Dir

Dir, magaca saxda ah: Abukar (Af Ingiriis : Dir; Af Carabi : ar‎), sidoo kale loo yaqaano: Dirweyn, Direed, Beesha Direed, Dhar, Dur waa beelweyn ka tirsan qabiilada Soomaalida taasi oo juquraafi ahaan degta afar wadan oo ku yaala Geeska Afrika.

Beesha Dir waxaa laga helaa dhamaan deegaanada Shanta Soomaaliyeed kuwaasi oo kala ah: Djibouti(ahaan jirtey: French Somaliland(1)), Soomaaliya(ahaan jirtey: British Somaliland(2) iyo Italian Somaliland(3)), wadanka Kenya, Gobolka Waqooyi Bari(4) iyo dalka Itoobiya, deegaanka Soomaali Galbeed, iyo sidoo kale Deegaanada Oromia iyo deegaanka Canfarta(5).

Dir
دار
Thiinada guud ee dadka
11,378,930
Meelaha ay ku badan yihiin
Dir Soomaaliya

 Somalia

(Somalia)pop 3.706.543

(Somaliland) pop= 4.508.987

Dir Jabuuti 1,609,132
Dir Itoobiya 4,540,89
Dir Kenya 1,820,200
Dir Ingiriiska 606,274
Luqada

Af-Soomaali

Diinta

Sunni Islam, Suufi, Ahle Quran

Dadka ay dhalyo wadagaan

Isaaq, Gadabuursi, Hawiye, Daarood, Raxanweyn iyo qabiilo Soomaali kale

Tafiirta

Odaygii Dir ama Abuukar wuxuu dhalay afar wiil, kuwaasi oo la kala odhan jirey:

Sidoo kale waxaa la sheegaa, in Dir leedahay beel kale oo lagu magacaabo Qaldho Dir.

Qeybaha

Beelaha ugu waaweyn ee Dirta maanta waa:

  • Gurgure "Gurgure"
  • Garrire "Gerire"
  • Gurre "Goora"
  • Barsuug "Bursuk"

Sidoo kale fiiri

Tixraac

Dir 
Wiki Commons waxee heysaa war la xiriiro:

Tags:

Dir TafiirtaDir QeybahaDir Sidoo kale fiiriDir TixraacDirAf CarabiAf IngiriisBeelaha SoomaalidaCanfarDjiboutiGeeska AfrikaItoobiyaKenyaKiinyaOromoSoomaaliSoomaali GalbeedSoomaaliweynSoomaaliya

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

Guddiga Af SoomaaligaHibo NuuraMuuse BiixiCali GureyAw-badeedka QabrusWayback MachineAstaamaynXisbiga Hantiwadaagga SoomaaliyeedTaariikhda SoomaaliyaBadweynta AtlaantikKomishanka Doorashooyinka QarankaQoraaAf IngiriisWorld Wide WebBaraaweCarabiIsliiDayax gacmeedWardheerGolahi Sare Kacaanka SoomaaliyaMaxamed Faarax CaydiidGaaljecelFilimada qooq-kobcintaDiinsiBuq aqableSiwaarqoonFarasSiilDowlad madax banaanSextubeFuraatJabaanDhaga yare (geed)Cagaarshow BDhismaha websitekaDameer farowMacawiisDaarood1993Dhaqan SoomaaliLahjadaha Af SoomaaligaDibiKoonfur AfrikaDhoobleyMaxamuudsaleebaanAngelina JolieLubanGoogleSalaada CasirGaalkacyoIiraanCabdul-Qadir JilaniReeryoonisCigaal shiidaadUrurka Iskaashiga IslaamkaKiin JaamacXeer ciiseBadda SoomaaliyeedAsharaafHonjo SuzuHabar YoonisDumarka SoomaaliyeedCiise (qabiil)Boqortooyada Soojireenka SoomaaliyaStockholmMuraad koowaadLady GagaBaayLuqada Hindo YurubDad🡆 More