Shabeel

Shabeel (Af Carabi : ar‎ Af-Laatiin: panthera pardus Af Ingiriis : leopard) waa xayawaan ka mid ah Bahda Bisadda kaas oo cuna hilibka, isla markaana ku nool duurka.

Shabeel
Shabeel
Waa shabeel wax gaadaya
Xaalad xanaaneed
Xaalad qalad ah (MCID 3.1)
Kala soocida cilmiga ah
Boqortooyo: Xayawaan
Faylam: Chordata
Gacalka: Mammalia
Dirka: Carnivora
Bahka: Felidae
Duulka: Panthera
Noocyada: P. pardus
Magaca laba-geesoodka ah
Panthera pardus
(Linnaeus, 1758)

Shabeelku waa mukulaal weyn oo ku nool Afrika iyo Aasiya. Shabeelka wuxuu ku noolaan karaan jawi kasto, meelaha roobka badan, buuraha dhaadheer iyo keymaha waaweeyn. Shabeelka qaaradda Aasiya wuxuu leeyahay xariijimo huruud iyo madoow ah, laakiin noocyada ku nool qaaradda Afrika wuu ka midab duwan yahay. Sidoo kale, waxaa jira Shabeel midabkiisu caddaan yahay oo loo yaqaanno Shabeelka Cad. Bahda Bisadda waxaa la isku yidhaahdaa xayawaanno badan oo duurjoog ah kuwaas oo dhammaantood leh qaabdhismeed jidhka bisadda. Waxaana ka mid ah: bisadda, guduudanaha, libaaxa (aarka iyo goosha), harimacadka iyo kuwo kale oo leh qaabdhismeedka bisadda.


Tags:

AasiyaAf CarabiAf IngiriisAf-LaatiinAfrikaBisadBuurDuurjoogGoolHarimacadHilibJidhKeynLibaaxQaaradRoobXayawaan

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

Cabdirashiid SharmaarkeMakkaIndho yarDagaalkii BederXoghayaha Guud Qaramada MidoobayIsmaaciil Cumar GeelleDayax gacmeedDhagaxRaqaySheekh IsxaaqYarradJijeeleGarxajisMarinka GardafuulRajabMaxamed CawaaleHTMLKaymaha roobkaMuuse BiixiMeles ZenawiBogga HoreMitirKomorosMadaxweyneyaashii PuntlandDoorashada guud ee Somaliland (2017)Axmed WacdiyowNabi Yacquub C.S.Cabdiqaadir YamyamMucawiyaWhakeManchester City FCHindiyaCilmi BaarisTixBuluugLiiska magalooyinka ugu dadka badan qaarada africaGelediRuhollah KhomeiniGaldogobXayawaanDhaqanMaskaxDegmooyinka Gobolka BanaadirMasarLeefida dabadaRio de JaneiroLambarDagaalkii Dunida KowaadIsbaniaHabar GidirLahjadaha Af SoomaaligaSuudaanXaasaska Nebi MuxamedDudubleBarbarooleSuugaanta SoomaalidaDabareCalanka SomalilandDhuusamareebTiirarka IslaamkaDagaalkii xoraynta ogadenSedjibekeCeerigaaboCushitic peoplesOperating systemCufisjiidadCali barreDowladda federaalka kumeelgaarkaAyaanle cayrHaber Awal🡆 More