Maamulgoboleedka Soomaaliya

Sida sharciga ah wadanka Soomaaliya wuxuu u qeybsamaa 18 gobol Shan ka mid waxay ku taala Somaliland inta kale waxay uu kala baxa dhowr maamulgoboleed sida gobolada waqooyi-bari iyo badhtamaha ay gacanta ku hayso Puntland.

Intaasi waxaa dheer, tiro kale oo maamulgoboleedyo ah ayaa ka jira koonfurta iyo waqooyiga wadanka. Waxaa ka mid ah: Galmudug, Jubaland iyo tiro kale oo cusub.

Si kastaba ha ahaatee, dhamaan maamulgoboleedyada waxaa laga rabaa ineey qeyb ka noqdaan Dawladda federaalka Soomaaliya, taasi oo wakhti xaadirkan u xilsaartey Baarlamaanka Federaalka inuu sameeyo isla markaana soo xaqiijiyo xuduudaha saxda ah ee maamulgoboleedyada ka jira wadanka Soomaaliya.

Maamul Goboleedyada

Calanka Astaanta Dawlad
Goboleed
Fure boosto ISO Xarunta
Maamulka
Magaalo
Weyn
Xubin
Federaal
Tirada
Dadka
Bedka: guud (km2) Aqalka Hoose: Aqalka Sare:
Maamulgoboleedka Soomaaliya  Maamulgoboleedka Soomaaliya  Puntland SO-PL Garoowe Boosaaso November 30, 2016 1,086,500 132,735 38 11
Maamulgoboleedka Soomaaliya  Maamulgoboleedka Soomaaliya  SSC-Khatumo state SO-SK Badhan Las Anod n/a 900,500 55,178 43 9
Maamulgoboleedka Soomaaliya  Maamulgoboleedka Soomaaliya  Galmudug SO-GM Dhuusamareeb Cadaado November 30, 2016 1,008,500 82,592 40 8
Maamulgoboleedka Soomaaliya  Maamulgoboleedka Soomaaliya  Hirshabeelle SO-HS Jowhar Beledweyne November 30, 2016 1,401,000 54,173 41 8
Maamulgoboleedka Soomaaliya  Maamulgoboleedka Soomaaliya  Banaadir SO-BN Muqdisho Xamar Ka mid maaha dawladaha federaalka 1,905,000 370 0 0
Maamulgoboleedka Soomaaliya  Maamulgoboleedka Soomaaliya  Koonfur Galbeed Soomaaliya SO-KG Baydhabo Marka November 30, 2016 2,870,000 87,403 52 8
Maamulgoboleedka Soomaaliya  Maamulgoboleedka Soomaaliya  Jubaland SO-JL Kismaayo Beledxaawo November 30, 2016 1,606,777 113,101 47 8
Wadarta 700713070777000000013,070,777 7005637799000000000637,799 7002275000000000000275 700154000000000000054

Xigasho

Tixraac iyo Linkiyo


Maamul Goboleedyada Soomaaliya Maamulgoboleedka Soomaaliya 
Maamulgoboleedka Soomaaliya  Puntland ·  · Maamulgoboleedka Soomaaliya  Galmudug · Maamulgoboleedka Soomaaliya  Hirshabeelle · Maamulgoboleedka Soomaaliya  Koonfur Galbeed Soomaaliya · Maamulgoboleedka Soomaaliya  Jubaland
Maqaam gaar ah Maamulgoboleedka Soomaaliya  Banaadir waa caasimadda Soomaaliya 

Tags:

GalmudugGobolada SoomaaliyaJubalandPuntlandSomalilandSoomaaliya

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

Ugbaad AragsanCilmiga bulshadaDhiigGeed HindiSuudaanRuushkaTaariikhda SomalilandBuula xaajiImaam Axmed GurayIsmaaciil MireLiinXasanDayniileMisirFarxiya FiskaGacanka CadmeedMarwaan ximaarNabiyada iyo Rususha Qur'aanka lagu sheegaySuuradKoobka AdduunkaCanshuurtaCiidanka Qalabka Sida ee SomalilandCalanka SomalilandDaguuroCawramaleInternetShabeellaha DhexeRee XasanAfbarwaaqoDerriDayaxa meereIndunisiyaCabdullaahi YuusufCabdiwaxid GoonjeexAntoine GodetJamaameBaddacasRaage UgaasGabileyCiidanka Qaranka SomalilandCarabiCarab SaalaxAqoonMaxamed SamatarDumarka SoomaaliyeedDhaqaaleQur'aanFurashada makkaMalmalBuurhakabaAbu HurayraShilin SoomaaliCabdiraxmaan SayliciMowjadKoonfur AfrikaCabdi TahliilCaruurta Nebi MuxamedBeesha shanaadAK-47NabadOgaadeen (beel)Sacuudi CarabiyaAbokor muuseDagaalkii UxudBariga DhexeFidel CastaroAyslaanMitirWabiga ShabeelleIiraanDagaalkii ciraaq iyo iiraanKubadda CagtaLiiska Gegooyinka Diyaaradaha SoomaaliyaJiilaalSicir bararDawladii CabaasiyiintaOtismoMudug🡆 More