cali barre waa qabiil kamida qabiilada habar jeclo ugu waaweyn gaar ahaan muuse abokor waxaanay walaalo yihiin yoonis Barre oo ah biciide iyo maxamed barre .waxana adeer u ah Reeryoonis oo ka mid ah HE Maxamed Xaashi Abdi, oo ahaa wasiir iyo ambasador, General Cismaan Cawed Xaashi, maxamuud xaashi cabdi ( ex wasiirka madaxtooyadda ee dawladdi silaanyo) Xildhibaaan Axmed Ducaale Bulaale, xildhibaan aamina cumar jaamac ( xubinta ugu firfircoon baarlamaanka somali
Jiif caaqil cali xirsi saleebaan dirir (gudoomiyaha jaamacdda burco) Cismaan Xirsi jaamac (Dhegjar)gudoomiyaha gudiga habar jeclo xaaji maxamed xuseen aadan (xaaji yare) gudoomiyihii jamaacada ikhwaanul muslimiinka ee gobolka togdheer 1982-[[1991] Degaan ahaan cali bare wuxuu degaa gobalada sool. sanaag. saraar, DEGMADA OOG EE Gobolka SARAARtogdheer, iyo qaybo ka mid ah degmada buuhoodle.
Xaaji suudi
Reeraha la dhashay
This article uses material from the Wikipedia Soomaali article Cali barre, which is released under the Creative Commons Attribution-ShareAlike 3.0 license ("CC BY-SA 3.0"); additional terms may apply (view authors). Content is available under CC BY-SA 4.0 unless otherwise noted. Images, videos and audio are available under their respective licenses.
®Wikipedia is a registered trademark of the Wiki Foundation, Inc. Wiki Soomaali (DUHOCTRUNGQUOC.VN) is an independent company and has no affiliation with Wiki Foundation.