Heesta Qaranka

Heesta Qaranka soomaaliyeed waa hees loo qaaday qaranka ama dowladda soomaaliyeed.

Heesta waxaa ay ka hadlaysa calanka,dhulka iyo shacabka soomaaliyeed. Heestani waa hees si gaar ah uga hadlaysa xaaladda dalka. Waxaana curiyey Abwaan cali sugulle duncarbeed. Wuxuu alifay sannadku markuu ahaa 1947.

Heesta Qaranka Soomaaliya

    Soomaaliyeey toosoo
    Toosoo isku tiirsada oo
    Hadba kiina taagdaran oo
    Taageera waligiinee
    Idinkaa isu tooqaayoo
    Idinkaa isu taamaayee
    Aadamuhu tacliin barayoo
    Waddankiisa taamyeeloo
    Sharcigaa isku kiin tolayoo
    Luuqadaa tuwaaxid ahoo
    Arligiina taaka ahoo
    Kuma kala tegeysaan oo
    Tiro ari ah oo dhaxalaa
    Sideed laydin soo tubayoo
    Ninba toban la meel marayoo
    Cadowgiin idiin talin oo
    Tuldo geel ah oo dhacan baad
    Toogasho u badheedhanee
    Ma dehulkaas dhanee tegeybaan
    Niinna dhagax u tuurayn
    Qaran aan hubkuu tumayo
    Tooreyda dhaafayn
    Oo aan taar samayn karin
    Uur kutaallo weynaa
    Hadba waxaan la taahaayoo
    Togagga uga qayshaa
    Nin dalkiisii cadow taaboo
    U tol waayey baan ahayee
    Marba waxaan laa ooyaayoo
    Oo ilmadu iiga qubataa
    Iqtiyaar nin loo diidoo
    La addoon sadaan ahayee
This poem, indeed in heightened Jiifto form, was composed by Yusuf Xaaji Adaan in 1947.  It’s the national anthem for the Republic of Somalia. It has been the most celebrated song in Somali for its patriotic awakening as well as in successfully criticizing the European colonizers that were very much in control of—like almost all nations in Africa—the Somali people’s agenda to rule their lands. In the following, I’ve attempted a rough translation of the song:


O wake up Somalis, wake up

And lean onto one another

Whoever is your weakest

Forever you support him

Quarrelling you may engage

Consoling you may entrust

That man has learned a lot

And his country he improved

Your binder surely is the law

Your language surely is one

Your territory surely is minute

You can’t divide over all of these

A small herd as your inheritance

Is brought before you to have

And equally you share and leave

Without your enemy intervening

For the sake of your looted camels

You face the death to retrieve ‘em

Yet all the missing lands of yours

None throws a “stone” to liberate ‘em

A nation’s weapons they manufacture

That are swords and nothing more

Let alone they make a telegram

What an anxiety, anxiety, big anxiety

Again and again I keep wailing

And from my heart I keep crying

For I’m a man whose country-s taken

By an enemy whom I find no ally [to defeat him]

[Again and again I keep crying

And that my tears are falling

To know I’m denied my freedom

To know that I’m an enslaved man]

Tags:

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

RabdhuureSiilJijeeleSpotifyBilaal ibn RibaaxMurtiCiid al-FitrIsmaaciil Cumar GeelleMaryamDhaqanka SoomaaliDabagaaleNebi CiiseDaylight saving timeWorld Wide WebCarab SaalaxMasagoNebi Maxamed c.sShariif AxmedNooleSiri LankaJuqraafiga SoomaaliyaBeesha cumar JibriilSamaaleMiirtaqwaShiilaaboTalyaanigaWarshada Sonkorta ee JowharMia KhalifaNebalXulbadQorax MadoowaadDagaalkii BederJagada Madaxwaynaha SomalilandMayotteDhigGarxajisDagaalkii Dunida KowaadWaroodka HowlwadaagWax soo saarka gudahaSaylacGalguduudLaydiMaxamed FadalKalandarka MiilaadigaIsbaniaDaafIsaaqTurkigaGusDirBadweynta BaasifigaDhirCabdiqaadir YamyamWabiga JubbaAf-RuushSanaagReer Aw XassanGobolada SoomaaliyaDoorashada Baarlamaanka Soomaaliya, 1964SSDFOodweyneIbraahim bin MuxamedBoris JohnsonAf SoomaaliFilimada jaceylkaTowraadBelarusGeeriKaaraanCaliDiiwaanka Caasimadaha AfrikaFinlandQolobaa Calankeed29 DiseembarSaldanadii CadalMaamulgoboleedka SoomaaliyaJamhuuriyadda Dimuqraadiga SoomaaliyaXoghayaha Guud Qaramada Midoobay🡆 More