Baalcad Absame

baalcad ( baalcad ' magaca sax da ee baalcad waa maxamed baalcad oo loo yaqaano baalcad absame.

Baalcad absame waxay degaan ku tahay dds ( gaarka ahaan gobolada ogadenia) somalia ( gaar ahaan jubaland ) iyo kenya. Baalcad (mohamed . Baalcad waxa uu dhalay 5 wiil

1, birinbire baalcad 2, hintire baalcad 3, sure baalcad 4, mahamed alam baalcad 5, quran jecle baalcad

baalcad absame waxa la dhashay

1.jidwaaq absame

2. Wayteen

3. Ogaden absame

Baalcad ( maxamed ) waxa uu dhalay 5 wiil

  1. Biraambire ( nuur ) baalcad
  2. Quran jecle baalcad
  3. Hintire ( waranle ) baalcad
  4. Sure baalcad
  5. Alame baalcad

Biraambire : 1- İbrahim biraambire 2- idriis biraambire

İbrahim: Axmed İbrahim ( Axmed gurey Allah ha u naxariisto )

Idriis biraambire : 1- Axmed idriis 2- Allamagan idriis 3- Yonis idriis 4- xasan idriis


Magaca saxda ee diqii baalcad ahaa waa (maxamed) marka maxamed absame ayaa la dhihi jiray .

Deegaankiisa 1aad na wuxuu ahaa magaalada (Harar) ee itoobiya ku taal .

Wuxuuna ahaa curadka odaygii absame .

Baalcad ama maxamed absame hooyadii waxaa la dhihi jiray : Shariifa (Xaliimo Xuseen burdaxoor) Baalcad iyo Weeyteen ba .waa na bah ashraafeed .

Magaca biraambire waa (Nuur) marka waa Nuur maxamed absame . Baalcad iyo biraambire waa naaneysta caanka noqotay lknse abtirada odayaasha hayaan waxaa laga heli labadaan magac.

Birinbir ama birinbiris waa biraambire

Baalcad wuxu dhalay 5 wiil

1. Biraambire baalcad 2. Quran jecle baalcad 3. Sure baalcad 4.hintire baalcad 5.mohamed alame

Quraanjecle wuxuu u kala baxaa :  

1- Ree Cali . 2- Reer waaleed .

Reer waaleed wuxuu u kala baxaa : 1- Yawaal 2- Sharmaarke

Sharmaarke waxuu u kala baxaa : 1- Aadan kheyr Sharmaarke. 2- Bookh Sharmaarke . 3- gole Sharmaarke.


Biraambire wuxu dhalay 2 wiil

1. Idiris birambire baalcad

2. Ibrahim birambire baalcad

Iditis wuxu dhalay 4 wiil

1. ahmed idiris 2. Allamagan idiris 3. Hasan idiris 4. Dugsiiye idriis 5.Yoonis idiris Ahmed idiris iyo allamagan idiris waa labadii nin ee itoobiya imi ee midna la dilay ka kalena ay jaarsadu dheheen nala walaalow

Ibraahim birambire wuxu 1 wiil

Ahmed ibraahim birambire

• Xasan idriis waa jilib somalia iyo itoobiya dagta oo ku caan baxday : (Habar xasan) Oo ah Reer sharmaake cilmi .

•xasan idriis   •Abokor xasan idriis    •Raage Abokor xasan idriis     •cilmi Raage Abokor xasan idriis       •Reer sharmaake cilmi.  

• Yonis idriis wuxuu dhalay : cumar yonis Cumar na wuxuu dhalay : Aadan cumar yonis idriis.

Waa (Reer Aadan) . Waxaa Ka farcamy 5 jilib : 1-Reer Axmed . :

 Reer khalaf cismaan .   Oo u Kala baxda :      1- Reer Maxamed khalaf      2- Reer Maxamuud khalaf  

2-Reer geedi

 reer hodaal cali :  
    1-reer xuseenbulle hodaal     2-Deni hodaal     3-Duule hodaal     4-Gadiid hodaal     5-Bookh hodaal 

3-Reer bulbul.

  1- Reer helen cali   2- Reer Caafi cali  

4-Reer cawl . 5-Reer weyd .

• Allamagan idriis waan ninkii magan u noqday wara cumar iyo wara cusman ee jaarso ay dileen.

Axmed idriis :  

1- samane Axmed idriis 2- dugsiiye Axmed idriis

samane wuxuu dhalay : REER WACEYS (Waceys) oo u kala baxa 5 jilib : 1- Cabdi waceys . 2- Yusuf waceys . 3-cismaan waceys . 4- biyow waceys . 5- Cali waceys .

•Cali waceys

 Samatar Cali Waceys    Dalal samatar Cali Waceys     Cabsiye Dalal samatar Cali Waceys.  

Reer cabsiye : 1- Maxamuud Cabsiye 2- Kheyr Cabsiye 3- Reer Faarax jiir 4- Bah Meydhan .

•Yusuf waceys. Waa laba Reer : 1- Reer Cumar Yuusuf 2- Reer Cabdi gurey.

•Cismaan waceys  :

 1- Abuura cismaan    

• Biyow waceys

• Cabdi waceys  : 1-colow 2- dhiidaal 3- cabsiye

Dhiidaal wuxuu dhalay (alaale) Reer allaale.

Cabsiye wuxuu dhalay (cabdullahi) Reer Cabdalla cabsiye . ( Baha buuqa )

Colow waxuu dhalay (naaleeye) , naaleeye wuxuu dhalay : 1- xirsi naaleeye 2- samatar naaleeye (Reer samatar naaleeye) .

Xirsi naaleeye wuxuu dhalay cabdi , cabdi wuxuu dhalay (sheekh saciid) .

Reer sheekh saciid : 1- xaaji Yusuf . 2- xaaji khaliif . 3-xaaji cabdi . 4- xaaji İbrahim . 5-xaaji dawuud .


•Dugsiiye Axmed idriis , wuxuu dhalay: 1- Xariir dafle Axmed idriis

 reer Xariir. 

2- Aboon dugsiiye Axmed idriis

Aboon dugsiiye: 1- warsame Aboon : reer warsame 2- samatar Aboon : reer samatar 3- yaxye Aboon : 8 jilib 4- rooble Aboon : reer rooble : 5- geedi Aboon : reer geedi

yaxye Aboon : Reer YAXYE 1- Cali yaxye 2- abokor yaxye 3- maaye yaxye 4- jide yaxye

   Rooble jide yaxye     Qadeel jide yaxye 

Tags:

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

Lionel MessiJalalaqsiWikibidhiyaSuugaanta Reer AlmisJibriil YoonisSiyaad BarreTera IntezaarSaldanadii AjuuraanGuriceelNabi Luud C.S.BoosaasoMaxamed gorgaateBuq aqableFaransiiskaISO 4217Beesha Habar CafaanSuuriyaBurj KhalifaXarafSacad MuuseSSC-Khatumo stateMaxmuud SangubBusbusMasaajid Cali GuduudSiilXisbiga SYLBoqor Mayow Xuseen Abow Aala-sheekhIsku dhisSextubeLaxanDiiwaanka Abwaanada SoomaaliyeedGaarisaTiirarka IslaamkaSalaada CasirFiyetnamTaariikhda MogadishuTuwitterHeesta qarankaGadabuursiCali Cafii Fiqi OmarWikiMoringa (geed)AbgaalAf-MaayNaxariis iyo Nabadgelyo Korkiisa Ha AhaatoWanlaweynNew YorkMagrib (Gobol)Habar JecloAw qudubKeenisyoGobolada SomalilandXiman & xeebSadaxleeyAikaGabayBeesha BahsanbuurBocor guduudSabiibAfarta XiliDhishiike (qori)Baalcad absameReer Aw XassanHowraarsame AmaanreerHaaruun AlrashiidJowleCaaqilka gahayle gabayTaariikhda SaxaabadaLibaaxSaado Cali WarsameBiciidGujisDhagaxCabdullaahi Ciise🡆 More