordhacMadhibaan TaariikhMadhibaan Dadka Caanka ahMadhibaan Sidoo kale fiiriMadhibaan TixraacMadhibaanAf IngiriisBeelBeelaha SoomaalidaItoobiyaSoomaaliSoomaaliya

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

KumbuyuutarOl Olaha Horumarinta Reer MiyigaMaxamed gorgaateXeer ciiseFiidmeerFarta CismaaniyaAbsameMacawiisMalmalDhulAw qudubCabdi TahliilCalanGobolada SoomaaliyaGeed HindiDastuurDagaalkii (2006–2009)Wayback MachineAbdullahi Yusuf AhmedGanacSalman KhanGeri koombeDawladda federaalka SoomaaliyaCabdiqaasim Salaad XassanKacbadaSaaxilSaldanadii CadalMaxamed Cabdulaahi MaxamedShimbirtiiMidowga AfrikaDaawoSheekh yuusuf al kowneyn schoolCayr (beel)Cilmiga bulshadaGalbeedka AfrikaNabi Yacquub C.S.InternetAbgaalBahabar cabdaleCilminafsiIsliiUstareliyaAmber RoseNabi IdriisSigaarKoonfur GalbeedAf-SoomaaliHonjo SuzuWadamada AfrikaNabi Ibraahiim C.S.BiimaalBahda Qoraxdu MidaysayOPECAndalusDagaalkii QaboobaaHilibi MaxamedKudhaaEastern Time ZoneDiinsiSheeko SoomaaliTamarta la cusbonaysiiyoReer BaraaweHowraarsame AmaanreerXamarjajabGanacsiLoolDabareStockholm🡆 More