Suugaanta Soomaalida

Suugaanta Soomaalida (Af Ingiriis : Somali literature) waa qeyb ka mid ah dhaqanka Soomaalida, gaar ahaan fanka iyo suugaanta u khaaska ah dadka Soomaalida ah meel kasta oo dunida kaga dhaqan yihiin.

Suugaanta Soomaalida waxaa loo kala saaraa noocyo badan; kuwaasi waxaa ka mid ah gabayga, geeraarka, heesaha, ciyaaraha hidaha iyo dhaqanka iyo noocyo badan oo kale.


Gabay

Gabaygu waa maanso ama qayb ka mid ah suugaanta Af Soomaaliga ama mida caansan Suugaanta Soomaalida. Nolosha Soomaalida oo ku salaysan miyiga ayuu gabaygu u yahay sida ugu haboon ee warka ama dhacdooyinka lagu gudbiyo. gabayada waxaa ugu badnaa galbeedka oo iyagu leh abwaanadi ugu badnaa sida Sayed Maxamed,Qamaan Bulxan,Weerar Bulxan,Rage Ugaas,Wiil waal,Farax Caytame,Dhoodhaan,Shay waal,Sangub,Cabdiqadir stanza,Sugaal iyo kuwa kale oo badan.

Tix gaaban oo ka mid ah gabay Soomaaliga waxaa ka mid ah:

Qorya raamso quudkana yaree qaadow adigaa leh Boqolaal qorshoo wada qabya ah qaadow adigaa leh Qoys dumaya qayliyo huruuf qaadow adigaa leh Qalbi qooqan qoora aan waxtarin qaadow adigaa leh Qardareeye kaadida qul quli qaadow adigaa leh Jirkoo qaasha nadarkoo qayiran qaadow adigaa leh .

Geeraar

Buraanbur

Ciyaaro Hido Iyo Dhaqan

Heeso Soomaali

Hees Howleed

Hees howleedku waa nooc ka mid ah heesaha Soomaalida ee lagu qabto shaqada. Kuwaasi waxaa ka mid ah:

Geelu geel fuley gaadhimaaye, Haka daba fulo

Shirib

doqoni calaf male


nin soori kaaqaaday waa nin geeri kaaqaaday


taasa anface ayaa tukale ku dara


xiniinyo la'isma dhibaaad sho


intaadan falin kafiirso


been taada hore runtaada danbay xumaysaa

Jiifto

Maahmaahyo

Tags:

Suugaanta Soomaalida GabaySuugaanta Soomaalida GeeraarSuugaanta Soomaalida BuraanburSuugaanta Soomaalida Ciyaaro Hido Iyo DhaqanSuugaanta Soomaalida Heeso SoomaaliSuugaanta Soomaalida MaahmaahyoSuugaanta SoomaalidaAf IngiriisDhaqan SoomaaliFanGabayGeeraarHeesaha SoomaalidaSoomaaliSuugaan

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

SiigeysiMarinka GardafuulGabayada abwaanada hawiyeAbyooneWashitoonAw-dhuleedka AfrikaAasiyaSaldanada GelediMidowga AfrikaRaqayDawlada ayuubiyiintaTogdheerOogo (dhul)Abu BakrAbokor muuseXeer ciiseBakoolHabar JecloKhilaafada RaashidiintaDegmooyinka Gobolka BanaadirMaxamed CawaaleTaariikhda MogadishuMaraykankaDoonisDhigXisbiga SYLFaransiisSoolBaltimoreTaariikhda Qaramada MidoobayBaalcad absamePuntlandSaruurKoonfur AfrikaSydneyGaadiidKismaayoMaxamed Cabdulaahi MaxamedShawwalWikibidhiyaBeerSifaynta Diinta IslaamkaShabeelMuuse AbokorJilibBilahaRuhollah KhomeiniIsuduwaha Waqtiga CaalamigaAf-IngiriisiDharkeenleeyDadka MadoowBocor guduudMaakhirMaahmaahSiwaarqoonMeles ZenawiCeel CaddeKoonfur KuuriyaSolomadowBeesha GaaljecelIndunisiyaSagaal xajiileXVideosKitaabHirshabeelleSuugaanWabiga JubbaGaraadtooyada DaraawiishMagacyada AllahAljeeriya🡆 More