Jineefa (ama Jeneefa, af-Faransiiska Genève, af-Jarmalka Genf) waa magaalo ku taalla waddanka Iswisarland.
Waa magaalada labaad ee ugu weyn waddankaas, waxaana lagu qiyaasaa dadka ku nool 206.109. Koonfurta galbeed ee waddankaas ayay ku taallaa, waana magaalada ugu wayn ee qaybta af-Faransiiska lagaga hadlo. Jeneefa waxa ay saldhig u tahay hay'ado badan oo caalami ah oo ka tirsan Qaramada Midoobay, sida Ururka Caafimaadka Aduunka (OMS/WHO), Hay'adda Laanqayrta Cas (International Red Cross) iyo Hay'adda Ilaalinta Xuquuqda Bini'aadanka (Human Rights Watch).
This article uses material from the Wikipedia Soomaali article Jineefa, which is released under the Creative Commons Attribution-ShareAlike 3.0 license ("CC BY-SA 3.0"); additional terms may apply (view authors). Content is available under CC BY-SA 4.0 unless otherwise noted. Images, videos and audio are available under their respective licenses.
®Wikipedia is a registered trademark of the Wiki Foundation, Inc. Wiki Soomaali (DUHOCTRUNGQUOC.VN) is an independent company and has no affiliation with Wiki Foundation.