Baddacas

38°E / 22°N 38°E / 22; 38

Bada Cas (Af Carabi: البحر الأحمر ) Bada Cas waxey ku taalaa Inta u dhaxeysa Afrika Iyo Aasiya, badani waxey ku darsantaa Badweynta Hindiya. bada cas waxa ay u dhaxaysaa Jasiirada Carbeed iyo Afrika waxaana wadaaga wadamada kala ah Jabuuti, Sucuudiga, Masar, Urdun, Yaman, Eratareya, Suudaan Falastiin iyo Somalia oo ay qayb aad uyari kasoogaarto.

Baddacas
Khariidadda Badda Cas.
Baddacas

Magaalooyinka ku yaala Bada Cas

  • Eratareya Casab
  • Eratareya Hirgigo (ሕርጊጎ)
  • Eratareya Massawa (ምጽዋ)
  • Masar Al-Gowna (الجونة)
  • Masar Al-Qusayr (القصير)
  • Masar Dahab (دهب)
  • Masar Dekeda Sfaaja (ميناء سفاجا)
  • Masar Gurdaqada (الغردقة)
  • Masar Marsa Calam (مرسى علم)
  • Masar Nuyibic (نويبع)
  • Masar Sharma Sheikh (شرم الشيخ)
  • Masar Soma Bay (سوما باي)
  • Masar El Suweis (السويس)
  • Masar Taba (طابا)
  • Masar Xalaa'ib (حلايب)
  • Sacuudiga Jeidah (جدة)
  • Sacuudiga Raabig (رابغ)
  • Sacuudiga Yanbu (ينبع)
  • Suudaan Port Sudan (بورت سودان)
  • Suudaan Sawaakin (سواكن)
  • Urdun Caqaba (العقبة)
  • Yaman Al Xudaydah (الحديدة)
  • Somalia Berbera

(بربرة)

Baddacas

38°E / 22°N 38°E / 22; 38

Baddacas

38°E / 22°N 38°E / 22; 38

Fircoon dagaalyahan Muuse iyo Israa'iil gaadhifardo buu ku ceersaday oo ilaa Badda Cas buu ka daba tagay. Yehowah Badda Cas wuu kala goʼyay. Reer binu Israaʼiilna dhulkii badda oo engegnaa bay cag ku mareen. Biyihiina sidii derbi bay xagga midigta iyo bidixda uga xigeen. Masriyiiintii markay ka daba yimaadeen Ilaahay baa biyihii ku soo dumiyay. Fircoon iyo ciidankiisiiba way dhinteen.

Baddacas

38°E / 22°N 38°E / 22; 38

Tags:

Baddacas Magaalooyinka ku yaala Bada CasBaddacas Qoraalo KaleBaddacas Taariikhda. Nabi MuuseBaddacas XigashoBaddacasGeographic coordinate system

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

Golaha Wasiirada SomalilandCeel-SheekhDiinsoorIsku dhisAqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka SoomaaliyaImaaraatka CarabtaNooleUstareliyaMaxamed gorgaateBuurhakabaAafda tahriibkaSaldanada GelediSadaam XuseenBariga AfrikaDagaalkii (2006–2009)Boqortooyada Soojireenka SoomaaliyaDylan BesseauCaaqilka gahayle gabayBeesha hilibi daarandooleTaariikhda SomalilandAyaanle cayrMaahmaah Xarafka ADiiwaanka Caasimadaha AfrikaCeerigaaboFurashada makkaAstaanta Qaranka ee SoomaaliyaLixleeyCanuuniCayr (beel)Ogaadeen (beel)QajaarSacuudi CarabiyaWadamada AfrikaLiiska ergeda dibloomaasiyiinta ku sugan SoomaaliyaLaasqorayXaasaska Nebi MuxamedAf-MaayMarkaShukaansigaGarooweGar adagCali WarsameJowleJalalaqsiCaruurta Nebi MuxamedWoqooyi Bari, KiinyaAbella DangerTelesomProton X70 SUVCusmaan bin CafaanSuldaan Suleymaan Al QaanuuniXuquuqda dadkaOlivia RodrigoDimoqraadiUraanoSolomadowRamadaanLisaNabi HuudRaage CeeleSalaada SubaxKeenisyoDowladii UmawiyiintaSoomaaliyeedSabiibKhilaafada IslaamkaSaxaafadFiyetnamShillin SomalilandUrurka Iskaashiga Islaamka🡆 More