Beel Gurgura

Gurgura, Gorgorah ama Gurgure (Af Ingiriis : Gurgura, Af Carabi : ar‎) waa qabiil ka tirsan Beelaha Dir, ee Dadka Soomaalida.

Qabiilka Gurgure waxaa intooda ugu badan degaan ku yihiin deegaanka Oromada (Kilidhka 4aad) wadanka Itoobiya. Sidoo kale waxaa laga helaa deegaanada Soomaali Galbeed, deegaanka Canfarta iyo meelo ka mid wadanka Soomaaliya.

Gurgura
Meelaha ay ku badan yihiin
Beel Gurgura Soomaaliya
Beel Gurgura Jabuuti
Beel Gurgura Itoobiya
Luqada

Oromo, Af-Soomaali iyo Af Carabi

Diinta

Islam (Sunni)

Dadka ay dhalyo wadagaan

Ciise, Gadabuursi, Surre, Bursuuk, Biimaal , Garre iyo qeybaha kale Dir.

Hordhac

Beel Gurgura 
Ugaas Buux, wuxuu ka mid ahaa madaxda Gurguraha.

Beesha Gurgure waxay ka mid tahay Madaxweyne Dir, taasi oo iskuxidha Gurguraha, Gurreha iyo Gariireha iyo beelo kale oo Madaxweyne Dir ka tirsan.

Dir

Dir, magaca saxda ah: Abukar waa beelweyn ka tirsan qabiilada Soomaalida taasi oo juquraafi ahaan degta afar wadan oo ku yaala Geeska Afrika. Beesha Dir waxaa laga helaa dhamaan deegaanada Shanta Soomaaliyeed kuwaasi oo kala ah: Djibouti(ahaan jirtey: French Somaliland(1)), Soomaaliya(ahaan jirtey: British Somaliland(2) iyo Italian Somaliland(3)), wadanka Kenya, Gobolka Waqooyi Bari(4) iyo dalka Itoobiya, deegaanka Soomaali Galbeed, iyo sidoo kale Deegaanada Oromia iyo deegaanka Canfarta(5).

Sidoo kale fiiri

Tixraac

Beel Gurgura 
Wiki Commons waxee heysaa war la xiriiro:

Tags:

Beel Gurgura HordhacBeel Gurgura Sidoo kale fiiriBeel Gurgura TixraacBeel GurguraAf CarabiAf IngiriisBeelaha SoomaalidaCanfarDadka SoomaalidaDirItoobiyaOromoSoomaali GalbeedSoomaaliya

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

Liin dhanaanMaamulgoboleedka SoomaaliyaCurudka SamaroobDabareBaraasiilWikipediaHindiyaCimaamadCali Cafii Fiqi OmarCaa'isha binti AbiibakarRoobDhedigNebi Maxamed c.sMajeerteenMidowga AfrikaXasan BarsaneHalganCumaanGooboMisirKalandarka IslaamkaXisbiga SYLMucawiyaDagaalkii UxudSiciid GacamayNebalGelediBeesha hilibi daarandoolePuntlandDhuusamareeb'''Cabdalla Abokor'''SoomaaliyaCalanka SomalilandGuurCayr (beel)Cilmi BoodhariMudugGabayada abwaanada hawiyeQolobaa CalankeedAstaanta Qaranka SomalilandBartireXayawaanDawlada CosmaniyaHilibBeeraha SoomaaliyaHiraabSagaal xajiileGarreLahjadaha Af SoomaaligaSaxaraha GalbeedSuuriyaFilibiinCabdi BileAstaanta Qaranka ee SoomaaliyaBoqortooyada Soojireenka SoomaaliyaDagaalkii Dunida KowaadAxmed WacdiyowBalidhiigCiid al-FitrShaamMaxamed Cabdule XasanBalanbaalSaliim labaadSaldanadii AjuuraanCabdiqaasim SalaadCiidanka Cirka SoomaaliyaXiddigisAf SoomaaliTurkmenistanLisaDayniileKun Habeen Iyo HabeenAfgooyeWax ka bedelkaGaalkacyo🡆 More