Baraawe (Af Ingiriis : Barawe; Af Carabi : ar) waa caasimada Koofur Orsi.
Baraawe Baraawe مدينة ﺑَﺮَﺍﻭَة | |
---|---|
Caasimad | |
Xeebta Baraawe. | |
Nickname(s): Brava Ierè | |
Wadanka | Somalia |
Gobol | Shabeellaha Hoose |
Degmo | Baraawe |
Tirada dadka | |
• Dhammaan | 32,800 |
Aag saacadeed | UTC+3 (EAT) |
Magaaladan xeebeed ku taal gobolka shabeelaha hoose ee soomaaliya waa magaalo taariikh dheer leh, koofur waxaa ka xiga jilib galbeed sablaale, bari badweynta hindiya, woqooyi marka, baraawe waa caasimada labaad koonfur galbeed waa magaalo ad uqurux badan lehna dhul baadiyo aad u balaaran oolagu dhaqo xoolaha sida geela iyo ariga waxana daga qabiilo somali ah iyo dad yow an sonali eheen sida rer baraawe oo asal ahan kaso jeda wadanka burtuqiisa ka somali waxa kamid ah qabiilada daga tuni oo ja ah magalada 60% waxa kaloo kusoo xiga 35 % ah rer baraawe, Sidoo kale waxaa 15% dagan Hawiye waxaana ugu badan beesha loo yaqaano Karanle (Murusade). Baraawe waa magaalo qadiimi ah tulooyinka hoos yimaada waxa kamid ah 1 siyaame 2 siin dhaas 2 warer male 3 aqabtalaal 4 iiriile 5
magaalada waxaa dega soomaali badankeeda, waxa dhaqaalaheedu ku tiirsanyhay wax soo saarka bada iyo dekeda oo laga dhoofin jiray dhuxusha inkastoo hada la joojiyay.
This article uses material from the Wikipedia Soomaali article Baraawe, which is released under the Creative Commons Attribution-ShareAlike 3.0 license ("CC BY-SA 3.0"); additional terms may apply (view authors). Content is available under CC BY-SA 4.0 unless otherwise noted. Images, videos and audio are available under their respective licenses.
®Wikipedia is a registered trademark of the Wiki Foundation, Inc. Wiki Soomaali (DUHOCTRUNGQUOC.VN) is an independent company and has no affiliation with Wiki Foundation.