Jilib

Magaalda Jilib waa magaalada ku taal Gobolka Jubbada Dhexe, isla markaana ah magaalo madaxdii hore ee Gobolka Jubbada Dhexe waxaana hoos yimaada tuulooyin badan.

Magaaladani waxay caan ku tahay tabcashada beeraha Iyo Xoolaha Nool.

Jilib

Jubbada Dhexe
Jilib is located in Earth
Jilib
Meesha kaga taalo Soomaaliya.
CountryJilib Somalia
IsmaamulkaJilib Jubaland
Magaalo-madaxBu'aale
Aag saacadeedUTC+3 (EAT)

waxaa iska leh beesha shiikhaal looboge


Jilib waa magaalo dad aad u fara badani ay ku noolyihiin waxaana nawaxigeeda ku yaala warshaddii Mareeyey ee sonkorta iyo mashrucii faanole ee biyo xireenka.

Magaaldaa wa shantaraal waxa isku marta 4 wada oo kabaxdo ama so gasho waxana ku yaala hoteelo farabadan iyo shirkadaha is garsiinta telephone nada sida Hormuud iyo Nation. Hotelada ugu caansan waxa kamida ah hotel Ganane, hotel Hombooy iyo hotel Guuleed. waxa kalo jirta diinimadii dabka oo ku taala tuulada malende ee jilib hoos timaada.Magalada Jilib waxa ugu badan oo dega beesha SHIIKHAAL. Loobage. Sidoo kale waxa dega qabaa'il kale oo soomaaliyeed

.


Tags:

Jubbada Dhexe

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

GelediAbuu Dar AlghafaariCabdulaahi bin mascuudToljecleMaxkamadda Sare ee SomalilandBilahaFungiNabi Yacquub C.S.Diyaarada SoomaaliyaHeeso SoomaaliAbooreeyCumar DhuuleBeesha reer maxamed Maxad caseMale AwaalQamadiAbu HurayraDawlada ayuubiyiintaGalguduudJagada Madaxwaynaha SomalilandDagaalkii uxudKoonfur AfrikaJarsoAbwaanKiin Jaamac1977Dagaalkii DhufeysyadaBaydhaboCiise (qabiil)WebiyadaJuqraafiga SoomaaliyaTaariikhda MogadishuMadaxweyneyaashii PuntlandHowraarsame AmaanreerDowladda federaalka kumeelgaarkaHaber AwalKanadaDawladii CabaasiyiintaLuuqad (Af)GaalkacyoBuula xaajiYuhuudaXayla SiilaasiArjantiinaQarniSuug (qori)XamaaratoGooryaankaXiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda CagtaTansaaniyaHawiyeBadweynta BaasifigaAf-LaatiinMusuqmaasaqBoqortooyadii DarawiishDhuusamareebBeesha Habar CafaanJowharMakaahiilSeerbiyaAwstriyaShilin SoomaaliHanti maguurtoMareexaanLacagMaxamed gorgaateKhilaafada RaashidiintaMaxmuud SangubCabdullaahi CiiseGurgura (beel)NayroobiXasharaadWabiga NiilCanuuniDhaqanka Soomaali🡆 More