Siigeysi: Biyaha oo gacanta lagu soo dajiyo

Siigeysiga micnihiisu waxa waaye in dareenka xubnaha taranka lagu kiciyo salaax ama taataabasho si loo gaaro raaxeysi xallad ah oo lagu qanco.

Wiilasha iyo nimanku waxay badanaa ku gaaraan salaaxa guska, halka gabdhaha iyo naaguhu farafareeyaan kintirka iyo daloolka siilka.

Siigeysi: Biyaha oo gacanta lagu soo dajiyo
Siigeysiga ragga
Siigeysi: Biyaha oo gacanta lagu soo dajiyo
Siigeysiga dumarka

Ilaah wuxuu u qorsheeyay galmada inay tahay jacayl u dhexeeya ninka iyo naagta. Laakiin marka qof siigaysto, ama si xun u isticmaalo xubnihiisa taranka si uu ugu raaxaysto galmada, asaga ama ayada waxay u isticmaalayaan galmada si aan nadiif ahayn.

Tags:

Kintirka

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

Ceel CaddeNabi Ayuub C.S.JineefaWardheerSurre (beel)CanabMadaxwaynaha SoomaaliyaQabiilada SoomaalidaAtooreHeesta qarankaDhulka CarabtaGobolada SomalilandHabar JecloWiilWarsangaliInqilaabkii 1969-kiiBaraaweWoqooyi Bari, KiinyaAwdalNebi Aadam C.SWoqooyiga AmeerikaShuuciyadHaber AwalRuwandaRaageXaliima MagoolIsuduwaha Waqtiga CaalamigaHiiraanSoqotraWarta NabadaAf OromoCalanka cirdhowTamarAw qudubBarasiilQaaradahaCumar DhuuleDirXamarjajabDhulka Talyaaniga ee SoomaaliyaHonjo SuzuAljeeriyaWajeerTalyaanigaMaroodi JeexLiiska Xisbiyada Siyaasadda SomalilandTaariikhda SomalilandBari (Gobol)Xasuuqii IsaaqIslaamDhaqanSaruurGurgura (beel)Beesha hilibi daarandooleDowladii UmawiyiintaGeri koombeGalguduudUduruxmiin muuseBakistaanFarta CismaaniyaCalanka SomalilandSiilAlla-amin PharmacyMugMagacCarabiLiin bambeelmoDaguuroBeerwaysoOperating systemShilke (qori)Garxajis🡆 More