== Saldanadii iska Dhalka eheed Ee ajuran mudo heeystay dhulaka qaabaailada soomaalida sanad walba waxaay kaqaadan jireen xoolo iyo gabdho waxaa waagaa u adkeeysan waayay qabiika murusade waxayna u tageen qabaa,ilada hawiye ee deriska lahaa waxayna ku yiraahdeen dagaal marabno xoolaha iyo gabdhaha ayaa nala sahlan odoyaashii murusade waxay la kulmeen odoyaal reer wabiga oo markaa ugu horeeyaan goobroon halkàas Yaana lagu sameeyay urur la yiraa 7 digil oo kala ahaa ( 1)dabare (2)jiido (3)tuni (4)begedi (5)gare (6)shancal (7) 5 ta ganbar shanta ganbar (1)goobroon (2) murusade (3) xindiro (4) wacdaan (5)waytam 5ta ganbar waxay ahaayeen kuwii ugu xooga badnaa waxayna ajuuraan ugu saareen xuduuda dalka kenya
==
This article uses material from the Wikipedia Soomaali article Taariikhda Mogadishu, which is released under the Creative Commons Attribution-ShareAlike 3.0 license ("CC BY-SA 3.0"); additional terms may apply (view authors). Content is available under CC BY-SA 4.0 unless otherwise noted. Images, videos and audio are available under their respective licenses.
®Wikipedia is a registered trademark of the Wiki Foundation, Inc. Wiki Soomaali (DUHOCTRUNGQUOC.VN) is an independent company and has no affiliation with Wiki Foundation.